Wararka

Daawo Afkashacabka Tv:Jamaal Cali Xuseen Oo Hadlay Safarkii Obama Iyo Cunaqabatayn Dhaqaale Oo Beesha Caalamku Saartay Xukuumada Somaliland

0 Visits: 618 | Wednesday July 29, 2015 - 19:15:27
Musharaxa Jamaal Cali Xuseen Oo Hadlay Safarkii Obama Iyo Cunaqabatayn Dhaqaale Oo Beesha Caalamku Saartay Xukuumada Somaliland

Read More »

Daawo Sawirada:Madaxweyne Siilaanyo Oo Gaadhey Gar-Adag,Si Weyna Loogu Soo Dhoweeyey.

0 Visits: 830 | Wednesday July 29, 2015 - 18:55:03
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa gaadhey degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag,halkaas oo loogu soo dhoweeyey degmadaasi.

Read More »

Madaxweynaha Somalia Oo furay Shirka looga Hadlayo Hiigsiga Somalia

0 Visits: 736 | Wednesday July 29, 2015 - 16:47:15
Madaxweynaha dalkaasi Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow ka furay garoonka diyaaradaha Shirka looga hadlayo arrimaha Hiigsiga, iyadoo shirkan uu socon doono muddo labo maalmood ah. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb galaya ilaa wakiilo ka socda 30 dowladood, ururo caalami ah, xubnaha Labada gole…

Read More »

Daawo Laamaha Xisbiga Wadani Ee Dalka Jarmalka Oo Doortay Hogaan Cusub

0 Visits: 627 | Wednesday July 29, 2015 - 16:36:48
Laamaha Xisbiga Wadani Ee Dalka Jarmalka Oo Doortay Hogaan Cusub

Read More »

Golaha Ammaanka ee QM oo Muddo Kordhin u Sameeyay Howlgalka AMISOM iyo Xafiiska UNSOM

0 Visits: 596 | Wednesday July 29, 2015 - 16:31:27
Golaha Ammaanka ee QM ayaa Talaadadii Shalay ahayd xilliga u Kordhiyay Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), iyagoo sidoo kalena Xilliga u kordhiyay Howlgalka Midowga Afrika ee Dalka Somalia – AMISOM.

Read More »

Daawo:Shirkii Xisbiyada Mucaaaradkaa Oo Lasoo Gabagabeeyye Iyo Qodobo Lagasoo Saaray

0 Visits: 669 | Wednesday July 29, 2015 - 15:56:14
Hargeysa(AFKA)Shirkii wada jirka ahaa ee u socday labada xisbi mucaarad ee Somaliland Ucid iyo Waddani, ayaa laga soo saaray lix qodob oo ku saabsan sidii dalka doorasho looga qaban lahaa. Waxa lagu soo bandhiga qodobadaasi madal balaadhan oo ay asxaabta iyo madashu goob joog ka ahaayeen.

Read More »

Madaxweyne Barack Obama oo uga digay Hoggaamiyaha Afrika inay ku Diidaan inay Xilka ka Dagaan

0 Visits: 838 | Wednesday July 29, 2015 - 15:50:48
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa uga digay Hoggaamiyeyaasha Waddamada Afrika inay diidaan inay xilka ka degaan marka uu Xilligoodu Dhammaado, kaddib Khudbad Taariikhi ahayd oo uu Maalintii Shalay ahayd ka jeediyay Xarunta Ururka Midowga Afrika ee Addis Ababa.

Read More »

Daawo:Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Borame Oo Soo dhaweyey Marti Galinta Koobka Ciyaaraha Gobolada Somaaliland Oo Qayb Ka Mid Ah Lagu Qabanaayo.

0 Visits: 667 | Wednesday July 29, 2015 - 15:00:57
Borame(AFKA)Qaar Kamida Dhalinyarada Ku Dhaqan Magaalada Borame Oo Soo dhaweyey Marti Galinta Koobka Ciyaaraha Gobolada Somaaliland Oo Qayb Ka Mid Ah Lagu Qabanaayo.

Read More »

Daawo:Farqiga U Dhexeeya Soo Dhawayntii Madaxweyne Obama Ee Dalalka Kenya Iyo Ethopia Oo Indhaha Caalamka Si Weyn U Soo Jiitay

0 Visits: 711 | Wednesday July 29, 2015 - 12:19:42
Qaabkeebaa Lagu Soo Kala Dhaweeyey Madaxweyne Obama Ee Dalalka Kenya Iyo Ethopia Oo Indhaha Caalamka Si Weyn U Soo Jiitay

Read More »

Dawlada Turkiga Oo Ka Qayb-qaadanaysa Dagaalka ka Dhanka ah Ururka Daacish ee Syria

0 Visits: 738 | Wednesday July 29, 2015 - 12:15:51
Xukuumadda Turkiga ayaa ku baaqay kulan ay isugu yimaaddaan Mas'uuliyiinta Isbahaysiga NATO Talaado maanta ah si looga wada-xaajoodo halista ku timid Amniga dalkeeda iyo Weerrarada xagga Cirka ee ay ku beegsanayaan ISIL ama Daacish ee ku sugan Siiriya iyo Mucaaradka Kurdiyiinta ee ku Sugan Ciraaq.

Read More »

War Deg Deg Ah:Dawlada Somaliya iyo Baarlamanka Somalia Oo Go'aan Wadajir Ah Jasoo Saaray Doorashada 2016-ka -

0 Visits: 641 | Wednesday July 29, 2015 - 12:10:49
Kulan ay xildhibaannada Baarlamaanku maanta ku yeesheen Muqdisho ayna ka Qayb-galeen Ra iisal Wasaaraha Somalia iyo Wasiirrada Siyaasadda dalka Qaabilsan ayaa laga soo saaray go'aan ah in Sanadka 2016-ka aysan dalka ka dhici karin doorasho xor ah.

Read More »

Wiil Uu dhalay Madaxweynihii Hore Ee Liibiya Oo Maanta Ay Maxkamadi ku Xukuntay Dil Toogasho

0 Visits: 725 | Wednesday July 29, 2015 - 12:07:30
Maxkamad ku Taalla Dalka Liibiya ayaa dil toogasho ku Xukuntay wiil uu dhalay Madaxweynihii hore ee Waddanka Liibiya, Col. Mucamar Al-Qaddaafi, kaasoo lagu magacaabo Saif al-Islam iyo Toddoba qof oo kale.

Read More »

Hoggaamiyaha Al-shabaab Oo Sheegay inay wadahadal la galayn Dawlada Somaliya siina wadayaan dagaalka Ay Kula Jiraan

0 Visits: 809 | Wednesday July 29, 2015 - 12:02:54
Hogaamiyaha Al-shabaab, Sh. Axmed Cumar Abuu-Cubeyda oo ay soo xiganaysay Warbaahinta Britain ayaa sheegay inaysan daiyaar u nahay xilligan wadahadal ay la galaan dowladda Federaalka Somalia, balse ay diyaar u yihiin in ay dagaalamaan illaa inta ay ka geeriyoonayaan.

Read More »

Daawo: "Cabdirashiid Xasan Mataan Khariidada Dalka Dib Ha Loo Baro Malaha In Badanbaanu Aqoon U lahayne...."Wasiir Cukuse

0 Visits: 674 | Wednesday July 29, 2015 - 10:56:05
Wasiirka Warfaafinta Somaliland wuxu tilmaamay in mucaaradka qurbajooga ahi marasta oo madaxweynuhu gobolada dalka marayo ay yidhaahdaan madaxweynihii dalkuu ka maqanyahay, isago sheegay in Gobolka Sool yahay gobol kamida gobolada ugu mihiimsan somaliland

Read More »

Madaxweyne Obama oo Noqday Madaxweynihi ugu horeyey ee Maraykan ah ee khudbad ka jeediya Xarunta Midowga Afrika iyo Nuxurka Khudbad uu halkaas ka jediyey

0 Visits: 889 | Wednesday July 29, 2015 - 09:52:27
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa khudbad taariikhi ah ka jeediyay xarunta Midowga Afrika, isagoo ugu baaqay Hogaamiyeyaasha Afrika

Read More »

Daawo:"Saxaafadda Maan Moodi Jirin Inay Basaasiin Leedahay.."Guddomiye CIRRO Oo Duray Saxaafadda

0 Visits: 650 | Wednesday July 29, 2015 - 09:48:43
Guddomiyaha Xisbiga WADANI Md Cabdiraxman Maxmed Cabdilahi Cirro ayaa markii u horeysay saxaafadda ku eedeyey inay basaasiin leedahay

Read More »

Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland oo Si kulul ugu jawabay xildhibaano sheegay in madaxweynaha iyo kuxigenkiisa khilaaf u dhexeyo

0 Visits: 669 | Wednesday July 29, 2015 - 09:30:57
Wasiirka Xidhiidhka Golayaasha Somaliland, Mud. Cali Xaamud Jibriil ayaa been aan sal iyo raad lahayn ku tilmaamay warar shegaayay in khilaaf soo kala dhex galay Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Silaanyo iyo Ku-xigeenkiisa Mud. Cabdiraxmaan Saylici.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo ka hadlay Soo Dhoweynti Gobolka Sool iyo Mashaariicdii laga hirgeliyey Laacaanod

0 Visits: 692 | Wednesday July 29, 2015 - 09:08:03
Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo Qoraal uu ku baahiyey Bogga uu ku leyahay Facebook iyo Bloggiisa gaarka ah ayu ku yidhi sidan :

Read More »

Madaxweynkuxigenka Somaliland oo Casuumad Qado ah u Sameeyey Madaxweynihi hore Puntland Md Faroole

0 Visits: 670 | Wednesday July 29, 2015 - 09:05:36
Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici), ayaa qado sharaf ku maamuusay madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo Hargeysa ku sugnaa in muddo ah.

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo galabta kormeeray Bukaanka Cusbitalka burco deeq xoolo ahna gaadhsiiyey

0 Visits: 598 | Tuesday July 28, 2015 - 21:53:29
Madaxweynaha iyo weftigii uu hogaaminaayey oo maalmahan ku sugan gobolka togdheer gaar ahaan magaalo madaxdiisa burco, ayaa galabta kormeer ku soo maray wadooyinka waa weyn ee magaalada burco oo shacbiga magaalada burco ku dhaqani ay sawaxan iyo sacab la taagnaayeen, ka dibna madaxweynuhu waxa uu soo…

Read More »