Wararka

Maxkamada Gobolka Marodi-jeex Oo Xukuno Ku Riday Dad Lagu Soo Qabto Maandoriye.

0 Monday September 28, 2015 - 22:09:04
Guddoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargaysa Axmed Dalmar ismaaciil ayaa ka hadlay Maan-dooriyayaal Kala Gadisan oo Lagu Qabtay Rag iyo Dumar ka Ganac sanayay Kuwaas oo Lagu Xukumay Xabsi Dhan Saddex Sanno ilaa Shan Sano oo Xadhig Ah.

Read More »

Hindasaha Adeega Facbook Oo Shaaciyay Qorshe Enternet Oo Lagu Galinayo Qoxoontiyada Ay Xukunto Qaramada Midoobay

0 Visits: 610 | Monday September 28, 2015 - 22:02:54
Mulkiilaha Shirkadda Facebook oo ka mid ah kuwa ugu Waaweyn Caalamka ee Bulshadu ku Xidhiidhto ayaa sheegay in Shirkadda Facebook ay Qorshaysanayo sidii ay Adeegyo Internet uga Hirgalin lahayd xeryaha Qaxootiyada ee ay Qaramada Midoobay maamusho.

Read More »

Guddomiyaha Maxkamadda Sarre JSL oo Saxaafadda ka Ballanqaaday inaan Sharci Darro Danbe lagu Xidhi Doonin iyo Nidaam Cusub oo u shegay inay u dejiyen Cidda Saxafada ka Cabata

0 Visits: 602 | Monday September 28, 2015 - 18:00:20
Guddoomiyaha maxakamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay inay dejiyeen hanaan cusub oo ay raacayso cidda cabasho ka qabta Saxaafadda islamarkaana aanay dhici doonin hay'ad warbaahineed ama suxufi lagu xidho mihnaddiisa xukun la'aan.

Read More »

"Qolada KULMIYE Ku Loolamaysa Waxan Leeyahay Golaha Dhexe Ku Kala Baxa Oo Dalka Fawdo Ha Galinina"Murashaxa Xisbiga UCID.

0 Visits: 733 | Monday September 28, 2015 - 17:57:37
Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa markii ugu horaysay ka hadlay loolanka dabada u soo baxay ee dhex miranaya siyaasiyiinta ...

Read More »

"Jamhuuriyada Somaliland Diyaar Uma Aha Gacmo Shisheye Oo Xukuma"Madaxwaynaha S/Land.

0 Visits: 631 | Monday September 28, 2015 - 17:46:08
Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxweynaha Somaliland ayaa qoraal uu u diray Midowga Yurub ku sheegay inaan dalkiisu diyaar u ahayn in gacmo shisheeye xukumaan,

Read More »

Taliban oo weeraray Magaalada Kunduz

0 Visits: 648 | Monday September 28, 2015 - 17:16:19
Saraakiil Afghanistan ah, ayaa sheegay in boqolaal dagaalyahanada Taliban ay dhowr jiho ka weerareen magaalada muhiimka ee waqoyiga ee Kunduz

Read More »

DAAWO: Hoteelada Muqdisho Oo Amar Adag Lagu Soo Rogay Iyo Dawlada Oo Ka Hadashay Amarada Ay Soo Rogtay.

0 Visits: 717 | Monday September 28, 2015 - 16:49:30
DAAWO Hoteelada Muqdisho Oo Amar Adag Lagu Soo Rogay Iyo Dawlada Oo Ka Hadashay Amarada Ay Soo Rogtay.

Read More »

DAAWO: Qar ka mid Fanaaniinta Muqdisho Cambaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Afar Kamida Fananinta Xidigaha Geeska .

0 Visits: 749 | Monday September 28, 2015 - 16:33:30
DAAWO Qar ka mid Fanaaniinta Muqdisho Cambaareeyay Xadhiga Lagula Kacay Afar Kamida Fananinta Xidigaha Geeska .

Read More »

DAAWO: Dayaxa Oo Meelo Caalamka Kamida Saaka Casaan Isu Bedelay Meelona Madoobaaday

0 Visits: 671 | Monday September 28, 2015 - 16:23:45
DAAWO Dayaxa Oo Meelo Caalamka Kamida Saaka Casaan Isu Bedelay Meelona Madoobaaday

Read More »

DAAWO: Xulka Ciyaaraha Gobolka Saraar Oo U Diyaargaroobaya Ciyaaraai Gobolada Somaliland.

0 Visits: 598 | Monday September 28, 2015 - 16:20:49
DAAWO Xulka Ciyaaraha Gobolka Saraar Oo U Diyaargaroobaya Ciyaaraai Gobolada Somaliland.

Read More »

DAAWO: Murashaxa Madaxweynaha Ucid Oo Ka Hadlay Xadhiga Fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo Baqa uu u Diray Xukumada.

0 Visits: 546 | Monday September 28, 2015 - 16:06:44
DAAWO Murashaxa Madaxweynaha Ucid Oo Ka Hadlay Xadhiga Fanaaniinta Xidigaha Geeska iyo Baqa uu u Diray Xukumada.

Read More »

DAAWO: Cali Xaraaro Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Loolanka Xisbiga Kulmiye Iyo Shirka Golaha Dhexe

0 Visits: 685 | Monday September 28, 2015 - 16:00:41
DAAWO Cali Xaraaro Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Loolanka Xisbiga Kulmiye Iyo Shirka Golaha Dhexe

Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadlay Xadhiga Fanaaniinta Xidigaha Geeska Ee Xabsiga Ku Jira .

0 Visits: 755 | Monday September 28, 2015 - 15:58:46
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ka Hadlay Xadhiga Fanaaniinta Xidigaha Geeska Ee Xabsiga Ku Jira Iyo Qaabka Loo Marayo Xadhiga Warbaahinta Guddoomiyaha Maxakamadda sare ee Somaliland ayaa ka digay xadhiga Xukuumaddu ku hayso Suxufiyiinta ka hawlgala deegaamada Somaliland.

Read More »

DAAWO: Dalwada Hoose Ee Degmada Qoryaale Iyo Ururka IFTIN Oo Ollale Nadaafadeed Ka Fuliyay Degmadas .

0 Visits: 792 | Monday September 28, 2015 - 12:10:07
DAAWO Dalwada Hoose Ee Degmada Qoryaale Iyo Ururka IFTIN ayaa Ollole Nadaafadeed Ka Fuliyay Degmadas .

Read More »

Badhasaabka Oodweyne Oo Xabsiga Utaxaabay Madaxdhaqameed.

0 Visits: 679 | Monday September 28, 2015 - 12:01:11
Maamulka Gobolka Daad-madheedh ayaa habeenkii xalay xabsiga u taxaabay Saddex Caaqil iyo oday dhaqameed shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Oodweyne kuwaasi oo dhaliilay nidaamka maamul ee baadhasaabka gobolkaasi.

Read More »

Daawo Muqaal:Qabyaaladiidka Somalilan iyo Habeenka Burco iyo Wacdarihii Xalay+SAWIRO

0 Visits: 1083 | Monday September 28, 2015 - 11:51:19
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco, Aqoonyahano ka kala Yimi Gobolada Somaliland, Abwaano, Culimo awdiin, Dhalinyaro, Haween iyo Masuliyiin kale ayaa xalay ka qaybgalay ...

Read More »

DAAWO: Buurmadow Oo Ka Hadley Qabsomida Shirka Kulmiye Wadanina Usoo Jeediyey Inay Soo Bandhigaan Barnamijkooda Wax Qabad.

0 Visits: 662 | Monday September 28, 2015 - 11:49:20
DAAWO Buurmadow Oo Ka Hadley Qabsomida Shirka Kulmiye Wadanina Usoo Jeediyey Inay Soo Bandhigaan Barnamijkooda Wax Qabad.

Read More »

Britain oo Ciidamo u Direysa Dalka Soomaaliya.

0 Visits: 679 | Monday September 28, 2015 - 11:42:35
Britain ayaa lagu wadaa in ciidamo ka badan 300 oo askari ay u dirto waddamada Koonfurta Suudaan iyo Soomaaliya si ay u taageeraan hawlgalada nabad ilaalinta caalamiga ah ee waddamadaasi.

Read More »

Hawlgal ay Ciidamadda Badda ee Talyaanigu Fuliyeen oo lagu Dilay Magafe

0 Visits: 898 | Monday September 28, 2015 - 11:41:43
Qoraal kusoo baxay Warsidaha Theguardian, ayaa lagu xaqiijiyay in weerar qorsheysnaa lagu Kharijiyay Hogaamiyaha shabakadaha Tahriibka Libya Salah al-Maskhout oo

Read More »

Kerry iyo Lavrov oo ka Wada Hadlay Xaladaha ka aloosan Suuriya

0 Visits: 680 | Monday September 28, 2015 - 11:38:48
Wasiirada arrimaha dibadda waddamada Mareykanka iyo Ruushka ee kala ah John Kerry iyo Sergei Lavrov ayaa xalay ku kulmay magaalada New York, iyadoo kulankooduna uu qayb ka yahay dedaalka diblomaasiyadeed ee la doonayo in xal siyaasadeed loogu helo xasaaradda ka aloosan dalka Suuriya.

Read More »