Wararka

Marwada Madaxweynaha oo Deeq kala duwan gaadhsiisay Haweenka Ceel Afweyn

0 Visits: 686 | Thursday July 30, 2015 - 20:43:04
Marwada koowaad ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland Marwo Aamin Sheekh Maxamed Jirde (Amin-weris) oo ay wehelinayso Wasiirka Maaliyada Samsam Cabdi Aadan ayaa deeq isugu jirta Dharka Haweenka oo uu ku xardhan yahay Calanka Somaliland, Koofiyado iyo agab kale ku wareejisay Haweenka degmada Ceel afweyn.…

Read More »

Daawo:Wefti Uu Hogaaminaayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiiley.

0 Visits: 608 | Thursday July 30, 2015 - 19:41:08
Wefti Uu Hogaaminaayo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Gabiiley.

Read More »

Daawo:Abwaan Cadaawe Oo Dhaliilay Siyaasada Xisbiga Wadani, Taageerayna Wax Qabadka Madaxweynaha Somaliland

0 Visits: 669 | Thursday July 30, 2015 - 19:11:11
Burco(AFKA)Abwaan Cadaawe Oo Kamida Madax Dhaqameed ka Somaliland Ayaa Maanta Dhaliilay Siyaasada Xisbiga M,ucaaradka Ah Ee Wadani, Taageerayna Wax Qabadka Xukmada Uu Hogaamiyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Gudoomiyaha Waxbarshada Gobolka Togdheer Oo Shaaca Ka Qaaday Xilliga Iskuuladu Furmayaan

0 Visits: 951 | Thursday July 30, 2015 - 18:50:57
Burco(AFKA)Gudoomiyaha Waxbarshada Gobolka Togdheer Ayaa maanta haaca Ka Qaaday Xilliga Iskuulada Furamayaan

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Ardayda Dugsiga Umul Quraan Oo Abaal Marino La Siiyay

0 Visits: 552 | Thursday July 30, 2015 - 17:18:04
Ardayda Dugsiga Umul Quraan Oo Abaal Marino La Siiyay

Read More »

Daawo:Hay'ada UN Habitat Oo Qalab Kumbiyuutaro Ah Ku Wareejisay Xafiisyada Dawladaha Hoose Somaliland

0 Visits: 552 | Thursday July 30, 2015 - 16:51:48
Hay'ada UN Habitat Oo Qalab Kumbiyuutaro Ah Ku Wareejisay Xafiisyada Dawladaha Hoose Somaliland

Read More »

Kenya oo sheegtay in ay sii wadeyso dhismaha Darbiga ay ka dhiseyso xadka U dhexeeya Somalia

0 Visits: 747 | Thursday July 30, 2015 - 16:35:18
Xoghayaha Arrimaha Gudaha Dalka Kenya, Joseph Nkaissery ayaa shaaciyay in Dowladdiisu aysan marnaba ka laabanayn Qorshaha ay uga dhisayso xadka ay la wadaagto Somalia darbiga si looga hor-tago Weerarrada ay Kenya kusoo qaadayso Al-shabaab.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Deeqo Lacag Ah Soo Gaadhay Cisbitaalka Maandhaye Iyo Maasjidka Saalixyada Ee Magaalada Burco

0 Visits: 746 | Thursday July 30, 2015 - 16:19:42
Deeqo Lacag Ah Oo Kal Dawan Ayaa Maanta La Soo Gaadhsiiyey Cisbitaalka Maandhaye Iyo Maasjidka Saalixiyada Ee Magaalada Burco

Read More »

Daawo:Dadweynaha Magaalada Burco Aragtidood Ka Dhibtay Safarka Uu Madaxweynaha Somaliland Ku Maraayo Gobolada Bariga

0 Visits: 676 | Thursday July 30, 2015 - 16:07:00
Burco(AFKA)Shacabka Ku Dhaqan Gobolka Ayaa Ka Dreen Caliyey Safarka Madaxweynaha Somaliland Ku Maraayo Gobolada Bariga Somaliland

Read More »

Daawo: Mid Kamida Haweenka Somaliland Oo Gabay Qiimo Badan U Tirinaysa Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland

0 Visits: 868 | Thursday July 30, 2015 - 15:52:54
Mid Kamida Haweenka Somaliland Oo Gabay Qiimo Badan U Tirinaysa Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan

Read More »

War Deg Deg Ah;Dagaallo Culus iyo Duqeymo ka Dhacay Gobollada Bay Iyo Bakool Ee Koonfurta Soomaaliya

0 Visits: 626 | Thursday July 30, 2015 - 15:43:01
Dagaallo culusayaa ka dhacay Wadadau dhaxeeyo Madaa & Tiyeeglow oo ka tirsan Gobalka Bakool, dagaalladaas ayaa waxay u dhaxeeyaan ciidamada AMISON, kuwa dowladda Somalia oo dhinac ah iyo xoogagga Al-shabaab.

Read More »

Daawo: Masuuliyiinta Gobalka Togdheer Oo Lagu Wareejiyey Lacag Dhan 100kun Oo Dollar Oo Lagu Casriyaynaayo Wadooyinka Gudaha Magaalada Burco.

0 Visits: 557 | Thursday July 30, 2015 - 15:38:45
Masuuliyiinta Gobalka Togdheer Oo Lagu Wareejiyey Lacag Dhan 100kun Oo Dollar Oo Lagu Casriyaynaayo Wadooyinka Gudaha Magaalada Burco.

Read More »

Garsoorayaasha Iyo Tababarayaasha Kubadda Cagta Somaliland Oo Loo Furay Tababar+Sawiro

0 Visits: 912 | Thursday July 30, 2015 - 07:53:31
Hargeysa(AFKA)Wasaarada dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland ayaa tababar socon doona muddo siddeed cisho ah u qabatay garsoorayaasha iyo tababaraasha kala duwan ee kubadda cagta Somaliland, kaas oo ah mid heer caalami ah.

Read More »

Daawo:Maamulka Cusbitaalka Oodweyne Oo La Wareegay Qalab La Soo Gaadhsiiyey Sidoo Kalana Beeniyey Warar Laga Baahiyey.

0 Visits: 630 | Thursday July 30, 2015 - 07:50:12
Maamulka Cusbitaalka Oodweyne Oo La Wareegay Qalab La Soo Gaadhsiiyey Sidoo Kalana Beeniyey Warar Laga Baahiyey.

Read More »

Dawlada Faransiiska Oo Baadhaysay Diyaarad la helay

0 Visits: 542 | Thursday July 30, 2015 - 07:46:01
Saraakiisha laanta socdaalka ee Faransiiska ayaa waxa ay baarayaan qeyb ka mid ah burburka diyaarad oo biyaha badweynta Hindiya ay soo tufeen. Waxa ay doonayaan in geybtan ay barbar dhigaan diyaaradda Malaysia ee Boeing 777 ee la waayay sanad ka hor.

Read More »

Daawo:Qaar Ka Mid Ah Laamaha Kala Duwan Ee Hoos Taga Ciidanka Booliska Oo Uu Maanta Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Tababar U Soo Xidha

0 Visits: 524 | Wednesday July 29, 2015 - 21:00:52
Qaar Ka Mid Ah Laamaha Kala Duwan Ee Hoos Taga Ciidanka Booliska Oo Uu Maanta Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Tababar U Soo Xidhay

Read More »

Daawo:Afkashacabka Tv:Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Somaliland Oo Furay Imtixaan Haayada Shaqaalaha Somaliland Ka Qaaday Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Burco.

0 Visits: 602 | Wednesday July 29, 2015 - 20:52:22
Wasiirka Wasaarada Waxbarshada Somaliland Oo Furay Imtixaan Haayada Shaqaalaha Somaliland Ka Qaaday Shaqaalaha Dawlada Hoose Ee Burco.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Xarunta Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa Iyo Qaar Ka Mid ah Xarumaha Wasaaradaha.

0 Visits: 433 | Wednesday July 29, 2015 - 20:28:02
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kormeeray Xarunta Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa Iyo Qaar Ka Mid ah Xarumaha Wasaaradaha

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Guddoomiyaha xisbiga mucaridka ah ee WADDANI Oo Dhaliilay socdaalka madaxweynaha ee gobolada Barri,

0 Visits: 499 | Wednesday July 29, 2015 - 19:50:31
"In Shacabka Loo Tago,Oo Uu Dadka Booqdo ,Oo Madaxweynuhu Gobolada Barriga U Kaco Waxaa Ka Haboonayd Inuu Addis Ababa Iyo OBAMA Hortiisa Ka Mudaharaado".

Read More »

'Marka la Gaadho Sanadka 2016-ka Lama Aqbali Doono In Mudada la Kororsado Loo Sameeyo Xukumada Somaliya"DANJIRE KAY

0 Visits: 581 | Wednesday July 29, 2015 - 19:44:43
Ergeyga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya, Danjire Nicholas Kay ayaa Shir-weynaha Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya oo maanta Muqdisho ka Furmay ka Sheegey in marka la gaaro sannadka 2016-ka aan la Aqbali doonin Wax muddo Kororsi ah.

Read More »