Wararka

Furriinka Oo Sababa wadna xanuun

0 Tuesday April 28, 2015 - 09:01:10
Furitaanka ayaa u badan in uu keeno wadna xannuun marka la barbardhigo dadka uu guurkooda guuleystay, waxaa sidaa lagu sheegay cilmi baaris laga sameeyay dalka Maraykanka.

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv:-Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada SOmaliland oo Beeniyay Warar Been abuura oo laga qoray Gudoomiye Cirro

0 Tuesday April 28, 2015 - 08:51:39
Daawo Afkashacabka Tv:-Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada SOmaliland oo Beeniyay Warar Been abuura oo laga qoray Gudoomiye Cirro

Read More »

DAAWO:- Xildhibaan Indho Indho Oo Ka Ka Hadlay Kulan Ay La Yeesheen Wasiirka Deegaanka Iyo Qorshe Ay Uga Diga Roganayaan Hab Shaqadoodii Hore

0 Visits: 700 | Tuesday April 28, 2015 - 08:46:39
Hargeysa()-Xildhibaan Indho Indho Oo Ka Ka Hadlay Kulan Ay La Yeesheen Wasiirka Deegaanka Iyo Qorshe Ay Uga Diga Roganayaan Hab Shaqadoodii Hore

Read More »

Daawo Sawirda Buundada ugu wayn Dunida oo Laga Dhisay China

0 Tuesday April 28, 2015 - 08:34:04
China(AFKA)Daawo Sawirda Buundada ugu wayn Dunida oo Laga Dhisay China

Read More »

"Madaxda Shabaab Waxay Kawada Hadlayaan Sidii ay ugu biiri lahaayeen Daacish"Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya,

0 Tuesday April 28, 2015 - 08:25:59
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya,Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarkeayaa sheegtay in madaxda Al-shabaab ay ka wada hadlayaan sidii ay ugu biiri lahaayen kooxda Daacish ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suuriya, balse hadda u muuqata inay isku ballaarinayso dalalka Carabta iyo Islaamka.

Read More »

Guriga Baarlamaanka Kenya Oo Qarax Laga Badbaadiyey

0 Tuesday April 28, 2015 - 08:21:12
Burco(Nairobi)Dawladda Dalka Kenya ayaa su'aalo weydiinaysa mid ka mid ah shaqaalaha xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya

Read More »

Tirada Dhimashada Dhul Gariirkii Ku Dhuftay Nepol + Sawiro

0 Monday April 27, 2015 - 22:06:19
Ti]Saraakiisha Nepol waxa ay sheegeen in ay kor u dhaafayaan saddex kun oo qof tirada dadaka ku dhintay dhulgariirkii ku dhuftay dalkaasi, iyada oo laga cabsiqabo in dad badani ay ku hoos xabaalanyihiin burburka dhismayaasha.Dalkaasi Oo Cabsi Badan Soo Foodsaarto

Read More »

Ciidamo Ka Tirsan Dagaalyahanada Daacish Oo Soo Gaadhey Dalka Yemen+Sawiro

0 Monday April 27, 2015 - 22:03:01
Dagaalyahano kamid ah dawlada Islaamiga ah ee Daacish ayaa soo gaadhay dalkaasi Yemen si ay uga qayb galaan dagaalada dalkaasi ka socda ee lagula jiro kooxaha Shiicada ah ee Xuutiyiinta.

Read More »

Cumar Al-bashiir Oo Daaha Ka Fayday Inuu Ku Guulaystay Doorashadii Suudan.

0 Monday April 27, 2015 - 21:56:05
Guddida doorashooyinka dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay in Cumar Xasan Al-bashiir ku guulaystay doorashadii ka bilaaban tay dalkaasi 13 bishan aan ku jirno ee April taas oo socotay Muddo afar maalmood ah.

Read More »

Daawo:Xoghayaha Guud Ee Urur Goboleedka IGAD Oo Kulan La Qaatay Masuuliyiinta Somaliland.

0 Monday April 27, 2015 - 21:55:58
Xoghayaha guud ee urur goboleedka IGAD ayaa kulano kula qaatay masuuliyiin Somaliland ka tirsan ,xili uu ku sugan yahay magalaada Hargeysa.

Read More »

Madaxweyneha Dalka France Oo Ka Digay Cunsuriyada

0 Monday April 27, 2015 - 21:47:07
Madaxwaynaha Faransiiska Francois Hollande, waxa uu ka digay cunsuriyadda joogtada ah, waxa uu booqday xaruntii kali ahayd ee Nazi-gu ay dadka ku haynjireen ee gudaha Faransiika.

Read More »

Daawo:Xulka Somaliland Ee Ka Qayb Geli Doona Koobna African Nations Oo La Diyaariyey Lana FIlaayo Inuu Sabtida Bilaabmo.

0 Monday April 27, 2015 - 21:47:04
Waxa la filayaa inuu maalinta Sabtida ah furmo koobka lagu magcaabo African Nations Cup of UK oo ay Somaliland markii ugu horeysay taariikhda ka qayb geli doonto,taas oo diyaar garow balaadhan loogu jiro.

Read More »

Guddida Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Sababaha Doorashadu Dib Ugu Dhacday Iyo Arrimo Kale.

0 Monday April 27, 2015 - 21:47:01
Afhayeenka komishanka doorashooyinka Qaranka Md. Siciid Cali Muuse, ayaa sheegay in shaqada komishanku habsaantay intii u dhaxaysay kala wareega labada koomishan ee is bedelay, waxaanu tilmaamay inay shaqadan lahaayeen komishankii ka horeeyay ee ay bedeleen.

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Hadlay Arrimaha Doorashooyinka.

0 Monday April 27, 2015 - 21:46:55
Gudoomiyaha Golaha Guurtidda Md. Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu ugu maqnaa dalka dibadiisa.

Read More »

Daawo furitaankii Xarunta Cusub Ee Indha Deero Ee Magaalada Burco

0 Monday April 27, 2015 - 19:30:18
Daawo furitaankii Xarunta Cusub Ee Indha Deero Ee Magaalada Burco

Read More »

DAAWO Shirkada Telesom Oo Daaha Ka Rogtay Isticmaalka Adeega Zaad Ee Shilinka Somaliland Xukuumada Oo Ka Qayb Gashay Iyo Bulshada Oo U Sacab Tuntay

0 Visits: 583 | Monday April 27, 2015 - 17:10:36
Shirkada Telesom Oo Daaha Ka Rogtay Isticmaalka Adeega Zaad Ee Shilinka Somaliland Xukuumada Oo Ka Qayb Gashay Iyo Bulshada Oo U Sacab Tuntay

Read More »

Daawo:Badhasaab Kuxigeenka GobolkaTogdheer Iyo Gudoomiye Degmada Kalbare Oo Ka Hadlay roob Laxaad Leh Oo KaDa'ay Kalbare

0 Monday April 27, 2015 - 13:14:02
Badhasaab Kuxigeenka GobolkaTogdheer Iyo Gudoomiye Degmada Kalbare Oo Ka Hadlay roob Laxaad Leh Oo KaDa'ay Kalbare

Read More »

Daawo:Dawlada Hoose Degmada Burco Oo Baaq U Dirtay Dadka Cahuuraha Lagu Leeyahay

0 Monday April 27, 2015 - 12:59:53
Daawo:Dawlada Hoose Degmada Burco Oo Baaq U Dirtay Dadka Cahuuraha Lagu Leeyahay

Read More »

Daaawo: Isuduwaha Cafimadka Gobolka Togdheer oo furay Tababar lagaga hadlayey joojinta Gudniinka Gabdhaha

0 Monday April 27, 2015 - 12:46:39
Burco(AFKA) Isuduwaha Cafimadka Gobolka Togdheer Ayaan Maanta Tabar Furay Lagaag Hadlayey Dhibaatada Gudiinka Gabdhaha

Read More »

Daawo Salaada Roobdoonta Oo Magaalada Burco Loo Bedelay Salaada Alle Loogu Mahad naqay Kadib Markii Roob Helay Burco

0 Monday April 27, 2015 - 12:40:56
Burco(BTN)Salaada Roobdoonta Oo Magaalada Burco Loo Bedelay Salaada Alle Loogu Mahad naqay Kadib Markii Roob Helay Burco

Read More »