Wararka

Daawo: Wasiir Warancadde oo laga Diyaariyey Warbixin Cajiiba oo ka hadlaysa Qaabka uu U Diyaariyo Goobaha uu warbaahinta kula hadlayo

0 Visits: 629 | Tuesday August 11, 2015 - 12:11:43
Wasiirka ayaa warbaahinta kula dardaarmay inay Caalamka u gudbiyaan Muuqaalka Qurxeen ee wasaaraddiisa iyo guud ahaanba Dalka, waxana uu wakhtigaasi warbaahinta uga warbixinayey Dilal ka dhacay caasimadda iyo rabshado dhaliyey dhimasho iyo dhaawac

Read More »

"Waxaan Leeyahay Masuuliyada Madaxweyanaha Ayaa Leh,Waxba Ayaanu Ka Meeraysanin Oo Aanu Odhanin Maxkamadaan U Gudbinayaa" Muj Xasan Guure

0 Visits: 729 | Tuesday August 11, 2015 - 11:50:59
Guddoomiyaha Madasha wadatashiga Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay codsigii uu Madaxweynuhu u gudbiyey Golaha Guurtida ee....

Read More »

Dhegayso: Guddomiyasha Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland oo ka hadlay Aragtidooda Dalabka Madaxweynuhu u Gudbiyey Maxkamadda Sare

0 Visits: 852 | Tuesday August 11, 2015 - 10:56:07
Labada Guddomiye ee Cabdiraxman Cirro iyo Eng Faysal Cali Waraabe oo BBC da u warramay waxay soo Dhoweeyeen Go'aanka Madaxweynuhu qaatay ee uu Dalabka ugu gudbiyey Maxkamadda Sare, waxayna muujiyeen inu madaxweynuhu daacad ka yahay Arrimaha Doorashooyinka Balse ay Guurtidu Qaska waddo

Read More »

War DegDeg ah: Saraakiil ciidan oo goor Dhoweyd lagu toogtay Borama

0 Visits: 858 | Tuesday August 11, 2015 - 10:34:11
Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa BBC-da u xaqiijiyay toogashadaasi.

Read More »

Daawo: Guddomiyaasha Xisbiyada Qaranka Somaliland oo Mar kale Dood adag isku soo Hor fadhiistay

0 Visits: 624 | Tuesday August 11, 2015 - 10:22:10
Tvga Universal aya Dood adag oo ku saabsan muranka siyaasadeed ee ka taagan doorashooyinka soo socda iyo go'aanka diidmada ah ee Guurtida dhex dhigay Guddomiyasha Saddexda Xisbi Qaran ee Somaliland Muj Muse Bixi, Eng Faysal Ali warabe, iyo Cabdiraxman Cirro

Read More »

"Dalabkii Madaxwaynaha Ee Guurtidu Diiday Dadbadan Baa U Micnaystay In Laysla Ogaa,Laakiin Madaxwaynuhu Waa Ka Nadiif Arintaas "Faysal Cali Waraabe

0 Visits: 729 | Tuesday August 11, 2015 - 10:04:14
Eng Faysal ALi warabe wuxu tilmaamy docda ay uga wareegayaan goaanka golaha guurtidu ku diiday Dalabkii Madaxweynaha

Read More »

Daawo: Golaha wakiillada Somaliland oo Dood ka yeeshay xeerka dib loogu soo dooranayo Golahaasi.

0 Visits: 564 | Tuesday August 11, 2015 - 09:59:07
"Si Ay Doorashooyinku Dalka Uga Qabsoman Waa Inaynu Ansixinno Xeerka Wakiillada Somaliland, Guddoomiyuhuna Kaas Ayuu Sugayaa" Xil.Cali Mareexaan

Read More »

Abaaro Balaandhan Oo Ka jira Deegaanada Ka Tirsan Gobolka Hawd Iyo Biyo La'aan Soo Food Saartay Deeganadaas+Sawiro

0 Visits: 1752 | Monday August 10, 2015 - 20:07:54
Baligubadle(AFKA)Abaraha bahsan ayaa ka jira degaanada hoos yimada bali gubadle,abarahas sameyn badan ku yesheen xoolaha, madaba uu ahaa degankan hawd mid can ku ah xoolaha nool siiba adhiga lo,ada geela ,deeganka ay dhacdo bali gubadle ayaa aan aheyn degaan beeraleya, siiba waxa uu can ku yahey xoolaha…

Read More »

Daawo: Garoonka Diyaaradaha Magaalada Borama oo 10 Sannadood Xidhan iyo warbixin uu ka diyaariyey weriye Sharbi yare

0 Visits: 671 | Monday August 10, 2015 - 18:52:51
Garoonka Diyaaradaha Magaalada Borama ayaa dhowr jeer wax ka qabashadiisa ay ballanqaaday Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, isagoo aan garonkani gacan kalena ka helin qurbajoogii gobolka awdal

Read More »

Daawo:Hayada caritas Oo U Qabatay Tartan Kadisa Sadex Iskuul Oo Ka Tirsan Gobolka Togdeer

0 Visits: 652 | Monday August 10, 2015 - 18:11:35
Hayada caritas Oo U Qabatay Tartan Kadisa Sadex Iskuul Oo Ka Tirsan Gobolka Togdeer

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Soo Kormeeray Mashruuca Tijaabada Beeraha Xoolaha Ee Degmada Arabsiyo

0 Visits: 626 | Monday August 10, 2015 - 18:07:27
Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Oo Soo Kormeeray Mashruuca Tijaabada Beeraha Xoolaha Ee Degmada Arabsiyo

Read More »

Daawo:Garoonka Diyaaraha Magalada Burco Oo La Dhamaystay Xidhnaanshihiisu Shantii Sano Ee Uu Talada Hayey Madaxweyne Siilanyo

0 Visits: 631 | Monday August 10, 2015 - 17:38:06
Madaarka Magalada Burco Oo La DHamaystay Xidhnaanshihiisu Shantii Sano Ee Uu Talada Hayey Madaxweyne Siilanyo

Read More »

Daawo:Masuuiyinta Uururda Daalo Iyo Talo&Midnimo Oo Eddey Balaadhan USoo Jeedieyey Dallada Sonyo

0 Visits: 605 | Monday August 10, 2015 - 17:14:31
Daawo:Masuuiyinta Uururda Daalo Iyo Talo & Midnimo Oo Eddey Balaadhan USoo Jeedieyey Dallada Sonyo

Read More »

Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Faafaahin Ka Bixiyey Shaqaaqadii Ka Dhacday Hargaysa Ee Dhalisay Dhimasho IyoDhaawacba .

0 Visits: 655 | Monday August 10, 2015 - 17:06:00
Wasiirka Arrimaha Gudaha SomalilandCali Maxamed Waran-cade oo Maanta La Hadlay Warbaahinta Ayaa ka xog waramay shaqaaqo maalintii shalay ahayd ka dhacday galbeedka Magaalada Hargaysa.

Read More »

Daaawo:Barnaamijkii Dhalinyarad Tv Qaranka Oo Warysi Xiiso Badan Qoraa Farax Ayaanle Dayax Weerar

0 Visits: 1366 | Monday August 10, 2015 - 16:40:58
Barnaamijkii Dhalinyarad Tv Qaranka Oo Warysi Xiiso Badan Qoraa Farax Ayaanle Dayax Weerar

Read More »

Daawo:Wasiirka Duulista Hawada Somaliya Oo Sugan Buuhoodle Kulan la Qaatay Madax Dhaqmeedka Deegaankaas Iyo Moganaanta Xukumada Siilanyo

0 Visits: 668 | Monday August 10, 2015 - 16:33:28
Wasiirka Duulista Somaliya Ayaa Sugan Buuhoodle Kulan la Qaatay Madax Dhaqmeedka Deegaankaas Iyo Mogaanaata Xukumada Siilanyo

Read More »

Daawo:Munaasibada Baladhan Oo Naadiga Halkaraan Ku Soo Bandhigay Buugta Qoraa Sayid Axmed Maxmed Hotel Golis Ee Magalada Burco +Sawiro

0 Visits: 868 | Monday August 10, 2015 - 16:22:44
Burco(AFKA)Kuxigeenka Duqa Degmada Burco iyo Xildhiban Mubarik Bidhi ayaa Xalay ka qaybgalay Madal Ballaadhan oo uu Buugaag ka sheekaynaya Taariikhdii iyo Halgankii Dheera ee Qaranimada

Read More »

Daawo:Fadhigii Maanta Golaha Wakiilada Oo Laga Dooday Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiilada

0 Visits: 493 | Monday August 10, 2015 - 16:15:23
Fadhigii Maanta Golaha Wakiilada Oo Laga Dooday Xeerka Doorashooyinka Madaxtooyada Iyo Wakiilada

Read More »

Daawo;Qaabka Uu Noqon Doono Mustaqbalka Madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal Oo La Soo Bandhigay Iyo Shirkada Fulinaysa

0 Visits: 599 | Monday August 10, 2015 - 16:08:09
Qaabka Uu Noqon Doono Mustaqbalka Madaarka Caalamiga Ah Ee Cigaal Oo La Soo Bandhigay Iyo Shirkada Fulinaysa

Read More »

Daawo Jaaliyada Somaliland Ee Minneapolis Oo 13,000 Dollar Ku Wareejiyey Gudida Dhismaha Wadada Ceerigaabo

0 Visits: 497 | Monday August 10, 2015 - 16:04:29
Qaar Kamida Jaaliyada Somaliland Ee Minneapolis Oo 13,000 Dollar Ku Wareejiyey Gudida Dhismaha Wadada Ceerigaabo

Read More »