Wararka

Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Muhiimada 18-May Qaranka Ugu Fadhido

0 Tuesday May 19, 2015 - 18:13:55
Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Xisri Cali Xaaji Xasan ayaa ka hadlay qiimaha qaranimada Somliland iyo debaaldegga xuska 18-ka May

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Oo Booqday Xaruunta Daryeelka Derbijiifta Ee Burco

0 Tuesday May 19, 2015 - 18:03:26
Guddomiyaha Waxbarashada GobolkaTogdheer, iyo Guddomiyaha XisbigaUCID ayaa Si wada jira u Booqday Xarunta Xannaanaynta iyo Daryelka Darbijiifka Magaalada Burco ee SORRA

Read More »

Daawo:Machadka Cafimaadka shaafi medical college Ayaa Ardayda u Qabtay Munaaasibad Lagu Xusaayey18KaMay

0 Visits: 1307 | Tuesday May 19, 2015 - 18:00:37
Machadka Caafimaadka Ee shaafi medical college Ayaa Ardaydii Dugsiga U Qabtay MunadiabdLagu Xuska lagu Xusaayo Maalinta Qaranka

Read More »

Daawo: Masuliyinta Gobolka iyo Degmada Burco oo Qurbajooga Gobolka Togdheer u dhagax Dhigay Dhul ay maalgashi ku samaynayaan

0 Tuesday May 19, 2015 - 17:57:46
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Burco ayaa Dhagax Dhigay Dhul laga siiyey Qurbajoog reer Togdheer ah Xaafadda Cusub ee Qurbajooga ee EURO Village ee magaalada Burco.

Read More »

Daawo: Qaar ka mida Degmooyinka hoos Yimaada GobolkaTogdheer oo si weyn looga Xusay 18ka May.

0 Tuesday May 19, 2015 - 17:54:52
Degmooyinka Dhoqoshay Balidhiig Iyo Riyo Xidho Oo Si Balaadhan Looga Xusay Maalinta Qaran ee 18may

Read More »

DAAWO: Dadweynaha Gobolka Badhan oo u Dabaaldegay Xuska 18 May‏.

0 Tuesday May 19, 2015 - 17:47:28
Bulshada ku dhaqan gobolka badhan ayaa si weyn uga qeyb galay xuskii 24 guurada maalinta qaranimada Somaliland ee 18 may

Read More »

Daawo:Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland oo markii u horeysay iskeed u xustay sannadguurada24aad ee 18ka may

0 Tuesday May 19, 2015 - 17:45:09
Wasaarda Arimaha Gdaha Soamliland Ayaa Habeenki Xalay Ahayd Qabatay Munasibad LaguXusaayey Sanad Guurada 24aad Ee KaSoo Wareegaty Markii Lagu Dhawaaqay GooniIsku Taaga somaliland

Read More »

Daawo:Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Ee Somaliland Ayaa Ka Hadlay Khudbadii Madaxweynaha Maxaase Ka Yidhaahdeen

0 Tuesday May 19, 2015 - 17:26:42
Masuuliyiinta Xisbiyada Mucaaradka Ayaa Si Wada Jir Ah Uga Hadlay Khudabdii Madaxweynaha Ee Shalay U Jeediyey

Read More »

Daawo:Dugsiga Sare Sheekh Bashiir Ee Magaalada burco Oo Si Balaadhan Uga Qayb GalayXuska 18-Ka May

0 Visits: 1308 | Tuesday May 19, 2015 - 15:40:12
Maamulka,Macalinmiinta Ardayda Dugsiga sare Bashiir Ayaa Sidii Abid UguBalaadhanayd Ugu Qayb Qadaty Malinta Gooni IskuTaaga Somaliland

Read More »

Doon Sida in ka badan 1,000 Ruux oo Qoxooti Soomaaliyeed oo Maanta kusoo Wajahan Dekedda Boosaas

0 Tuesday May 19, 2015 - 15:24:55
Maanta ayaa lagu wadaa inay dekeda degmada Boosaaso soo gaarto doonni sidda in ka badan 1,000 ruux oo Qoxooti Soomaaliyeed ah, kuwaasoo ka soo cararaya colaadaha ka taagan dalka Yem

Read More »

Maamulka Puntland oo amrey in la xiro xafiisyada Telefishinka Qaranka Somaliya ee Puntland

0 Tuesday May 19, 2015 - 14:55:53
Maamulka Puntland ayaa amray in la xidho dhammaan xafiisyada Telefishinka Qaranka (SNTV) uu ku leeyahay Puntland.

Read More »

Gabdho Soomaali-Kenyaan ah oo Markii ugu horreysay ku biiray kooxda Islaamiga ee Daac

0 Tuesday May 19, 2015 - 14:52:00
Warbixin lagu daabacay Wargayska The Standard ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa lagu sheegtay in labo gabdhood oo Soomaalida Kenya ah ay ku biireen kooxda Daacish,kaddibmarkii ay u safreen dalka Suuriya.

Read More »

DAAWO "18may Waa Maalin Qalbiga Wadnaha Iyo Halista Kaga Taal Shacabka Somaaliland" Maayirka Magaalada Burco

0 Tuesday May 19, 2015 - 14:48:55
DAAWO "18may Waa Maalin Qalbiga Wadnaha Iyo Halista Kaga Taal Shacabka Somaaliland" Maayirka Magaalada Burco

Read More »

Maxkamada Ciidamada oo Markii ugu horreysay dil Toogsaho ka fulisay Magaalada Baydhabo

0 Tuesday May 19, 2015 - 14:39:15
Baydhabo(AFKA)Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa xukun dil ah ku fulisay saaka nin la sheegay inuu Al-shabaab ka mid ahaa uuna ku lug lahaa Weerarkii is-miidaaminta ahaa ee lagu qaaday 12-kii Maarso ee sannadkan madaxtooyada Baydha

Read More »

Maamulka Shirkadda Dahabshiil Group Oo Guud ahaan Shacbiga Somaliland u diray Hambalyo ku waajahan 18-May

0 Tuesday May 19, 2015 - 10:02:48
Hargeysa(Afka)Maamulaha Shirkadda Dahabshiil Group ayaa Bulshada reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay xuska sanad guurada 24aad maalinta qaranimada Somaliland 18-ka May ee Bari."Waxaan shacbiga Somaliland u diraynaa hambalyo ku wajahan munaasibaddan qaaliga ah, waxaana aanu…

Read More »

Daawo Muuqaal:-Xog-hayaha Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo gaadhay Dalka Sweden kana hadlay Socdaalkiisa

0 Tuesday May 19, 2015 - 09:20:55
Sharmarke Axmed Muxumed Gelle ayaa ka warbixiyey safarkiisa

Read More »

Daawo:Magaalada Gar-Adag Oo Maanta Wacdaro Cusub Ka Dhigtay Xuska Sannad Guuradda 24-naad Ee Xuska 18 May.

0 Tuesday May 19, 2015 - 09:18:13
Dadweynaha degmada Gar-adag ayaa maanta wacdaro ka muujiyey xuskii 24-naad ee sannad guuradda Somaliland markii ay xornimadeeda kala soo noqotay wadanka Somaliya 18 May.

Read More »

Daawo: Lughaya oo Si weyn looga Xusay Dabaaldegga 18 May iyo khudbado ka warramaya Halganki Qaranka lo so maray oo laga jediyey

0 Tuesday May 19, 2015 - 09:12:18
Waxa si balaadhan degmada Lughaya looga xusay munaasibada 18 May ,taas oo ay si weyn u xuseen dadka degmada lughaya degani,waxa sidoo kale ka qayb qalay cutubyo kamid ah Ciidamada Qaranka Somaliland.

Read More »

Daawo:Magaalada Gebiley Iyo Wajaale Oo Aan U Kala Hadhin Xuska 18 May.

0 Tuesday May 19, 2015 - 08:50:20
Dadweynaha magaalooyinka Gebiley iyo Wajaale ayaa si balaadhan looga xusay xuska maalinta Qaranka Somaliland ee 18 May,iyada oo aanay dadku u kala hadhin meel qaadana la waayey.

Read More »

Daawo: Oodweyn oo Si layaab leh loogu soo Baxay Dabaaldegii 18ka May iyo Shacabka oo Shucuur badan Muujiyey

0 Tuesday May 19, 2015 - 08:39:09
Fanaaniin ayaa si weyn usoo Bandhigay Riwaayado iyo heeso wadaniya iyadoo ay masuliyiinta gobolkaasi la hadleen dadweynaha

Read More »