Wararka

Daawo: Dadweynaha Xaafad kamida Magaalada Berbera oo Cabasho ka muujiyey Mashruuc Biyo mareen ah oo Biyaha Lagaga Saaarayey Xaafadahaas oo an weli la dhammaystirin

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:58:37
Dadweynaha ayaa sheegay khataraha ka dhalankara Dayaca iyo qabyada Mashruucaasi

Read More »

Safiirkii Indonesia u fadhiyey Waddanka Australia oo shaqadii ka cararay, Waa Maxay Sababtu?

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:43:30
Australia ayaa safiirkeeda kala baxday dalka Indonesia halkaasi oo lagu dilay dad lagu eedeeyay ka ganacsiga maandooriyaha. Andrew Chan and Myuran Sukumaran iyo dad kaloo ajaaniib ah ayaa lagu toogtay dalka Indonesia.

Read More »

Dhulgariirkii Ku Dhuftay Dalka Nepal oo khasaare Badan Dhaliyey iyo Shacabka Dalkaasioo la Samatabixinayo.

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:39:57
Kooxaha gurmadka degdegga ah ee dalka Nepal, ayaa xalay oo dhan shaqeynaayay, iyagoo weli rajo ka qaba inay helaan qof ka badbaaday musiibada dhul gariirka dalkaasi sabtidii ku dhuftay.

Read More »

Daawo: Badhasaabka Awdal oo Kalfadhi ka mid ah kalfadhiyadoodii caadiga ahaa u furay Golaha Degaanka Borama

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:32:07
Guddoomiye Ramaax ayaa Mar Kale Canaan Iyo Digniin Isugu Daray Xildhinaabada Golaha Deegaanka Ee Borama oo kalfadhigasi intoodi badnayd soo xaadiri waayeen

Read More »

Guddomiye Cirro Oo Tacsi U Diraya Xoghayaha Khayraadka Waddani Axmed Cilmi Yare Oo Hooyadii Ku Geeriyootay Magaalada Burco.‏

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:27:13
Guddoomiyaha aqalka golaha wakiilada Somaliland sida oo kalena ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md.Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) , hogaanka xisbiga iyo....

Read More »

Daawo: Cutubyo ka tirsan Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Dhoolatus Cajiiba ku soo Bandhigay Xeebaha Gobolka Selel

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:23:20
Dhoolatuskan ayay sidoo kale ugu diyaar garoobayeen Dabaaldega 18 may ee xuska Sannadguurada 24aad ee dhowaan inagu soo fool leh

Read More »

Daawo: Wasiirro iyo Masuliyiin kale oo ka tirsan Somaliland ayaa si weyn loogu So dhoweyeey Degaanka Taleex

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:15:25
Masuliyiintan ayaa kulamo la qaatay Waxgaradka Degaankaas, iyadoo Dhowaan ay ahayd markii ay ciidamada qaranku gudaha u galeen Degaanka Taleex

Read More »

Daawo: Guddiga Maamul Dejinta Somaliland oo ka kooban Dawladaha Hose iyo Dawladda Dhex oo kulan yeshay

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:10:21
Maayarada Dhowr Magaalo ayaa kulankaasi ka qaybqalay, Waxana kulankas ka maqnaa Guddomiyaha Guddigaasi Maamuldaadejinta oo ah Madaxweyne kuxigenka Somaliland oo safar shaqo ugu maqan Maraykanka iyo Kanada

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Magaalada Edmonton Ee Dalkaasi Canada.

0 Wednesday April 29, 2015 - 08:07:46
Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Edmonton ee dalka Canada oo uu booqasho shaqo ku marayay

Read More »

Madaxweynaha Somalia oo Garoowe ka Degey iyo Ujeedada Safarkiisa

0 Tuesday April 28, 2015 - 17:15:50
Madaxweynaha Dalkaasi Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhawayd gaadhay magaalada Garowe,

Read More »

Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda ookulan la yeeshay Masuliyiinta Wasaaradda Maaliyadda

0 Tuesday April 28, 2015 - 17:11:32
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda oo uu weheliyo Wasiiru-dawlaha Wasaaradaasi ayaa maanta kulan la qaatay Gudiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda.

Read More »

Daawo: Dawladda hoose Burco oo Hawlgalo Waddo ay Biyo Fadhiisteen ku bannaynayso Ka Bilowday Burco

0 Tuesday April 28, 2015 - 17:04:53
Xildhibaan Mubarik Bidhi oo hawlgalkan hogaaminayey Saka ayaa ka codsaday Bulshada soo dooratay inay kala shaqeeyaan fayo dhowrka iyo bilicda Magaalada

Read More »

Daawo: Guddigii Qabanqaada Xuska 18 May ee Gobolka Togdheer oo Marki u horeysay kulan yeeshay

0 Tuesday April 28, 2015 - 16:53:03
Badhasabkuxigenta Togdheer oo Guddomiye u ah Guddigaasi dhowaan uu magacabaay Badhasabka Gobolku ayaa shaaciyey inGuddi ahaan ay hawlahoodi qaban qaabo bilaabayaan

Read More »

Daawo: Madbacadaha Daabaca Boodhadhka Faaidooyinkooda iyo Saamaynta ay ku yeesheen Artis layaashi Gacanta.

0 Visits: 776 | Tuesday April 28, 2015 - 16:26:01
Warbixin ayuu ka Diyaariyey Weriye Mustafe Teacher oo Burco ku sugan Daawo

Read More »

Somaliland Kaalinta Layaab Leh Ka Gashay Dadka Ugu Farxad Badan Dunida

0 Visits: 845 | Tuesday April 28, 2015 - 10:22:48
Somaliland ayaa darajo layaab leh ka gashay daraasad lagu qiimeeyey sida ay ku kala farxad badan yihiin dadka ku nool 158 dal oo ku kala yaal shan Qaaradood ee adduunka.

Read More »

Berbera:Qalabka Biyo Balaadhinta Hargeysa Oo Berbera Yimid Iyo Masuuliyiin Kala Diwanm Oo Soo Dhaweeyay

0 Tuesday April 28, 2015 - 09:53:55
Hargeysa (HWN):- Dhuumaha iyo qalabka loogu talogalay in lagu sameeyo biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee mashruuca maalgelintiisa uu bixiyey Midowga Yurub iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo ka qaybqaadanaya taageeridiisa.

Read More »

Shacabka Dalka Uganda Oo La Siinayo Tababaro Si Ay Iskaga Difaacaan Weerarada Al-shabaab

0 Tuesday April 28, 2015 - 09:39:13
Madaxweynaha wadanka Uganda, Yoweri Museveni ayaa saraakiisha ciidamada dalkiisa ka dalbaday inay shacabka Uganda siiyaan tababarro ay uga hortegi karaan Al-shabaab oo hore uga geysatay dalkaas weerarro ay ku dhinteen 76-qof.

Read More »

Isra'il oo la ogaaday inay ka dambaysay Dilkii Foosha Xumaa ee SCHOOLka Qaza.

0 Tuesday April 28, 2015 - 09:30:58
Xoghayaha joogtada ah ee Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon waxa uu sheegay in uu aad ooga xumaaday

Read More »

Bandaw lagu soo rogay magaalo Kamida Dalka Maraykanka

0 Tuesday April 28, 2015 - 09:15:01
Xaalad dagdag ah iyo hal todobaad oo bandaw habeenkii ah ayaa lagaga dhawaaqay magaalada Baltimore si loo dajiyo mudaaharaadyada halkaasi ka taagan.

Read More »

Heshiisyo iyo Wada hadalo Mar kale Dhex maraya Shirkadda Google iyo Warbaahinta Addunka, iyo Wargeysyo Rajo xumo ka mujiyey Hirgalka Heshisyadas

0 Tuesday April 28, 2015 - 09:08:01
Wargaysyada Yurub ayaa la daalaadhacayay in ay la qabsadaan internetka, iyaga oo ku waayay akhristeyaal iyo dakhli uga soo xaroon lahaa xayaysiimaha, qaar badanina waxa ay aaminsanyihiin in shirkadda Google ay ka qaybqaaadanayso arrintraasi.

Read More »