Wararka

FURINTAAN XALFADA 18MAY EE MADAXTOOYADA HARGEYSA WASIIR CASKUSE IYO MASUULIYIINTA QARANKA

0 Monday May 18, 2015 - 11:49:33
Wasiirka Wasaarada Warfaahinta Somaliland Iyo Maayorka Caasimada Hargeysa

Read More »

DAAWO: afkashacabka Tv:Qaabkii Dabaaldega Xuska 24 Guurada Qaranimada Somaliland Uga Qabsoomay Magaalada Hargeysa

0 Monday May 18, 2015 - 11:38:48
Hargaysa(AFKA)sannad guurada 24-aad ee ka soo wareegtay maalinta qaranimada Somaliland oo maanta ku beegnayd ayaa si wayn looga xusay daafaha caalamka, hadaba waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo khuseeya qaabkii caasimadda Somaliland ee Hargeysa looga dabaaldegay munaasibaadan

Read More »

Daawo:Afkashacabka Tv:Khudbadii Madaxweynaha Somaliland munasibada 18 May Ee Uu ka jediyay Casimada Hargaysa

0 Monday May 18, 2015 - 11:14:31
Hargaysa(AFKA)munasibadi 18 may oo saka madaxweyne siilanyo oo ka jeediyay khudbad dhinacyo badan tabanysa kuna salysan xuska malinta qaran oo si wayn loga xusay somaliland

Read More »

Daawo:Wafti Uu Hogaaminaayo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhey Laascaanood,Kormeera Kusoo Maray Ciidamada Qaranka.

0 Monday May 18, 2015 - 00:12:04
Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta gaadhey magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool,halkaas oo uu deeq gaadhsiiyey ciidamada Qaranka Somaliland iyo kuwa Booliska Laascaanood.

Read More »

Siyaasiga Weyn Ee Mujaahid Xasan Ciise Jaamac Oo Hambalyo Iyo Dardaaran U Diray Shacabka Somaliland, Xuska 18-ka May Awgeed

0 Monday May 18, 2015 - 00:09:06
Madaxweyne ku xigeenkii u horeeyay ee Jamhuuriyada Somaliland, ahaana Shir Guddoonkii Guddoominayay Shir-weynihii lagaga dhawaaqay dib ula soo noqoshada gooni isu taagii Qaranimada Somaliland, ee ka dhacay magaalada Burco, sannadkii 1991-kii, Muj Xasan Ciise Jaamac, ayaa hambalyo iyo dardaaran u diray…

Read More »

Madaxweynaha Dalka Burundi Oo Ka Digay Weeraro Xarakada Al-shabaab Ka Fuliso Dalkiisa.

0 Monday May 18, 2015 - 00:02:48
Madaxweynaha dalka Burundi Mr Nkurunziza ayaa markii ugu horeysay ee uu xafiiska dib ugu laabtay waxa uu ka digey weeraro ay ku soo qaadaan ururka Alshabaab dalkiisa.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Oo Sheegtay In Dukaamadii Waaweynaa Ee Berbera Ay Qaarkood La Xidhay Sixir Bararka Jira Darteed

0 Monday May 18, 2015 - 00:02:42
)Guddomiyaha xisbiga UCID ee gobolka Saaxil ayaa ka hadashay lacagta Doolarka oo maalinba maalinta ka dambay cirka isku sii shareeraysa iyo lacagta Somaliland oo hoos u dhacday,iyada oo sidoo kalena taageereyaasha xisbiga UCID ugu baaqday ka qayb qaadashda xuska 18 May.

Read More »

Hargeysa: Saxamadda Gadiidka Oo Cakiran iyo Habkii Waddo Marista Magaaladda Oo Luntay.

0 Monday May 18, 2015 - 00:02:25
Saxmadda Gadiidka Ee Magaaladda Hargeysa ayaa Cakiran Waxaana magaaladda Laga dareemaya Mashquul iyo dhaqdhaqaaq Xoogan oo ku aadan saxmadda gadiidka iyo isu socodka dadwayanaha,

Read More »

Booliiska Dalka Kenya oo sheegtay inay gacanta ku dhigeen sarkaal Lacagta Ururiya Al-shabaab

0 Sunday May 17, 2015 - 14:57:14
Ciidamada Booliiska Kenya ee la dagaalama Argagaxisada ayaa sheegay inay qabteen sarkaal ka tirsan Al-shabaab, kaasoo ay xuseen inuu lacagta uga ururin jiray gudaha dalka Kenya.

Read More »

Wareeg Ciyaareed Lagu Xusayo 18 May Oo Furmay Goroonka Rooga Ah Ee Togdheer Tootball Academy +Sawiro -

0 Visits: 999 | Sunday May 17, 2015 - 09:49:14
Ururka Somaliland Football Development Foundation Oo Lasoo Gaabiyo SFDF Ayaa Shalay Galinki Danbe Ka Furay Wareeg Goroonka Rooga ee Togdheer Fotball Wareegani oo ay ku Wada Ciyaari Donaan Sideed Koxood taasi oo lagu Xusidoono 18may,

Read More »

Daawo:Pro Cabdiraxmaan Jamac Ismacil (Jamaal) Oo Faalo Kabixiyay Khilaafka Siyaasadeed Ee Mudo Kordhintu keentay Iyo Siyaabaha Keenay

0 Sunday May 17, 2015 - 08:35:38
Pro Cabdiraxmaan Jamac Ismacil (Jamaal) Oo Faalo Kabixiyay Khilaafka Siyaasadeed Ee Mudo Kordhintu keentay Iyo Siyaabaha Keenay

Read More »

DAAWO Hotel Cusub oo Lagu Magacaabo NILE Hotel oo Laga Furay Magaaladda Hargeisa

0 Sunday May 17, 2015 - 08:12:30
Hotel Cusub oo Lagu Magacaabo NILE Hotel oo Laga Furay Magaaladda Hargeisa

Read More »

Daawo:Xukuumada Somaliland oo Ciidamada Amaanka ku amartay in Cidii isku dayda inay dilaan ay Iyagu Khaarajiyaan

0 Sunday May 17, 2015 - 08:09:04
Magaalada Hargaysa Gaar ahaan Xabaalaha Naasa hablood aas qaran loogu sameeyay Laba Askari oo ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo ku Geeriyooday Halgal ay ka fulinayeen Cidhifka Galbeed ee Caasimada hargaysa gaar ahaan Bogcad ay laba reer isku haysteen Lahaanshahooda. Wasiirka Arrimaha Gudaha…

Read More »

Degmada Xuddun ee Gobolka Sool oo Noqotay Deegaan loo dalxiis tago (SAWIRRO)

0 Sunday May 17, 2015 - 08:01:56
Degmada Xuddun ee Gobolka Sool oo Waqooyiga ka xigta magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool qiyaastii 83-KM ayaa waxaa ka da'ay Roobabkii gu'ga, taasoo ka dhigtay deegaan dalxiiska ku habboon.

Read More »

Dibadbaxyo Saaka dib uga bilowday Magaalada Bujumbura kaddib Afgambigii Dhicisoobay (SAWIRRO)

0 Sunday May 17, 2015 - 07:53:59
Boqollaal Mudaaharaadayaal ah oo kasoo Hor-jeeda inuu mar saddexaad isku soo taago xilka madaxnimo madaxweynaha dalkaas, Pierre Nkurunziza ayaa maanta oo Sabti ah isugu soo baxay Waddooyinka Bujumbura, Xilli Madaxweynaha dalkaas uu ka digay mudaaharaadyo kale oo ka dhaca Caasimadda dalkiisa

Read More »

Daawo Afkahscaabka Tv: Xuska Micraajka Nebiga Oo Maanta Si Weyn Looga Xusay Magaalada Hargeysa

0 Sunday May 17, 2015 - 07:50:44
Hargeysa(AFKA)Waxa maanta si balaadhan looga xusay magaalada Hargeysa xuska Micraajka Nebigeenii Subanaa ee Maxamed N.N.K.H,iyada oo munaasibado lagu xusaayo lagu qabtay magaalada Hargeysa.

Read More »

Daawo Afkahscaabka:Borama Oo Si Diiran Looga Dareemay Udiyaar Garawga Maalinta Xuska 18 May Warbixin

0 Visits: 585 | Sunday May 17, 2015 - 07:44:32
Magaalada Boorama Ayaa Si Balaadhan Looga Dareemay Diyaargarowga Xuska maalinta Qaran Ee 18 May

Read More »

Maayirka Degmada Gar-adag Oo Ka Hadlay Xuska 18-ka May Iyo Muddo-kordhinta Xukuumadda Somaliland.

0 Sunday May 17, 2015 - 07:43:14
Maayirka Degmada Gar-adag ee gobolka Sanaag Faarax Aadan Ciise ayaa ka hadlay xaaladda degaanka

Read More »

Daawo:Eng Maxamuud Faarax Guray Oo Maanta Ku Dhawaaqay Inuu Golaha Wakiilada Uga Sharaxan Yahay Xisbiga WADDANI.

0 Sunday May 17, 2015 - 07:37:17
Burco(AFKA)Eng Maxamuud Faarax Guray ayaa maanta ku dhawaaqay inuu yahay murashax golaha wakiilada ah oo ka sharaxan xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI.

Read More »

Daawo:Wasiirka Madaxtooyadda Oo Hoggaaminaayay Waftigii Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Kulamo Muhiim Oo Ay Dalka Imaraadka Ku Yeesheen.

0 Sunday May 17, 2015 - 07:37:03
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan oo hoggaaminaayay Wafitigii Somaliland ee dalka Imaraadka Carabta u tagay wadahalo la xidhiidha Maalgashiga Dekeda Berbera, ayaa Faah faahin ka bixiyay Natiijada kulamo muhiim ah oo ay la yesheen sherkado kala duwan.

Read More »