Wararka

Daawo:Jaamacada Golis Faraceeda Burco Oo Munaasibad Soo Dhaween Ah U Sameesay Ardayda Ku Soo Biirtay Sanadkan Jaamacadaasi

0 Visits: 725 | Saturday October 17, 2015 - 18:14:44
Burco(AFKA)Maamulka Jaamacadda Gollis Faraceeda Burco ayaa Munasibad SOo Dhoweyn ah u sameeyey Ardaydii ugu tirade Badnayd ee Sannadkan iska Diwangelisa Jaamacaddaasi, munasibaddan oo lagu Qabtay Hotel City palaza ee magaalada Burco ayay ka hadleen Qaar kamida Ardaydii hore uga baxday Jaamacaddaasi…

Read More »

Daawo:Munaasiad Balaadhan Oo Lagu Soo Bandhgay Buuga Geel Jire Iyo Aqoonjire Magaalda Burco

0 Visits: 742 | Saturday October 17, 2015 - 18:04:06
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco, XIldhibaano, Hal abuurro, Qoraayo, Ganacsato, Aqoonyahano, Cuqaal, Waxgarad iyo Dhalinyaro Tiro badan ayaa ka Qaybgalay Madal Ballaadhan oo lagu Soo Bandhigayey Buug la yidhaa GEELJIRE IYO AQOONJIRE oo laga Qoray Taariikhda Marxuum Maxamud Axmed Cali oo ahaa Aabihi…

Read More »

DAAWO: Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Cadeeyey In Shirka Kulmiye Wakhtigiisii Ku Qabsaamayo.

0 Visits: 486 | Saturday October 17, 2015 - 18:00:06
DAAWO Gudoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye ayaa Cadeeyey In Shirka Kulmiye Wakhtigiisii Ku Qabsaamayo.

Read More »

DAAWO:Xuska Shuhaadada SNM Oo Si wayn looga Xusay magaalaada Hargaysa iyo Muj Muuse Biixi Cabdi Oo Qudbad Uu Kaga Hadlaayo Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka ka jeediyay

0 Visits: 557 | Saturday October 17, 2015 - 17:53:04
DAAWO:Xuska Shuhaadada SNM oo si wayn looga xusay magaalaada Hargaysa iyo Muj Muuse Biixi Cabdi Oo Qudbad Uu Kaga Hadlaayo Xaalada Siyaasadeed Ee Dalka ka jeediyay

Read More »

DAAWO :Jaamacada Golis Qaybteeda Magaalada Burco Oo Maanta Munaasibad Soo Dhaweyna Usamaysay Ardayda Cusub Ee Sanadkan Jaamacada Bilabaya.

0 Visits: 534 | Saturday October 17, 2015 - 17:52:51
DAAWO Jaamacada Golis Qaybteeda Magaalada Burco Oo Maanta Munaasibad Soo Dhaweyna Usamaysay Ardayda Cusub Ee Sanadkan Jaamacada Bilabaya.

Read More »

Daawo:Xuska Mujaahidiinta SNM Oo Si Balaadhan looga Xusay Magaalda Berber

0 Visits: 573 | Saturday October 17, 2015 - 16:15:10
Xuska Mujaahidiinta SNM Oo Si Balaadhan looga Xusay Magaalda Berber

Read More »

Daawo:Dugsiga Cirmar Ee Codanle Oo Qaybo Cusub Xadhiga laga Jaray+Qurbo Joogta Deegaanka Codanle Fuliyey

0 Visits: 921 | Saturday October 17, 2015 - 15:53:10
Burco(AFK)Qurbojooga Deegaanka Coodanle AYaa Fulisay Sadex Fasal Oo ka Mid Noqon doona Dugsiga Cirmar Coodanle Oo Ay Ka Dhiseen Deegaan kaasi Odayaash Deeganka cuqaal, Ayaa ugu mahad celiyey Qurbo Joogta Waxqabka ay ka fulinayaan deegaankaasi

Read More »

Qaabkii loo Badbaadiyay Gabadh la Afduubay

0 Visits: 723 | Saturday October 17, 2015 - 11:34:49
Ciidamada ammaanka dalka Kenya oo kaashanaya ciidamada maamulka Jubbaland ayaa ku guuleystay in is xoog ah u soo furtan gabar iyo wiil reer Kenya ah oo dabley ay ka afduubteen degamada Dhadhaab.

Read More »

Hungary oo Xidhay Xudduuda ay la Waadagto Wadaanka Croatia .

0 Visits: 780 | Saturday October 17, 2015 - 11:03:12
Muddo bil ah kaddib markii ay xanibtay qulqulka muhaajiriinta iyo qaxootiga kaga soo gudbaya xuduudda waddanka Serbia, ayaa Hungary waxaa ay sidaasi oo kale ku sameysay xuduudda ay la wadaagto waddanka Croatia.

Read More »

Masar oo Baarlamaan Cusub Dooranaysa

0 Visits: 677 | Saturday October 17, 2015 - 10:57:44
Doorashada baarlamaanka dalka Masar ee in mudda ah la sugayay ayaa waxa ay ka socotaa howlgallada diblumaasi ee uu dalkaasi ku leeyahay dunida halkaasi oo ay codkooda ku dhiibanayaan dadka u dhashay dalkaasi ee ku nool dibadda.

Read More »

Akhri Xeerka Kale Xadaynaya Hogaanka Sare ee Xisbiga Muxafadka ee Kulmiye

0 Friday October 16, 2015 - 22:58:49
Xeerarka Xisbiga KULMIYE ayaa haatan dhaliyay Khilaaf Xoog leh waxaanna hadda Laysku haystaa xeerka Xisbiga KULMIYE QODOBKA 19AAD AWOODAHA GUDOOMIYAHA XISBIGA

Read More »

Tababarihii Xulka Kubadda Cagta Ee Gobolka Saaxil Oo Is Casilay Iyo Asbaabaha Ku Dhaliyay Inuu Xilli Adag ka Tago Xulkaas

0 Friday October 16, 2015 - 22:56:44
Tababarihii xulka kubadda cagta ee gobolka Saaxil, Mr. Maxamed Axmed Ismaaciil (Shakuur), ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi-ahaanba iska casilay xilkii tababarenimo ee gobolka Saaxil, ka dib markii sida uu sheegay uu dhibaatooyin badan kala kulmay Badhasaabka Gobolka iyo isku-duwaha ciyaaraha Saaxil.

Read More »

Hargaysa:Xildhibaan Kijaandhe Oo Beeniayey War Laga Been Abuuray,Kanna Hadlay Xidhiidhka Murashaxiinta Kale

0 Friday October 16, 2015 - 22:51:50
-Murashaxa u tartamaaya jagadda Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), waxa beeniyey oo wax-ba kama jiraan ku tilmaamay War been abuur ah oo ay qoreen qaar kamida warbaahintu, kaasoo ay ku sheegtay innuu u tannaasullaayo Murashaxa Maxamed Biixi Yoonis.

Read More »

Qabrigii Nabi Yuusuf (C.S) Oo La Gubay & Madaxda Dunida Oo Cambaaraysay+Daawo Sawirro.

0 Friday October 16, 2015 - 22:29:39
Aroornimadii hore ee saakay, ayaa waxaa dab la qabadsiiyay qabriga Nabi Yuusuf (CS), iyadoo dabkaasi uu waxyeelo xoogan gaadhsiiyay dhismaha qabriga.

Read More »

Daawo Fanaanin Iyo Abwaano Caanka Ka Ah Gayiga Somaliada Oo Gaadhay Magalada Londan Kana Qayb Galaya Bandhiga Todaabadka Somalida

0 Friday October 16, 2015 - 22:22:27
Fanaanin Iyo Abwaano Reer Somaliland oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhoweeyay London Iyago Ka Qaybgaleya Bandhiga Octoobar

Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhigiisa Somaliland +Sawiro

0 Friday October 16, 2015 - 22:18:14
Maxkamada Sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilayGudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah eeJamhuuriyada Somaliland Prof. Adam Xaaji-Cali Axmed oo Safar shaqo ku jooga Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga waxa uu…

Read More »

Tanzania oo dhisanaysa dekadda ugu wayn B.Afrika

0 Visits: 703 | Friday October 16, 2015 - 19:43:01
Dhisida dekadda ugu wayn Bariga Afrika ayaa laga bilaabay Tanzania. Dekadda Bagamoyo ayaa waxay qaadi kartaa labaatan milyan oo konteenar sanad walba, taasoo ah laba jibaar inta ay qaado dekadda magaalada Dar es Salaam.

Read More »

Heshiiska Turkiga iyo Midowga Yurub Dhex Maray.

0 Visits: 756 | Friday October 16, 2015 - 19:40:33
Turkiga iyo Midowga Yurub ayaa ku heshiiyay qorshe wax looga qabanayo qaxootiga imanaya Yurub.

Read More »

Turkiga oo soo RIDAY DIYAARAD

0 Visits: 610 | Friday October 16, 2015 - 19:21:22
Turkiga ayaa sheegay inay ku soo rideen diyaarad aanan la aqoon cida leh, oo la aaminsan yahay inay tahay kuwa aan la wadin meel u dhow xuduudda Suuriya

Read More »

AFDUB AY AL SHABAB U GEYSATAY MACALIMAD

0 Visits: 1402 | Friday October 16, 2015 - 18:49:39
Wasaarada difaaca ee dalka Kenya ayaa sheegtay in ay soo badbaadisay macallimad horaantii toddobaadkan ay afduubeen kooxda Al-shabaab.

Read More »