Wararka

Daawo: Guddomiye Ramaax oo Faahfaahiyey Dilkii Ciidamada Qaranka ee ka Dhacay Borama

0 Visits: 1179 | Wednesday August 12, 2015 - 09:32:12
Badhasaabka Gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleeban Ramax ayaa ka hadlay falkii lagu dhaawacay taliyihii aaga galbeed laguna Dilay marxuum faarax cawaale oo u geeriyooday rasas uu furay askari ka tirsan ciidanka qaranka JSL.

Read More »

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Degaanka Lafta Faraweyne u Dhagax Dhigay Cisbitaalkii Qaaxada (TB)

0 Visits: 731 | Wednesday August 12, 2015 - 09:20:23
Wasiirka caafimaadka Somaliland Dr. Saleebaan Axmed Ciise Xaglatoosiye ayaa Maanta dhagax dhigay Cisbitaal lagu daweyn doono xanuunka Qaaxada (TB) oo laga dhisayo Lafta-faraweyne.

Read More »

Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland oo kulan Natiio la'aan ku soo dhammaaday la yeeshay Culumada Ahlu suuna waljameeca ee magaalada Hargeysa+SAWIRO

0 Visits: 648 | Wednesday August 12, 2015 - 09:11:39
Xubno ka mida Culimada Ehelu Suna Waljameeca ee magaalada Hargeysa ayaa maanta kulan la yeeshay Wasiirka Wasaarada Diinta,iyo Awqaafta Somaliland Sh.Khaliil Cabdilaahi Axmed.

Read More »

Daawo:Wasiir Xaglatoosiye oo ka hadlay Xildhibaanada Isxambaarka la yidhaa ee Sool iyo Buuhoodle,iyo Xildhibaan si weyn uga Gubtay oo Dhaliilo hor leh u jeediyey wasiirka

0 Visits: 1254 | Wednesday August 12, 2015 - 08:47:40
Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo-toosiye), Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in xildhibaannada habka Is-xambaarka ah uga mid noqday Golaha wakiillada ee ka soo jeeda Sool iyo Buuhoodle aanay wax kalsooni ah ka haysan shacabkooda.

Read More »

Proff: Bulxan oo weerar toos ah ku qaaday Proff Axmed Ismacil Samatar Dhaliilo Dhinaca ictiraaf Raadinta ah oo proff samatar sheegayna ka difaacay xukumadda somaliland

0 Visits: 1011 | Wednesday August 12, 2015 - 08:37:40
Proff Bulxan oo ka mida aqoonyahanada waaweyn ee somaliland ayaa proff samatar ku tilmaamay mid uu soo baxay muuqaalkiisii dhabta ahaa, waxa kale uu caalamka ku eedeeyey khalad ay gashay somaliland 1991,

Read More »

"hadii ay ii suura gali lahayd inan madax Somaliland ka noqdo sadexda arrimood ee aniga iigu wayni ee aan xoogga saari lahaa waa..." Prof samatar

0 Visits: 655 | Wednesday August 12, 2015 - 08:33:01
Prof: Axmed Ismaciil Samatar ayaa Markale Ka Hadlay Doorashooyinka Somaliland, Muranada siyaasadeeed ee Dalka ka jira Iyo Hankiisa Siyaasadeed.

Read More »

Ismaciil Hurre Buubaa oo soo Bandhigay Qorshah ugu Macquulsan ee lagu Baabiin karo Al-shabaab iyo Ictiraaf ay somaliland hesho.

0 Visits: 733 | Wednesday August 12, 2015 - 08:23:14
Proff Buubaa waxa uu si cad u bayaamiyey meelaha ay iskaga midka yihiin alshabaab iyo siyaasinta somaliland ka soo jeeda ee aragtida somaliweyn aaminsan.

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay U Dirtay Gobolada Galbeedka 7 Gaadhi Oo Sida Deeq Raashin Ah

0 Visits: 616 | Tuesday August 11, 2015 - 22:00:50
Xukuumada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay U Dirtay Gobolada Galbeedka 7 Gaadhi Oo Sida Deeq Raashin Ah

Read More »

Daawo:Xildhibaan Dheeg Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Ka Baxay Xisbiga Kulmiye Maxaase Sababay

0 Visits: 700 | Tuesday August 11, 2015 - 19:37:44
Xildhibaan Dheeg Oo Ka Mid Ahaa Mudanayaasha Ugu Ad-adag Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay Inuu Ka Baxay KULMIYE Baaqna U Diray Shacabka Degaanada Uu Kasoo Jeedo

Read More »

Daawo Afkahsacabka Tv:Wasiir Iska Casilay Xukuumadda Siilaanyo Oo Shaaca Ka Qaaday SababTa Ku Keenay Iscasilaadiisa?

0 Visits: 933 | Tuesday August 11, 2015 - 19:09:42
Wasiir ku xigeenkii wasaaradda Qorsheynta Qaranka Somaliland, Cabdikariin Axmed Mooge is casilay, sida uu ku sheegay

Read More »

Daawo:Masuulyiinta Gobolka Saaxil Oo Kormeeray Dhismaha Biyo Mareen Casri ah Oo Loogu Talagaly Xilli Roobaadka Inay Biyuhu Qaadaan.

0 Visits: 746 | Tuesday August 11, 2015 - 18:34:50
Masuulyiinta Gobolka Saaxil Oo Kormeeray Dhismaha Biyo Mareen Casri ah Oo Loogu Talagaly Xilli Roobaadka Inay Biyuhu Qaadaan.

Read More »

Madaxweynaha Puntland Oo Gaadhay Degmada Burtinle Kuna Sii Jeeda Magalada Gaalkacyo Iyo U Jeeda Safrkiisa

0 Visits: 769 | Tuesday August 11, 2015 - 18:22:31
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Burtinle, kadib safar dhulka ah oo ay kaga soo Ambabaxeen Xarunta Puntland ee Garoowe.

Read More »

Daawo:Weftiga Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Gaadhay Deegaano Ka Mid ah Badhan Iyo Si Diiran Oo Loo Soo Dhaweeyey.

0 Visits: 601 | Tuesday August 11, 2015 - 17:46:59
Weftiga Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Gaadhay Deegaano Ka Mid ah Badhan Iyo Si Diiran Oo Loo Soo Dhaweeyey.

Read More »

War Deg Deg Ah:Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Qorsheynta Somaliland Goor Dhawed Iscasiley Iyo Sababaha Iscasiilada

0 Visits: 1033 | Tuesday August 11, 2015 - 16:15:15
Wasiir ku xigeenkii wasaaradda Qorsheynta Qaranka Somaliland, Cabdikariin Axmed Mooge ayaa goor dhawayd is casilay, sida uu ku sheegay qoraal uu baahiyey.

Read More »

Daawo:Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Falkii Dilka Iyo Dhaawaca Loogu Geystay Saraakiisha Boorama Lagu Toogtay + Magacyada Saraakiisha

0 Visits: 926 | Tuesday August 11, 2015 - 16:09:05
Badhasaabka Gobolka Awdal Ramaax Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Magacyada Saraakiisha Lagu Toogtay Boorama + Gacan Ku Dhiiglihii Oo La Hayo

Read More »

"Dhallinyarada Soomaaliyeed waa inay ka Qayb-qaatan Horumarinta Dalkooda Hooyo"Ergayga Midowga Afrika ee Somalia,

0 Visits: 683 | Tuesday August 11, 2015 - 16:01:33
Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, isla markaana ah Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Somalia AMISOM, Danjire Maman S. Sidikou ayaa ku boorriyay dhallinyarada Soomaaliyeed inay ka jawaabaan baahiyaha deg-degga ah ee uu dalkoodu u baahan yahay, sida soo nooleynta dhaqaalaha bulsho ee dalkooda iyo tan…

Read More »

Daawo afkashacabka Tv: Xildhibaan Buubaa Oo Ka Hadlay Warqada Madxweyne Siilanyo U Gudbiyaay Maxkamda Sare

0 Visits: 685 | Tuesday August 11, 2015 - 15:50:24
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Buubaa Oo Ka Hadlay Warqada Madxweyne Siilanyo U Gudbiyaay Maxkamda Sare

Read More »

Daawo:Xisbiga Mucaaradka Ee Wadani Oo Si Balaadhan Ugu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa Gudoomiyaha Minnesota Ee Xisbigaas

0 Visits: 746 | Tuesday August 11, 2015 - 15:27:35
Masuuliyiinta Xisbiga Wadani AYaa Oo Si Balaadhan U Soo Dhaweey Magaalada Hargeysa Gudoomiyaha Minnesota Ee Xisbigaas

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe oo Magacaabay Taliyeyaal Ciidan

0 Visits: 668 | Tuesday August 11, 2015 - 15:19:38
Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa waxaa Taliyaha Ciidamada Maamulka Jubba ee Gobolka Gedo loogu magacaabay Col. Cabaas Ibraahim Gureey, iyadoo taliye ku xigeenna loo magacabay, C/llaahi Cismaan.

Read More »

Faallo:Maamuuska Dalka Loogu Sameeyo Qurbajoogga Waxan U Arkaa Tahriiba Oo Yaaca Oo Dalkiina Soo Dhisa. W/Q:Wariye Khadar C/Risaaq

0 Visits: 729 | Tuesday August 11, 2015 - 14:09:08
Waxaa Sannad Kasta Dalka Lagu Qabtaa Xaflado Waaweyn Oo Lagu Maamusayo, Lagu Dhiirigelinayo Laguna Soo Dhoweynayo Dad U Badan Tahriibayaal Waddankooda Ka Tahriibay, Oo Dalka Ku Soo Noqday Markay Soo Qaateen Baasaboorka Waddamada Ay U Tahriibeen, Waxayna Dadkaasi 90% Ka Yimaadeen Yurub Iyo Maraykan,…

Read More »