Wararka

Daawo: Wacdaraha Xuskii 18ka may ee Gobolka Sanaag Xaruntiisa Magaalada Ceerigaabo

0 Tuesday May 19, 2015 - 08:18:04
Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada Ceerigaabo ayaa Kumanaan Dadweyne oo ku lebisan Calanka Qaranka Somaliland kala hadlay Fagaaraha Garoonka Daaalo

Read More »

Akhri +Daawo: Khudbaddii Madaxweynaha Somailand ka jeediyey Xuska Sannadguurada 24aad ee Goonis isutaaga JSL oo Dhammaystiran

0 Visits: 746 | Tuesday May 19, 2015 - 08:04:13
Khudbadii Madaxweynaha oo dhammaystiran waxay u dhignayd sidan: Daawo Muuqaalkana

Read More »

Daawo Calankii Somaliland Oo Maanta Marki Ugu Horaysay laga Taagay Golaha degaanka ee Birmingham

0 Tuesday May 19, 2015 - 07:56:37
Waxaa manta farxad iyo damaashaad aan la soo koobi Karin ku dabaal degey Jaaliyada Somaliland ee Birmingham ka dib markii ay ku guulaysteen inay sudhaan calanki Somaliland

Read More »

Shariif Xasan Sheekh Adan oo ka badbaaday Miino loo dhigay waddo uu Marayey.

0 Tuesday May 19, 2015 - 07:50:00
Kolonyo ciidamo ah oo galbinaysay madaxweynaha maamul goboleedka Koofur Galbeed ee dalkaasi Soomaaliya ayaa

Read More »

Laascaanood Ayaa Maanta Si Diiran Looga Xusay Gooni Isku Taaga Maalinta Qarn

0 Monday May 18, 2015 - 17:17:09
Waxa Maanta Looga Dareeray Magaalada Laascaanood Xusk maalinta Qranka Somaliland Waxaa Dadweynaha Gobolka Sool Ayaa Dareen Kala Duwan Ku Qaabilay Maalinta Qaranka Somliland

Read More »

Daawo: Burco Oo Sidii Abid Ugu Balaadhnaa Looga Xusay Xuska 18 May iyo Wasiiro ka Qaybgalay

0 Monday May 18, 2015 - 17:07:53
Magaalada Burco Waa Halkii laga dhawaaqay Gooni Isku Taaga Somaliland Ayaa Maanta Si Balaadhan Loga Xusay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

Read More »

Dallada Wacyigalinta Iyo isku xidhka Dhalinyarada Somaliland (SYNA) Ee Magaalada Burco ayaa xalay u Dabaal Dagay Xuska 18MAY iyo Siday u dhacday dabaaldagaasi+SAWIRO

0 Monday May 18, 2015 - 16:52:10
Burco(AFKA)-Dallada Wacyigelinta iyo Iskuxidhka Dhalinyarada Somaliland ee SYNA ayaa Xalay Xus Ballaadhan oo loogu dabaaldegayo Maalinta qaran ee 18May ku qabatay Magaalada Burco,

Read More »

Daawo Barnaamijka Ka Hadlaaya Geediga Soo Martay Somaliland Iyo Burco 18 May

0 Monday May 18, 2015 - 16:36:52
Barnaamij Dhinacyo Badan Taabanaayo Oo Lagu Eegaya Taarikh Somaliland Iyo Soo Yaalkii Burco

Read More »

Mujaahid Xasan Ciise oo Hambalyo Iyo Dardaaran U Diray Shacabka Somaliland, Xuska 18-ka May Awgeed

0 Monday May 18, 2015 - 16:22:16
Hrageysa (AFKA) Madaxweyne ku xigeenkii u horeeyay ee Jamhuuriyada Somaliland, ahaana Shir Guddoonkii Guddoominayay Shir-weynihii lagaga dhawaaqay dib ula soo noqoshada gooni isu taagii Qaranimada Somaliland,

Read More »

Boorame: Oo Siweyn Looga Xusay Munaasibada 18ka May Saylici Oo Dardaarey Reer Awdal,

0 Monday May 18, 2015 - 15:38:15
Borame(Afka)Magaalada Boorame ee Xarumta Gobolka Awdal ayaa, maanta lagu qabtey Munaasibad Balaadhan oo lagu xusayo Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18ka May taas oo ay wadajir uga soo wada qeyb galeen Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan-Saylici

Read More »

Daawo: Cali khaliif gallaydh oo Xaasidka koowaad ee somaliland ah waxan leeyahay, Intaanad la dhiman xaasidnimada oo lagu cadaabin ka Towbad keen..'Faysal Ali warabe

0 Monday May 18, 2015 - 15:18:02
Eng Faysal ali warabe ayaa farriin adag u diray Somalia, Puntland iyo Cali Khaliif, isagoo saaka Khudbad u jeedinayey Kumanaan Reer Burco ah

Read More »

Daawo:Sidii Diiranayd Ee Looga Xusay Magaalada Berbera Xuska 18-KA May

0 Monday May 18, 2015 - 15:07:24
Berbera(AFKA) Magaalada Berbera Ayaa Si Balaadhan looga Xusmay Maalinta Qaranimada Somaliland Shacabweynaha Gobolka SaaxiL Ayaa Maanta U Hadhin

Read More »

Magalada Burco Oo Si Balaadhan Looga Dabaaldagay Xuska 18 May iyo Weedhahi Masuliyinta +Sawiro

0 Monday May 18, 2015 - 13:00:35
Burco(AFKA)_yadoo Manta Ay Ku Beegnayd Sanad Guuradii 24AAD Ee Kasoo Wareegtay Xuska Maalinta Qaranimada Dalka Somaliland Ee18 May Islamarkaan Gabi Ahaanba Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka Looga Dareeray Xusida Maalintan Qiimaha Lehe Ee 18 May Kuna Began Malintii Uu Dalka Somaliland Kala Soo Noqotay Xornimadeedii…

Read More »

DAAWO-Xafladii Xuska 18 may, Ee Ka Dhacday Caasimada Ireland Ee Dublin, Iyo Khudbadii Madasha Ee Guddoomiyaha Xisbiga UCUD, Ee Ireland

0 Monday May 18, 2015 - 12:47:08
IRELAND(AFKA)HALKAN KA DAAWO- Xafladii Xuska 18 may, Ee Ka Dhacday Caasimada Ireland Ee Dublin, Iyo Khudbadii Madasha Ee Guddoomiyaha Xisbiga UCUD, Ee Ireland Xamse Siyaad Aw Cabdi

Read More »

''Ragga uu hungurigu ka hayo dalkan, waxaan leeyahay waar damaciinna ku dara tudhaale iyo lexejeclo " Madaxweyne Siilaanyo

0 Monday May 18, 2015 - 12:43:00
Hargeysa(Afka)Madaxweyne Siilaanyo, ayaa ka hadlay arrimaha doorashada, waxana uu sheegay inaanay jirin wax uu ka hagraday sidii doorasho u dhici lahayd, isla-markaana aanu ku faraxsanayn in dibu dhacaasi yimaaddo, waxana uu yidhi

Read More »

Gudoomiye Ciro oo Saaka Subaxdii hore Kula Quraacday Maqaaxi Shacabka Reer Awdal

0 Monday May 18, 2015 - 12:31:58
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa shalay gaadhay Magaaladda Boorama ee Xarunta Gobolka Awda

Read More »

Daawo Sawirada: Xaruntii Halganka Snm Ee Gobolka Hawd Oo Sibaaldhan Loog Dabaal Dagay Maalinta Gooni Isku Taaga Somliland

0 Monday May 18, 2015 - 12:24:48
Baligubadle(AFKA)waxa haatan si toos ah uga socota xarunta gobolka Hawd ee Balli-gubadle munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayo sanad guurada 24aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqashada madax banaannida somaliland

Read More »

Guddoomiyaha Uk Ee Xisbiga Wadani Oo Shacabka Ku Hambalyeeyay Xuska 18ka May

0 Monday May 18, 2015 - 12:12:29
London (AFka) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ee dalka Ingiriiska Mujaahid Xuseen Aadan Cade ayaa guud ahaanba shacaba iyo taageereyaasha xisbigaasi ku hambalyeeyay Munaasibada Xuska 18-ka May oo maanta dalka looga dabaal degay.

Read More »

War Deg-deg Ah:Somalilanders Ku Dhaqan Caasimada Dalka Somalia Oo La Iska Hortaagay Inay U dabaaldegaan 18 May.!

0 Visits: 677 |
Muqdisho(AFKA)-Dadweyne reer Somaliland ah oo dawladda Somaliya ka hor istaagtay inay ku qabtaan xuska debbaaldegga 18 May Diplomatic Hotel ee Muqdisho

Read More »

SOMALILAND: Qaran 24 Sano Jirsaday Iyo Macnaha Ku Lammaan Is-muujinta Maanta Ee 18-Ka May

0 Monday May 18, 2015 - 11:51:53
Hargaysa(AFKA)Dadweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si qiiro wadaniyeed ka muuqato ugu dareeray xusksa munaasibadda 24-guuradda dib-ula soo noqoshada madaxbannaanidooda oo ku beegan Isniinta maanta ee 18 May 2015, kadib markii halgan hubaysan oo naf iyo maalba loo huray ay Somaliland kaga xoreeyeen…

Read More »