Wararka

Daawo: Suldaan Maxamed Xasan Ibrahin oo Aas Qaran loogu Sameeyey Caasimadda iyo Masuliyiin Culculus oo ka qaybgalay Aaska

0 Wednesday June 17, 2015 - 08:54:03
Waxa maanta Aas Qaran Loogu sameeyey magaalada Hargeysa Suldaan Maxamed Xasan oo kamid ahaa salaadiinta waaweyn ee Somaliland,kaas oo habeenkii xalay ahaa ku geeryooday magaalada Hargeysa.

Read More »

Siyaasi Cabdiraxman Cabdiqaadir oo hore looga Caydhiyey Xisbiga Kulmiye oo Dalka ku soo laabtay kana Hadlay Muranada Siyasadeed Ee dalka ka taagan

0 Wednesday June 17, 2015 - 08:46:24
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cadiqaadir OoHore U Ahaan Jiray Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Ee Xisbiga Kulmiye Ayaa Maanta Dalka Ku Soo Laabtay .

Read More »

Daawo:Kooxo dablay hubaysan ah oo Booliska Caasimaddu Gacanta ku dhigeen iyo Taliyaha Boolis oo ka hadlay

0 Wednesday June 17, 2015 - 08:39:59
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa shaaca ka qaaday ...

Read More »

Daawo: Asqaran Oo Ay Ka Qayb Galeen Masuuliyiin Sare Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyay Caaqil Ibraahim Shaybe.

0 Tuesday June 16, 2015 - 16:21:39
Alla Ha Unaxariistee Waxa Maanta Aas Qaran Magaalada Burco Loogu Sameeyey Marxuum Jiif Caaqil Ibraahim Maxamed Warsame Shaybe...

Read More »

Tababar ku saabsan Anshaxa Saxaafadda iyo waxyabaha laga rabo suxufiga Bisha Ramadaan oo ay wada jir u qabteen Shirkadda Telesom iyo Ururka SOLJA

0 Tuesday June 16, 2015 - 16:06:31
Tababar uu soo qaban-qaabiyey ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA oo ay maal-galisay shirkadda isgaadhsiinta Telesom ayaa maanta lagu qabtay huteel Safaari ee magaalada Hargeysa.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgalay Xuska Sannadguuradii 2aad ee idacadda Quraanka Kariimka ah+SAWIRO

0 Visits: 1086 | Tuesday June 16, 2015 - 13:11:15
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta ka qaybgalay xaflada Furitaanka Sanad guurada 2aad ee ka soo wareegtay aas-aaskii Ilaacada Quraanka Kariimka ah.

Read More »

Daawo: Barnaamij iyo muuqaalo xanuun badan oo daha ka rogaya Duruufaha Naafada Caasimadda

0 Visits: 692 | Tuesday June 16, 2015 - 12:14:07
Barnaamij Ku saabsan Durufaha iyo Xaalada Nololeed ee Dadka Naafada ah ee Kudhaqan Magaalada Hargeysa

Read More »

Daawo: Xildhibaan Cali mareexan iyo masuliyin kale oo xadhiga ka jaray Saldhig Boolis oo Xildhibanku u dhisay Deganka Ballicanle

0 Tuesday June 16, 2015 - 11:09:01
Xildhibaan Cali Xasan Maxamed "Cali Mareexaan" Oo Ay Weheliyaan Maayirka Degmada Burco, Badhasaabku xigeenka Gobolka Togdheer Iyo Xildhibaan Bidhi Oo Ka Mida golaha Deegaanka Burco ayaa Si wada jira xadhiga uga jaray saldhig boolis Xildhibaanku ka hirgaliyay deegaanka ballicalanle ee ka tirsan…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Qoyskii iyo Guud ahaanba Qaranka uu ka Baxay Suldan Maxmed Xasan ibrahin ka tacsiyadeeyey

0 Tuesday June 16, 2015 - 09:37:09
Madaxweynaha Somaliland ayaa Shacabka Somaliland ka tacsiyadeeyey Geerida Suldaan Maxed Xasan Ibrahin oo Goor dhoweyd ku geeriyooday Hargeysa

Read More »

Daawo:Wasiirka Qorsheynta somaliland iyo Guddomiyaha Xisbiga UCID oo Shir calamiya kaga qaybgalay Jarmalka lana kulmay jaliyada wadankas

0 Tuesday June 16, 2015 - 08:57:32
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Wasiir Sacad Cali Shire ayaa Kulan Laqaatay Jaaliyada Somaliland ee Frankfurt kana Warbixiyay Shirar Caalamiya oo ay Dalka Jarmalka kaga Qayb Galeen

Read More »

Daawo: Madaxweynekuxigenka Somaliland oo furay Kulan lagaga hadlayey Shaqo abuurka

0 Visits: 665 | Tuesday June 16, 2015 - 08:42:50
Madaxweyne kuxigeenka somaliland Cabdiraxman Cabdilahi Ismacil saylici ayaa furay kulan ay wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshadu soo qabanqaabisay oo loogu talo galay shaqo abuurka xirfadlayaasha dhalinyarada somaliland

Read More »

Suldaan Maxmed Xasan Ibraahin oo Hargeysa ku Geeriyooday iyo Guddomiyaha Xisbiga wadani oo Ka tacsiyadeeyey Qoyskii iyo Qaranki uu ka baxay Marxuumku

0 Tuesday June 16, 2015 - 08:31:18
Suldan Maxmed Xasan Ibrahin oo ka mida aha Culimada, ganacsatada iyo madaxdhaqamedka Somaliland ayaa xanuun xalay ku soo booday u geeriyooday, Marxuumka oo ka mid ahaa Madaxda ugu sarraysa ee shirkadda Telesom ayaa Geeridiisa aad uga naxeen guud ahaanba shacabka somaliland gaar ahaan intii shakhsi ahaan…

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada oo ka qaybgalay Munaasabad lagu Wacyigelinayey Ardayda ka baxday Dugsiyada sare‏

0 Visits: 650 | Tuesday June 16, 2015 - 08:06:16
Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo qoraal kooban soo dhigay Bogga uu kuleyahay Facebook ayaa kaga dareen celiyey qiimaha munasibaddii uu kala qaybgalay ardayda dugsiyada sare iyo dardaaranadii uu halkaas ku siiyey

Read More »

Daawo: Barnaamijkii Ugu Xiisaha Badnaa oo lagu Falanqaynayo Shaqada Taalla Dalkeena iyo Shaqo la'aanta Jirta

0 Visits: 5175 | Tuesday June 16, 2015 - 07:44:18
Barnaamijkan oo uu Diyaariyey Weriye Mustafe Teacher kana qaybqaadnaayaan Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee Gobolka Togdheer, kana Baxay Todobaadkii ina dhaafay SLNTV, Daawo Falanqayn Xaasaasi ah oo aan waxba la kala habran iyo Dhalinyaro Runta isu sheegaysa, Bashir Racdeye, Ducaysane Xiis Cabdi, Maxmed…

Read More »

Daawo Khuburo Dhanka Biyaha Oo Ka Socota Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Gaadhay Tuulada Adhicadeeye Ee Duleedka Magaalada Laascanood

0 Monday June 15, 2015 - 21:57:20
Khuburo Dhanka Biyaha Oo Ka Socota Dawlada Imaaraadka Carabta Oo Gaadhay Tuulada Adhicadeeye Ee Duleedka Magaalada Laascanood

Read More »

DAAWO:"Baankii Wuxuu Noqday Bakhaar Lacagta la Dhigto Jawaano Lagaga Guro"XIL BASHIIR TUKAALE

0 Monday June 15, 2015 - 20:48:12
Xildhibaan Bashiir Tukaale oo Kamid Xildhibaanda Golaha Wakiilada Somaliland Waxaana Maamulka Banka Ku Eddeyey Inaanu U Shaqeen Sidii La Doonayey

Read More »

DaawoWasiirka Warshadaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Warshad Biyaha Tayo Oo Lag Hir Galiyey Gobolak Gabiley

0 Monday June 15, 2015 - 19:32:03
Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Warshad Biyaha Sifaysa Oo Lamagc Baxday Toyo

Read More »

Gudoomiye Ciro oo sharci daro ku tilmaamay Heshiisyada Xukuumada ee Caalamiga ah

0 Monday June 15, 2015 - 19:13:26
Hargaysa(AFKA)Guddoomiyaha Golaha wakiilada somaliland Ahna Guddoomiyaha Wadani Cabdiraxmaan Ciro ayaa Sheegay inaanay Ansax Ahayn Shirkadaha Ay Xukuumaddu Heshiisyada Caalamiga Ah lasoo gashay een Lasoo Marin Golaha wakiilada.

Read More »

Daawo:Gudoomiyaha Togdheer Oo Ka Hadlay In Xafiiskiisu Hargeysa Noqday Gobolkii Loo Magacaabay Aanu War Ka Hayn Muxuuse Ka Yidhi Arintaa?

0 Monday June 15, 2015 - 19:02:22
Hargeysa(AFKA)Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Ayaa Oo Hada Kusan Magaalada Hargeysa Ayaa Waxa Uu Ka Warbixiyey Xaalada Gobolka Togdheer,Khiaaf Ka Jira Cisbitaalka Burco Shaaca Ka Qaaday ,Iyo Arimo Farabdan

Read More »

Kenya oo Sheegtay inay dishay Nin British ah oo u Dagaallamayay Al-shabaabta Soomaaliya

0 Monday June 15, 2015 - 18:53:31
Mid ka mid ah 11 ruux oo ka tirsan Xarakada Al-shabaab oo ay Ciidamada Millateriga Kenya Shalay ku dileen iska-horimaad ka dhacay Deegaanka Lamu ee Gobolka xeebta Kenya ayaa la aqoonsaday, iyagoo Saraakiisha Amniga Kenya ay sheegeen inuu ahaa ruux u dhashay dalka Britain.

Read More »