Wararka

Daawo Muqaal:Urur Ay Ku Midaysan Yihiin Shirkadaha Laydh Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Lagaga Dhawaaqay Magaalada Hargeysa.

0 Wednesday November 18, 2015 - 21:00:45
Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), iyo Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Xirsi Cali X. Xasan , ayaa la sheegay inay iskugu yimaadeen kulan qarsoodiya oo saacaddo badan qaatay, waxaanna kulankaas aad loogu lafo-guray waxyaabihii ay ku kala fogaaddeen, isla markaanna sababta…

Read More »

Faransiiska Oo Ku Dhawaaqay In La Soo Gaba-gabeeyay Hawlgalkii Saint Denis Ee Magaalada Paris+Sawirro.

0 Wednesday November 18, 2015 - 20:56:29
Booliska Faransiiska ayaa wuxuu goor dhow uu shaaciyay in la soo gaba gabeeyay hawlgalkii saaka ka socday xaafadda Saint Denis Ee Waqooyiga Magaalada Paris.

Read More »

Daawo:Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ka Hadlay Hawlgal ay Fuliyeen

0 Visits: 707 | Wednesday November 18, 2015 - 17:12:29
Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Ayaa Faahfaahin ka bixyey Hawlgal ay Fuliyeen

Read More »

Daawo Taariiikh Nolaleedkii Marxuun wariye Cawke Oo Uu Ka Diyaariyey Khaalid foodhaadhi

0 Visits: 969 | Wednesday November 18, 2015 - 17:07:08
Burco(AFKA)Taariiikh Nolodkii Marxuun wariye Cawke Oo Uu Ka Diyaariyey Khaalid foodhaadhi

Read More »

"Waxa Loo Sagacaabay Mahaa In Meelahaasi Iska Joogaan Ee Waa In Maamulka Gobolka Iyo Degmada La Shaqeeyaan"Wasiir Cali Siciid Raygal

0 Visits: 609 | Wednesday November 18, 2015 - 16:22:50
Ceerigaabo(AFKA)Wasiirka Wasaarada dib udajinta Cali Siciid Raygal Oo Dardaaran U Jeediyay Masuuliyiinta laamaha Dawlada Ee Gobolka sanaag Isla Markaasna Fariin ADAG u Diray

Read More »

Daawo:Wasiir Waran Cade Oo Tacsi U Diray Ehelkii Marxuum Wariye Axmed Xasan Cawke

0 Visits: 881 | Wednesday November 18, 2015 - 16:15:56
Ceerigaabo(AFKA)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Tacsi U diraya Eheladi iyo qarabdii uu ka abxya marxuun WARIYE axmed Xasan Cawke Oo Shalay Ku Geeryooda Magaalada Jigjiga Ee Xarunta Dawlada Deegaanka Somalialdn Itoobiya

Read More »

Daawo:"Ilaahow Ha Idilin Intaan Arkayo Dad Yidhaahda Anagaa Ku Filan.........." Wasiir Cadami

0 Visits: 589 | Wednesday November 18, 2015 - 16:12:38
Wasiirka Gaashaadhiga Somalialdn Ayaa Aad Ugu Mahad Naqay Bulshada Gobolka Sanaag

Read More »

Masuuliyiinta Shirkada Aflax Enoc oo Soo dhaweeyey injineero Aqoon Karodhsi U Dirtay Dalka UAE

0 Visits: 712 | Wednesday November 18, 2015 - 15:54:23
Hargeysa(AFKA)Masuuliyiinta Shirkada Aflax Enoc ee keenta Saliida ayaa madaarka Cigaal ee Magaalada Hargaysa kusoo dhaweeyey Injineero shirkadaha laydhka oo hore ugu dirtay aqoon korodhsi dalka Imaaraadka

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Weftigii Hogaaminayaya Oo Kulan La Yeeshaya Maamulka Gobolka Sanaag

0 Visits: 560 | Wednesday November 18, 2015 - 15:46:56
Ceerigaabo(AFKA)Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Iyo Weftigii Hogaaminayaya Oo Safar Shaqo Ku Marayaa Gobol;ada Bariga Somlialdn Ayaa maanta Kulan La Yeeshaya Maamulka Gobolka Sanaag Ka Degmada Ceerigaabo

Read More »

War Deg Deg Ah:Booliska Paris Oo Weeraray Koox Hubaysan iyo Iska Caabin Ka Socota Guriga Lagu Hareeraysan yahay.

0 Visits: 632 | Wednesday November 18, 2015 - 11:30:45
Paris(AFKA)Ciidamada Booliiska France ayaa weerar ku qaaday guri ay ku sugnaayeen xubno la sheegay inay ka qeyb qaateen weeraradii Jimcihii ka dhacay magaalada Paris.

Read More »

Dhegayso"Dorrad uunba la qabtay inay dhaxani gashay bu u qaatay, wuxu yidhi halkan ba i mudan dhakhtar ban u geyey, dawo aya laso siyey, 2dii habenimo ayu albabka igu so garaacay wuxu yidhi caloow wan dhimanayaa walal, kadib..."

0 Visits: 846 | Wednesday November 18, 2015 - 11:22:33
Cali cabdi ciise oo ahaa ninkii uu guriga la deggenaa cawke muddadii uu jigjiga ku maqnaa ayaa ka warramaya markii uu dhimanayey cawke iyo erayadii ay is yidhaahdeen iyo sidii loo qabtay "14kii Maalmood ee u danbeyey anigu ila jogay, Dorrad uunba la qabtay inay dhaxani gashay bu u qaatay, wuxu yidhi…

Read More »

Sheekh Aadan Siiro oo Warbaahinta , Qoyskiisi iyo Guud ahaanba Ummada afsoomaaliga ku hadasha ka tacsiyadeeyey Geerid Marxum weriye Cawke

0 Visits: 694 | Wednesday November 18, 2015 - 10:37:08
Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Tacsi u diray ehelka, qaraabada iyo Asxaabta uu ka baxay Allaah ha u Naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke oo

Read More »

Daawo: Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Deyr oo si murugo leh ugu tacsiyadeeyey warbaahinta soomalida iyo guud ahaanba qoyski iyo asxaabti marxum weriye cawke

0 Visits: 870 | Wednesday November 18, 2015 - 10:24:13
Xuseen Deyr oo ka mid ahaa shakhsiyaadkii ka qaybgalay Aaaskii Marxuum weriye cawke ayaa qof calool wanaagsan oo tiir adag ahaa oo caan ku noqday wanaagsa iyo war tabinta wanaagsan ku tilmaamay

Read More »

Daawo: Abwaan Xasan DHuxul Laabsaalax muxu ka yidhi Geerida Marxuum weriye Cawke iyo Aqoontii uu u lahaa?

0 Visits: 919 | Wednesday November 18, 2015 - 10:18:16
"Waxan odhan karaa Afsoomaligii Baa Geeriyooday, Nin weyn oo culus baa Geeriyooday, Muxtarim ba Geeriyooday,aqoon baa dhimatay, caan nimo ayaa dhimatay, Waayo aragnimaa dhimatay, Aad baan uga tiiraanyaysanahay Geerida Axmed Xasan Cawke" Abwaan Laabsaalax

Read More »

Dhegayso: Barnaamij Qiimo Badan oo Idacadda VOA ka diyaarisay Taariikhda Marxuum Weriye Cawke

0 Visits: 1063 | Wednesday November 18, 2015 - 09:21:52
Alle ha u naxariiste Marxuum weriye axmed xasan cawke oo shalay lagu aasay wajaale ayay guud ahaanba warbaahinta afsoomaliga ku hadashaa ka diyaariyeen warbixino iyo barnaamijyo taariikhdiisa ku saaban wakan Barnamijki Ay VOA ka Diyaarisay Taarikhdiisa Dhegaysi Wanaagsan

Read More »

Daawo: Barnaamijkii Qiimaha Badnaa ee uu Weriye Cawke ka sameeyey Magaalada Jigjiga oo ka mid ah Barnaamijyadii Xusuusta lahaa ee ay ku xasuustan Madaxda iyo shacabka Jigjiga

0 Visits: 877 | Wednesday November 18, 2015 - 08:49:59
Marxuum Weriye Cawke oo ku geeriyooday Magaalad Jigjiga ayaa Barnaamijyo Qiimo Badan ka sameeyey Jigjiga

Read More »

Daawo: Wasiirki hore Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan Muxu ka yidhi Geerida iyo Taariikhdii Marxuum Weriye Cawke

0 Visits: 621 | Wednesday November 18, 2015 - 08:44:40
Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka hadlay geerida Saxafigii ruug cadaaga aha ee Axmed Xasan Cawke oo lagu aasay Magaalada Wajaale.

Read More »

Qarax Ka Dhacay Dalka Nigeriya Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac

0 Visits: 723 | Wednesday November 18, 2015 - 08:38:37
Xubno ka tirsan maamulka Nigeriya waxa ay sheegayaan in qarax weyn oo ka dhacay magaalada Yola laga cabsi qabo inay ku dhinteen inkabadan 30 qof, tobannaan kalana ay ku dhaawacmeen.

Read More »

Daawo: Axmed SIciid Cige oo ka sheekaynaya Taariikhdii iyo Aqoontii uu u lahaa Marxuum Weriye Axmed Xasan Cawke

0 Visits: 629 | Wednesday November 18, 2015 - 08:36:32
Axmed Siciid Cige wuxu sheegay inu ahaa weriyaasha afsoomaliga ku hadla kii ugu caansanaa,

Read More »

Ciyaaryahan caan ku ah Rugby Oo Dhintay

0 Visits: 830 | Wednesday November 18, 2015 - 08:36:23
London(AFKA)Mid ka mid ah ragga ugu caansan ee ciyaaraha Rugby-ga ee u dhashay dalka Newzealand, John Lomu ayaa dhnitay.

Read More »