Wararka

Marwada Koowaad ee Jamhuuriyadda Somaliland Marwo Aamina Weris Oo Kormeer Ku Soomartay Xarunta Agoomaha Magalada Burco iyo Xarunta Daryalka Darbijiifta Ee SOS+Sawiro

0 Visits: 1042 | Tuesday July 28, 2015 - 21:31:06
Xarunta Agoomaha iyo Rajayda ah lagu xanaaneeyo ee URTAHEGAN iyo weliba Xarunta Daryeelka Darbijiifta Magaalada Burco, iyadoo Marwadu Xadhiga ka jartay Qaybo Cusub oo lagu soo Kordhiyey Xarunta URTAHEGAN Waxayna Marwadu halkaas kula sheekaystay Caruurta ku jirta Labadaasi xarumood iyado masuliyiinta…

Read More »

Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo galabta kormeeray Bukaanka Cusbitalka burco deeq xoolo ahna gaadhsiiyey+Sawiro

0 Visits: 860 | Tuesday July 28, 2015 - 20:58:31
Madaxweynaha iyo weftigii uu hogaaminaayey oo maalmahan ku sugan gobolka togdheer gaar ahaan magaalo madaxdiisa burco, ayaa galabta kormeer ku soo maray wadooyinka waa weyn ee magaalada burco oo shacbiga magaalada burco ku dhaqani ay sawaxan iyo sacab la taagnaayeen, ka dibna madaxweynuhu waxa uu soo…

Read More »

Daawo: Guddomiye kuxigenka WADANI oo ka hadlay Khilaafka Jaamacadda Hargeysa ka taagan

0 Visits: 607 | Tuesday July 28, 2015 - 15:49:38
Axmed Mumin Seed wuxu xalka khilaafkaas ku eedeyey inay hor istaagtay xukuumaddu, isagoo Taageeray Rabshadii ay sameeyeen Ardaydu xukumaddana ku dhaliilay sidii ay uga hor tagtay rabshadahaas ardaydu ka sameeyeen jamacadda

Read More »

Daawo: Masuliyiinta ugu Sarraysa Xisbiyada Qaranka oo ka qaybgalay Qalinjebinta Dhakhaatiir ka qalinjebisay Jamacadda Hargeysa

0 Visits: 576 | Tuesday July 28, 2015 - 15:44:14
Masuliyiinta Jamacada iyo Masuliyiinta Xukumadda iyo XIsbiyada qaranka ka socday ayaa si weyn u soo dhoweeyey in la helo Dhakhaatiir waddanka ku baratay oo waddankooda ugu shaqeeya arrimo caafimaad, Dhakhtiirtan oo ahaa illaa 30 Dhakhtar ayaa ka qalin jebiyey kuuliyada Caafimaadka ee jaamacadda Hargeysa

Read More »

Daawo: Abwaanka weyn ee Axmed Saleban Bidde oo Marki u horeysay ka hadlay Siyaasadda Dalka iyo khilaafka Siyaasadeed ee u dhexeeya xukumada iyo mucaaradka

0 Visits: 603 | Tuesday July 28, 2015 - 15:34:40
Abwaan Axmed Saleban Bidde wuxu Farriin u Diray Xisbiyada Mucaaradka, Xukumadda iyo weliba Guddomiya Guurtida Saleban maxamud adaan

Read More »

Daawo: Wasiir Xaglo toosiye oo Shacabka Reer Laascaanood Madaxweynaha Hortiisa ugu Soo Bandhigay Mashaariicdii ugu Badnayd ee mar qudha loo Qabto Gobolka Sool

0 Visits: 584 | Tuesday July 28, 2015 - 15:16:49
Wasiirka Caafimadka Somaliland Dr. saleban cise axmed oo ka mida xubnaha wasiirada ah ee madaxweynaha somaliland ku wehelinaya safarkiisa shaqo ee gobolada bariga ayaa madal ballaadhan oo reer sool ku so dhoweynayeen madaxweynaha iyo weftigiisa ka xaadiriyey Mashaariic aan xad lahayn oo laga fuliyey…

Read More »

Daawo: Madaxweynekuxigenki Hore Somaliland oo Marki u horeysay is Barbar dhig ku sameyey Xukumadihii Dalka Soo Maray

0 Visits: 703 | Tuesday July 28, 2015 - 15:10:16
Axmed Yusuf Yasin wuxu sido kale ka hadlay Doorka Madaxweyne kuxigeenku ku leyahay masuliyadda qaranka iyo hawlaha socda, isagoo ku taliyey in madaxweyne kuxigeenka mar walba shaqo loo diro oo la mashquuliyo isago xusay in Madaxweyne kuxigeenimada lagu barto Samirka iyo Dulqaadka

Read More »

Daawo: Xildhibaano ka tirsan Xisbiga Wadani oo kashifay Khilaaf la huurinayo oo u dhexeya Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa

0 Visits: 504 | Tuesday July 28, 2015 - 15:05:44
Xildhibano ka tirsan golaha wakiilada somaliland isla markaasna ka mid ah mudanayaasha xisbiga mucaaradka ah ee wadani ayaa daaha ka fayday khilaaf muddo la huurinayey oo ay sheegeen inu u dhexeeyo madaxweyne silanyo iyo kuxigeenkiisa, khilaafkaas oo ka dhashay fulin la'aanta heshiiskii xukuumadda…

Read More »

Daawo: Xildhibaan ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo Canaan iyo Eedaymo is Barkan Shirki Mucaaradka ku dhex Huwiyey Gudomiye Cirro

0 Visits: 517 | Tuesday July 28, 2015 - 08:27:55
Xildhibaan Xaamud Xaaji Cisman Cigaal oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa goor uu ka hadlaayay Shirkii Xisbiyada Mucaaridku qabsadeen

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Iyo Weftigiisi Balaadhna Oo Goor Dhaweed Ku Soo Laabtay Magaalada Burco

0 Visits: 769 | Monday July 27, 2015 - 20:55:09
Siilanyo Madaxweynaha Somaliland iYo weftigii Uu Hogaaminayaaye Ayaa Goor Dhaweed Ku Soo Laabtay Magalada burco

Read More »

Dawlada Shiinaha Oo Shaaca Ka Qaaday Hal Qof Ku Waayey Qaraxii Muqdisho Ee Hotel Jaziira

0 Visits: 867 | Monday July 27, 2015 - 20:50:40
Dawladda Shiinaha ayaa xaqiijisay in hal qof oo ka mid ahaa shaqaalaha safaaradda ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho uu ku dhintay weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Axaddii shalay lagu qaadey Huteelka Jaziira

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Si Mug Leh Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Sarara

0 Visits: 670 | Monday July 27, 2015 - 20:23:46
Madaxweynaha Somaliland Oo Si Mug Leh Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Sarara

Read More »

Daawo Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Ardaydu Saaka Ku Qaaday Jaamacada Hargeysa

0 Visits: 700 | Monday July 27, 2015 - 19:16:48
Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Ardaydu Saaka Ku Qaadeen Jaamacada Hargeysa

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Madaxweynaha Somaliland Oo Magaalada laascaanood Dhagax Dhigayna Mashaaric Horumarineed Oo Laga Hirgelinaayo Magaaladaasi.

0 Visits: 504 | Monday July 27, 2015 - 18:33:49
Dadweynaha Reer Laacaanood Ayaa Maanta Si Diiran U Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamd Siilanyo Iyo Weftigii uu Hogaaminaayey Madaxweynaha Somaliland

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:Gudoomiye Ramaax Oo Isu Duwayaasha Gobolka Awdal La Qaatay Kulan Lagu Horumarinaayo Gobolka

0 Visits: 555 | Monday July 27, 2015 - 18:27:49
Gudoomiye Ramaax Oo Isu Duwayaasha Gobolka Awdal La Qaatay Kulan Lagu Horumarinaayo Gobolka

Read More »

Daawo Afkashaacbka TV;Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha Oo Socdaal Ku Jooga Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Kor Meeray Maxjar Cusub Oo Berbera Ku Soo Kordhay

0 Visits: 655 | Monday July 27, 2015 - 18:23:20
Wasiir Ku Xigeenka Xanaanada Xoolaha Oo Socdaal Ku Jooga Gobolka Saaxil Ayaa Maanta Kor Meeray Maxjar Cusub Oo Berbera Ku Soo Kordhay

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Maxkamada Sare Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Waxyaabaha Ka Fulay Go'aankii Uu Ku Kala Jideeyey Xukuumada Iyo Mucaaradka

0 Visits: 587 | Monday July 27, 2015 - 17:04:18
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Waxyaabaha Ka Fulay Go'aankii Uu Ku Kala Jideeyey Xukuumada Iyo Mucaaradka

Read More »

"Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee shalay waa mid ka baxsan Bani'aadamnimada"Wasiirka Arrimaha Dibada Somlia,

0 Visits: 670 | Monday July 27, 2015 - 16:59:46
Mudisho(AFKA)Wasiirka Arrimaha Dibada Somlia, C/salaan Hadliye Cumar ayaa sheegay in weerarada Al-Shabaab ka geysanayaan magaalada Muqdisho aysan saameyn ku yeelan doonin diblomaasiyiinta dalka imaaneysa.

Read More »

Daawo Hogaanka Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Rabshado Maanta Ka Dhacay Jaamacadda Hargeysa

0 Visits: 505 | Monday July 27, 2015 - 16:52:38
Hogaanka Ciidanka Booliska Oo Ka Hadlay Rabshado Maanta Ka Dhacay Jaamacadda Hargeysa

Read More »

Daawo Sawirada:Waftigii Balaadhnaa Ee Hogaaminaayey Madaxweynaha Somaliland Oo Shacabka Reer Sool Laab Furan Ku Soo Dhaweyey

0 Visits: 863 | Monday July 27, 2015 - 16:37:11
Laascanood(AFKA)Dadweynaha Reer Laacaanood Ayaa Mnaat Si Diiran U Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamd Siilanyo Iyo Weftigii uu Hogaaminaayey Madaxweynaha Somaliland Markii Soo Gaadhay Duleedka Magaalada Lascaanoood Ayaa Shaacb weynaha Reer Sool Ku Soo Dhaweyeen Qalbi Furan

Read More »