Wararka

"Hargeysa Waanu Ku Soo Dhawaynaynaa Xulka Awdal" Afhayeenka Ciyaartoyda Gobolka Hawd

0 Visits: 1038 | Thursday October 15, 2015 - 16:19:55
Afhayeenka Gobolka Hawd garyaqaan Ayaanle Maxamed Cige, ayaa Sheegay Inay Soo Dhawaynayaan Ciyaartoyda Iyo Taagerayaasha Gobolka Awdal, isagoo hambalyona U Diray Gobolkiisa Iyo Taagerayaashaba.

Read More »

Daawo:Ganacsade Bashiir Super Market Oo Qaado Sharaf U Sameeyey Shaqaalaha Ku Hawlan Dhismaha Wada Xaafada Hodan Qaylo Ee Burco

0 Visits: 1095 | Thursday October 15, 2015 - 15:59:05
Burco(AFKA)Duqa Degmada Burco iyo Xubno ka mida Xildhibanada Golaha Degaanka Burco ayaa ka qaybgalay Casuumad Qado ah oo mid ka mida Ganacsatada Xaafadda Hodan Qaylo ee magaalada Burco uu ku dhirigelinayey shaqaalaha waddadaasi ka shaqaynaya, waxana Maayarka iyo xildhibaanadiisu aad ugu mahadceliyeen…

Read More »

Daawo:Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurayey Dugsi Barashada Cilmiga Beeraha Oo Laga Furay Degmada Beer Ee Gobolka Togdheer

0 Visits: 670 | Thursday October 15, 2015 - 15:52:11
Masuliyiinta Gobolka Togdheer iyo Degmada Burco ayaa ka qaybgalay munasibad lagu furayey iskuul noociisu ku cusub yahay Dalka Somaliland oo lagu Baran Doono Cilmiga Beeraha isla markaasna Fikirkiisa iyo maalgelintiisaba uu lahaa Dr. Axmed Xaji Xasan Cawed

Read More »

Xujeydii Soomaaliyeed ee Sannadkan oo 31% la sheegay inay diideen inay ku laabtaan Dalkooda

0 Visits: 515 | Thursday October 15, 2015 - 14:49:08
Qiyaastii 2,292 oo ka mid ah Soomaalidii sanadkan xajiyay ayaa boqortooyada Saudi Arabia weydiistay in loo kordhiyo muddada fiisooyinka, si ay u sii joogaan Sucuudiga, iyagoo sabab ka dhiganay amni-darro iyo xaaladda dhaqaale ee dalkooda oo aan wanaagsanayn aysan dib ugu laaban karin dalkooda, sida…

Read More »

Kooxda Boko Haram Oo Al-shabaab ugu baaqday inay la midowdo Kooxda Islaamga ah Ee Daacish

0 Visits: 687 | Thursday October 15, 2015 - 14:39:07
Ururka Boko Haram ayaa ugu baaqday Al-Shabaab inay ku biirto kooxda Daacish oo ka dagaalanta dalalka Ciraaq iyo Syria ayna ka baxaan ka mid ahaanshaha urur-weynaha Al-Qaacida.

Read More »

KENYA: In ka badan 100 Xildhibaan oo diiyaariyay Mooshin ka keenay Madaxweyne Uhuru Keynatta

0 Visits: 584 | Thursday October 15, 2015 - 14:38:05
Ugu yaraan 105 xildhibaan oo baarlamaanka Kenya ka tirsan ayaa mooshin xil ka qaadis ah ka diyaariyay, madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta, iyagoo ku eedeeyay inuu ku xad-gudbay dastuurka, sida maanta uu soo daabacay wargeyska The Star ee kasoo baxay Kenya.

Read More »

Sarkaal ka tirsanaa AMISOM oo 18-sano oo xabsi ah lagu riday kaddib markii lagu helay Wax Isdab marin

0 Visits: 580 | Thursday October 15, 2015 - 14:35:07
Maxkamad ku taalla Uganda ayaa 18-sano oo xabsi ah ku riday sarkaal ka tirsanaa ciidamada AMISOM, kaasoo lagu eedeeyay inuu shidaal ay ku howlgeli lahaayeen ciidamada AMISOM uu xaday, dabadeedna iibsaday.

Read More »

magaalada Mombasa oo looga Dabaal-dagay Dhalashada Sannadka Cusub ee Islaamka 1437H +Sawiro

0 Visits: 551 | Thursday October 15, 2015 - 14:26:27
Xaflad loogu talo-galay xuska sannadka cusub ee Hijriyada oo hada bilowday, ayaa shalay Muslimiinta wadanka Kenya waxey ku qabteen magaalada Mombasa ee xarunta gobalka xeebta Kenya.

Read More »

Xisbiga WADANI oo Warsaxaafadeed ka soo Saaray Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye DHowaan uga Furmi Doona Hargeysa iyo Aragtidooda Loolanka ka dhex jira xisbiga

0 Visits: 715 | Thursday October 15, 2015 - 12:12:07
Warsaxaafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga waddani isla markaasna uu ku saxeexnaa xoghayaha guud ee xisbigaasi Maxamed Cabdilahi Uurcadde ayaa u dhignaa Sidan:

Read More »

Daawo: Xildhibaan Cali Mareexaan ayaa Taageero Mug leh u muujiyey Guddomiye Muse Bixi kana hadlay Aragtidiisa Murashaxiinta kale ee Kulmiye

0 Visits: 501 | Thursday October 15, 2015 - 10:03:21
"Anigoo Guddoomiyaha Muuse Biixi Tageersan Haddii Laga Guulaysto Waxaan Ka Mid Ahaan Doona KULMIYE". Xildhibaan Cali Mareexaan

Read More »

Daawo: Kabtan Yusuf Cali Nuur oo ka hadlay Munasibaddi Qalinjebinta Dufcaddi ugu horeysay ee ka qalinjebisay Jamacadda Badda, Fariina u Diray Xukumadda

0 Visits: 535 | Thursday October 15, 2015 - 09:45:55
in ka badan 50 Arday ayaa shalay ka qalinjebiyey Jaamacadda Badda ee Berbera waxana ka qaybgalay Qalinjebintaas Wasiirro iyo madax tiro badan.

Read More »

Muj Cali Gurey oo si farshaxan leh Daaha uga Rogay waxay Xisbiyada Mucaaradku ka aaminsan yihiin Murashaxnimada Maxamed Biixi

0 Visits: 625 | Thursday October 15, 2015 - 09:40:10
Muj: Cali Guray oo qoraal koobaan oo uu arrintaas kaga hadlaayo ku baahiyay bartuu ku leeyahay Facebook-ga ayaa Yidhi sidan.

Read More »

Daawo: Afhayeenka Madaxtooyada oo Maamuus Qado sharaf ah ku sagootiyey Mid ka mida Foolaadka Xiddigaha Geeska

0 Visits: 520 | Thursday October 15, 2015 - 09:10:19
Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska ee fadhigoodu yahay Hargeysa, ayaa Shahaada-sharafyo guddoonsiiyey Xubno Kooxda ka tirsan iyo weliba Xubno kale oo ka qayb-qaatay dhismihii iyo jiritaanka kooxdaas,

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo Shacabka reer Somaliland iyo Umada Islaamkaba uugu hambalyeeyey curashada Sanadka cusub ee Islaamkaā€¸

0 Visits: 610 | Thursday October 15, 2015 - 08:53:26
Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo Qoraal kooban Soo Dhigay Boggiisa Facebook iyo Bloggiisa Gaarka ah ayaa yidhi sidan:

Read More »

"Waxaynu u Baahanahay cidii inaga saari lahayd mushaakilka gudaheena ka taagan ee ina mashquulisay, Waxan Qabaa Muuse Bixi weye cidda inaga saaraysa.."Mr. Qabo

0 Visits: 726 | Thursday October 15, 2015 - 08:48:47
La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Doorashooyinka Maxamed Ibraahim Aadan (Qabo) ayaa dhaliilay hoggaaminta Madaxweyne Axmed Maxamed Silaanyo oo uu La-taliye u yahay xili uu ammaan ballaadhan dusha u saaray Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi.

Read More »

Daawo:Musharax Jamaal Cali Xuseen oo Deeq Buugaag ah Gaadhsiiyey Maktabadda Akhriska Halkaraan ee BURCO +SAWIRO

0 Visits: 1019 | Thursday October 15, 2015 - 08:10:33
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa Deeq Buugaag ah ku Wareejiyey Maktabadda Akhriska Burco ee HALKARAAN,

Read More »

Kenya:Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo ka Qayb Galay Shirar Caalami Ah, Sharaxaad-na Ka Bixiyey Garsoorka Somaliland+Sawiro

0 Wednesday October 14, 2015 - 21:07:38
Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee JSL ayaa ka qayb galay laba shir oo caalami ah. Shirka hore waxa uu ku saabsanaa"Shuruuucda oo la is waydaarsadaa doorka ay ka ciyaarto xoojinta Dawlanimo sharci ku dhisan iyo maamulka ku dhisan hanaanka Axsaabta badan ee Qaarada Africa"(Open…

Read More »

Madaxwaynaha Somaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuu yahay musharax madaxwayne sanndka 2016ka,isla markaana aanu ka mid ahay kooxda damul-jadiid.

0 Wednesday October 14, 2015 - 20:55:18
Xasan Sheekh oo arrintaasi ka hadlaya waxa uu yidhi "2016 Waxaan ahay musharax jagada madaxwayne nimo ee dalka Somalia ,waa jiraan daacayado laysoo jeediyo laakiin kama mid ahi ururka damul-jadiid".ayuu yidhi Xasan Sheekh.

Read More »

Daawo Muqaal: Jaamacadda Camuud Oo Soo Dhaweysay Ardayda Galaysa Waxbarashada Heerka Labaad Ee Masterta.

0 Wednesday October 14, 2015 - 20:53:07
Munaasibad balaadhan oo ka dhacday xarunta Bostgraduate ee Jaamacada Camuud ee Magaalada Boorama waxa ay wujeedade ahayd soo dhawaynta ardayda bilaabaysa waxbarashada heerka labaad eeMasterta.

Read More »

DAAWO Warbixin Telefishan Caalamiyi Ka Diyaariyey Dhismaha Xarunta Laga Hagaayo Hawada Somaliya Oo Muqdisho Laga Dhisaayo

0 Visits: 604 | Wednesday October 14, 2015 - 18:50:33
DAAWO Warbixin Telefishan Caalamiyi Ka Diyaariyey Dhismaha Xarunta Laga Hagaayo Hawada Somaliya Oo Muqdisho Laga Dhisaayo

Read More »