Wararka

Dhagayso:Idaacada Dalsan Ayaa Bandhigatay Lunsiga Dhaqaale Ee Masuuliyiinta Somaliya Ay Kula Kaceen Qaxoontiga Yemen Kasoo Qaxay Ee Muqdisho Ku Sugan

0 Visits: 708 | Sunday May 31, 2015 - 21:22:53
Idaacada Dalsan Ayaa Soo Bandhigatay Musuq Maasuq Dul Hogaanaya Xukumada Somaliya Lacag Lagu Gargaari Lahaa Dadka Ka Soo Cararay Colaada Ka Taagan Dalka Yaman EeKuSugan Gudaha Magaalda Muqdisho

Read More »

Ciidamo ka Tirsan kuwa Burundi ee AMISOM oo Billado lagu gudoonsiiyay Muqdisho +Sawiro

0 Sunday May 31, 2015 - 21:05:45
Ciidammo ka tirsan kuwa ka socda Dalka Burundi oo Qayb ka ahaa howlgalka AMISOM ee Somalia ayaa billado lagu gudoonsiiyay Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho, kuwaasoo la sheegay inay dhameysteen howshii ay u joogeen Soomaaliyeed.

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxweynaha Somaliland Ayaa Hada Xadhiga Jaray Lab-ka Lagu Baadhi Doono Shiidal Dalka Soo Gala Ee Magaalada Berbera

0 Visits: 717 | Sunday May 31, 2015 - 20:10:26
Waxa Hada Ka Bilaamatay Magaalada Berbera Xaflada Furintaanka Labka Kaydka Haamaha Shidaalka Ka Lagu Baadhayo Madaxweynaha Somaliland Ayaa Hada Xadhiga Ka Jaray Labka Lagu Baadhi dooono Shidaalak Dalka Soo Gala Waxaan Munaasibadan Madaxweynaha Ka Qabyalaa Waftigii Uu Hogaaminayey Maamulak Gobolka Saaxil…

Read More »

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Hamblyo U Diray Xulka Qaranka Somaliland Kadib Markii Uu Ka Badiyey Nigeria

0 Visits: 628 | Sunday May 31, 2015 - 20:09:12
Gudomiyaha aqalka Wakiilada ahna Gudomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi Cirro ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay In xulka Somaliland umetelaya Koobka African Nations Cup UK Cummuninty ay guul ku Iba Furaan ciyaartii kobaad oo ay la yeesheen Xulka Metelayay dalka Nigeria.

Read More »

Wadahadaladii Nuclear-ka Iran Oo Dib U Bilaabmay. Maxaase Sababay?

0 Visits: 500 | Sunday May 31, 2015 - 20:04:48
Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, John Kerry, ayaa magaalada Geneva kulan kula leh wasiirka arrimaha dibbada ee Iran, Mohammad Javad Zarif,

Read More »

Madaxwaynaha Burundi Oo Aan Ka Qayb Galayn Kulanka Madaxda Afrik Waa Maxay Sababtu?

0 Sunday May 31, 2015 - 20:01:36
Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza ayaa la sheegay in aanu ka qeyb geli doonin kullanka madaxda Afrika ay ku yeelanayaan dalka Tanzania ee ay doonayaan in ay xal ugu raadiyaan mushkiladda siyaasadeed.

Read More »

Madaxwaynihii Hore Ee Dalka Georgia Oo Loo Magaacabay Badhasaabka Gobol Ka Tirsan Ukraine

0 Sunday May 31, 2015 - 20:00:02
Madaxweynaha Ukraine, Petro Poroshenko, ayaa u magacaabay hoggaamiyihii hore ee dalka Georgia, Mikheil Saakashivili, in uu badhasaab ka noqdo gobolka muhiimka ah ee Odessa ee dalka Ukraine.

Read More »

Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Soo Kormeeray Mashaariicda Dekedda Berbera Ka Socota.

0 Sunday May 31, 2015 - 19:17:30
Madaxweyne Axmed Maxmed Siilanyo oo socdaal kooban xalay ku soo Gaadhay Magaalada Berbera ayaa Booqday Dhowr meelood oo ay ka mid tahay Dekedda Berberi.

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo U Jawaabay Somaliya Kana Hadlay Qaxootiga Ka Soo Cararay Colaada Yaman

0 Visits: 499 | Sunday May 31, 2015 - 18:07:05
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Ayaa Luuqada Adag Ugu Jwaabay Somaliya Ka Dib Markii Ay Siaasadeeyeyn Arimah Qaxootiga Ka Soi Carayay Colaada Wadanka Yaman

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Booqday Xeryaha Qaxoontiga Ee Magaalada Berbera,Kana Hadlay Waxa Laga Yeelaayo Qaxoontigaasi.

0 Sunday May 31, 2015 - 15:45:28
Madaxweynaha Somaliland oo shalay gaadhey magaalada Berbera ayaa maanta kormeer kusoo maray xeryaha Qaxoontiga ee la dejiyey dadka kasoo qaxay dagaalada Yemen,isaga oo ka hadlay waxyaalaha u qorshaysan dawladiisa ee laga yeelaayo qaxoontigaasi.

Read More »

Daawo: Shirkadda Dahabshiil oo Jaaliyadda Ethiopia ee Waddanka Qatar u Qabatay Xaflad lagu Xusayey 20 ka Ginbot ee Waddanka Itobiya

0 Sunday May 31, 2015 - 15:19:32
Shirkada Dahab Shiil ayaa habeenkii xalay xaflad u Qabatay Jaliyada Dalka Itoobiya ee Ku Dhaqan Dalka Qatar Munasabadan oo Lgu Xusayay 20 Ginpot

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Madasha Xasan Guure oo Golaha Guurtida ku canaantay is hortaagga Heshiiskii Xisbiyada Qaranka

0 Sunday May 31, 2015 - 13:12:50
Guddomiyaha Madasha Wada Tashiga oo ka hadlayey Shir jaraaid oo ay maanta ku qabteen Hargeysa ayaa si weyn u canaantay Golaha Guurtida

Read More »

Daawo: Documentry Film ka hadlaya Muuqaalka iyo Taariikhda Caasimadda Somaliland ee Hargeysa

0 Sunday May 31, 2015 - 13:06:39
Waxaanu halkan idiinku soo gudbineynaa Dhukumantari ka hadlaya taariikhda caasimadda Hargeysa iyo isbeddelada kala dambeeyay ee soo maray ilaa wakhtigan xaadirka ah. Hargeysa Waa Magaalo Caynkee Ah, Imisa Sanadood Ayay Dhisneyd, Maxaase Iska Beddelay Wakhtigan

Read More »

Daawo: Mujaahid Dhegoweyne oo Hanjabaaddi ugu Adkayd u diray Xukumadda Madaxweyne Silanyo

0 Sunday May 31, 2015 - 12:34:46
Mujaahid Dhego weyne ayaa Su'aal Geliyey Cidda loo Kordhinayo ama Muddo Kordhinta Loo samaynayo

Read More »

Daawo: Barnaamij Xiiso Badan oo Nimco Samriye Waraysi kula Yeelatay Marwada Qaranka Somaliland

0 Sunday May 31, 2015 - 12:08:12
Barnaamijkan ayay Marwadu kaga warramaysaa Waayaheeda Nololeed, Waxbarasho iyo Qoys, Waxana ay si waafiya u sharaxaysa Su'aalaha laga waydiiyo Siyaasadda Dalka, Xukumadda Xaajigeedu hogaamiyo iyo Guud ahaanba Xanta Suuqa ugu jirta

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Xalay u Hoyday Magaalada Berbera iyo Ujeeddada Safarkiisa uu ku Tegey Berbera +SAWIRO

0 Sunday May 31, 2015 - 11:45:20
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo hogaaminaaya wefti balaadhan ayaa galabta gaadhay magaalo madaxda gabolka Saaxil ee Berbera

Read More »

Daawo Muuqaal Bilicda Iyo Quruxda Habeenkii Ee Magaalada Berbera Iyo Muuqaal Qurxoon Oo Indhahaaga Soo Jiidanaya

0 Saturday May 30, 2015 - 21:30:35
Muuqaal Bilicda Iyo Quruxda Habeenkii Ee Magaalada Berbera Iyo Muuqaal Qurxoon Oo Indhahaaga Soo Jiidanaya

Read More »

Daawo:Musuulinta Xisbyada Mucaaradaka Ah Ee Gobolka Saaxil Ayaa Si Wada Jir Ah U Soo Dhaweeyey Xeshiiskii Mudo Kordhinta Laga Gaadhay

0 Visits: 522 | Saturday May 30, 2015 - 21:09:22
Berber(Afka)Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Ee Gobolka Saaxil Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii Dhex Maray Xukuumada Iyo Saddexda Xisbi Qaran Ganafkana Ku Dhuftay Go'aankii Uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Ku Qaadacay Heshiiskaasi

Read More »

Daawo Dagaalyahannada Mucaaradka Suuriya Oo Xoog Kula Wareegay Gebi Ahaanba Gobalka Idlib

0 Visits: 539 | Saturday May 30, 2015 - 20:53:13
Dagaalyahannada Mucaaradka Suuriya Oo Xoog Kula Wareegay Gebi Ahaanba Gobalka Idlib

Read More »

Daawo:Somaliland oo Markii Ugu Horaysay Laga Hirgalinayo Tamar Laga Dhalinayo Digadda Cadceeda

0 Visits: 661 | Saturday May 30, 2015 - 20:41:04
Hargeysa(AfKA)Wasaaradaha Macdanta iyo Deegaanka ee JSL ayaa maanta soo bandhigay mashruuc lagu guulaystay oo dabka wax lagu karsado lagaga dhalinayo waxyaabo ay ka mid yihiin Digada Xoolaha, Cuntada hadhaaga ah iyo xashiishka uu ka mid yahay xaabka geeduhu , iyadoo xiligana lagu talo jiro in laga dhaliyo…

Read More »