Wararka

DAAWO Gudida Ilaalinta Nabad Galyada Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Madaxda Gobolka Saaxil

0 Visits: 569 | Saturday May 30, 2015 - 20:39:12
Gudida Ilaalinta Nabad Galyada Golaha Wakiilada Oo Kulan La Qaatay Madaxda Gobolka Saaxil

Read More »

DAAWO Diwaan Galintii Oo Fashilantay Shaqaalihii Oo Laba Bilood Xaqoodii Helin+Baaqna U Diray Madaxwaynaha Somaliland.

0 Visits: 470 | Saturday May 30, 2015 - 20:26:08
Qaar Kamida Shaqaalaha Diiwan Galinta OO Aan Helin Mudadii Shaqada Hayeeey Qaranka

Read More »

DAAWO Xildhibaan Shaadh Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Siyaasad Dhedig Ah Kana Hadlay Go.aankooda Mudo Kordhinta

0 Visits: 581 | Saturday May 30, 2015 - 20:24:20
Hargeysa(AFKA)Xildhibaan Shaadh Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Siyaasad Dhedig Ah Kana Hadlay Go.aankooda Mudo Kordhinta

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya oo Sheegay in Wajiga labaad ee Shirka Cadaado uu Furmayo Berri

0 Visits: 703 | Saturday May 30, 2015 - 20:05:08
Cadaado(AFKA)Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya, C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay in wajiga labaad ee shirka Cadaado uu furmayo maalinta Axadda ah ee berri ah, isagoo xusay in qaybtan ay tahay middii ugu muhiimsanayd shirka.

Read More »

Dowladda Washington oo ku dhawaaqday inay liiska Argagaxisada ka Saartay Waddanka Cuba

0 Saturday May 30, 2015 - 20:02:33
Washington(AFKA)Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah liiska argagaxisada uga saartay Waddanka Cuba, iyadoo Tallaabadan ay qayb ka tahay isku soo Dhawaanshaha siyaasadeed ee labada waddan u socday dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay, kaddib nus qarni ay khilaafyo siyaasadeed u dhexeeyeen.

Read More »

Kumanaan Tahriibayaal ah oo laga badbaadiyay Badda u dhexeysa dalalka Liibiya iyo Taliyaaniga -

0 Visits: 622 | Saturday May 30, 2015 - 19:58:25
Roma(Afka)Waxaa Badda Mediterranean ee u dhexeysa dalalka Liibiya iyo Talyaaniga laga badbadiyay 24-kii saac ee ugu dambeeyay Tahriibayaal lagu Qiyaasay 4,200 oo Qof, sida laga soo xigtay Ilaalada Xeebaha ee Talyaaniga.

Read More »

Daawo:Wafti Balaadhan U Hoggaaminayey Maaxweynaha Soamliland Ayaa Si Diiran Logu Soo Dhaweeyey Magaalada Berbera+Sawiro

0 Saturday May 30, 2015 - 19:50:04
Brebera(Afka)Madaxweynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo wafti ballaadhan oo u hoggaaminaayo ayaa goor dhawayd gaadhay Magaalo xeebeedka Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil.

Read More »

Daawo:Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Maalinta Uu Bilaabi Doono Imtixaankii Shahaadiga Ah

0 Visits: 619 | Saturday May 30, 2015 - 17:36:03
Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Shaacisay Maalinta Uu Bilaabi Doono Imtixaankii Shahaadiga Ah

Read More »

War Deg Deg Ah:Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Goor Dhoweyd U Ambabaxay Magaalada Berbera

0 Saturday May 30, 2015 - 17:19:05
Hargeysa(Afka)Madaxweynaha Somaliland ayaa goor dhoweyd u ambobaxay magaalada Berbera ee gobolka Saaxil,iyada oo aan ilaa hadda la ogayn waxa uu salka ku hayo safarkiisaasi

Read More »

Daawo:Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Saaxil Oo Maanta Si Adag Uga Hadlay Barkacayaasha Kusoo Qulqulaaya Marsada Caalamiga Ah Ee Magalada Berbera

0 Visits: 703 | Saturday May 30, 2015 - 17:17:39
Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Saaxil Oo Maanta Si Adag Uga Hadlay Barkacayaasha Kusoo Qulqulaaya Marsada Caalamiga Ah Ee Magalada Berbera Iyagoo Xukuumada ugu baaqay in aanay caqli gal aheyn dad dagaal ka cararaaya in dub loogu celiyo halkay ka imaaden+Xukuumada Waxaan leenahay nabad ha la sugo oo…

Read More »

Daaw:Dadweynaha Magaalada Borama Oo Rayigooda Ka Dhiibtay Heshiiski Ay Gaadheen Xisbyada Qaranka Somaliland

0 Visits: 662 | Saturday May 30, 2015 - 17:11:00
Borama(Afka)Dadweynaha Reer Boorame Oo Rayi Kala Duwan Ka Dhiibtay Heshiiskii Ay Xisbiyada Mucaaridka Iyo Muxaafidka Kala Saxeexdeen.

Read More »

Daawo:Maamulka Gobolka Iyo Kan Degmada Laamigii U horeeyay Ee Magaalada Ceerigabo La dhex mariyo Oo Maanta La dhagax Dhigay

0 Visits: 763 | Saturday May 30, 2015 - 16:47:33
:Laamigii U horeeyay Ee Magaalada Ceerigabo La dhex mariyo Oo Maanta La dhagax DHigay

Read More »

Daawo:Ardayda Fasalada Afraad ee Dugsiyada Mustaqbal Ee Magaalda Burco ayaa Munaasibad Balaadhan ku Sagootinayeen Maamulka Dugsigaasi

0 Saturday May 30, 2015 - 16:39:00
Burco(Afka)Ardayda Class ka Form 4 ka ee Dugsiyada Almustaqbal Burco ayaa Munaasibad ay ku sii Sagootinayeen Maamulkooda, Macalimiintoda iyo Guud ahaanba Ardaydii Dugsigaasi Xalay ku qabtay Hoolka Jamacadda Burco

Read More »

R-Afkashacabka:Xulka Qaranka Somaliland Oo Lab Cag U Kala Jaray Xulka Qaranka Nigeria+Dareenkii Ciyaartoyda

0 Visits: 1819 | Saturday May 30, 2015 - 16:28:08
London(Afka)Ciyaar Adag Ayaa Dhexmartay Xulalka Qaranka Somaliland Iyo Nigeria

Read More »

Daawo:Gudoomiyha Golaha Guurtida oo Meel adag ista taagtay Heshiiskii Xisbiyada Ee Mudo Kordhinta

0 Saturday May 30, 2015 - 15:44:41
Hargeysa(AFKA):Gudoomiyha Golaha Guurtida oo Meel adag ista taagtay Heshiiskii Xisbiyada Ee Mudo Kordhinta

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Fasaxday Qoxoontigii Ka imanayay Dalka Yaman Inay Dalkeeda Soo Galo Waa Maxay Sababtu?

0 Saturday May 30, 2015 - 15:29:18
Xukuumada Somaliland Oo Fasaxday Qoxoontigii Ka imanayay Dalka Dagaaladu Kasoconayaan Ee Yaman Inuu Dalkeeda Soo Galo Waa Maxay Sababtu?

Read More »

Daawo:Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Si Aadag Uga Hadlay Heshiiskii Saddexda Xisbi Gaadheen,

0 Visits: 636 | Saturday May 30, 2015 - 15:18:13
Daawo:Qaar Kamida Xildhibaanada Golaha Guurtida Somaliland Ayaa Si Aadag Uga Hadlay Heshiiskii Saddexda Xisbi Gaadheen,

Read More »

War Deg Deg AH:Xukumada Somaliland Oo Fasaxday Qaxootigii U Dhashay Somaliya Ee Ka Soo Cararay Colaadan Wadanka Yaman

0 Visits: 736 | Saturday May 30, 2015 - 15:09:43
Hargeysa(Afka):- Xukuumada Somaliland Ayaa Waxaa Ay Dib U Fasaxdey Qaxoontiga Ka Imanaya Dalka Yamen Ee Soomaalida ah Ka Dib Markii Ay Toddobaadkii Hore Ay Sheegtey In Aaney Somaliland Qaabili Doonin Qaxoontiga Soomalida ah Ka Soo Caraaraya Dagaalada Ka Socda Dalka Yamen

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Qaxootiga Ka Soo Cararay Colaada Dalka Yaman

0 Visits: 678 | Saturday May 30, 2015 - 14:47:13
Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa sheegay in aanay suurtagal aheyn in Xukuumada Somaliland ay qaabisho Qaxootiga Soomaaliyed ee kasoo bara kacay dagaalada wadanka Yemen.

Read More »

Madaxweynaha Somalia oo kulan la Qaatay Madaxweynaha Cusub ee dalka Nigeria+SAWIRRO

0 Saturday May 30, 2015 - 14:42:23
Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Nigeria madaxweynaha cusub ee dalkaas, Muhammadu Buhari.

Read More »