Wararka

DAAWO Qaar Ka Mid ah Madax Dhaqameedka,Culimo Awdiinka Iyo Waxgaradka Somaliland Oo Taageeray Qisaastii Ay Xukuumada Somaliland Dhawaan Fulisay.

0 Saturday April 18, 2015 - 16:49:33
DAAWO Qaar Ka Mid ah Madax Dhaqameedka,Culimo Awdiinka Iyo Waxgaradka Somaliland Oo Taageeray Qisaastii Ay Xukuumada Somaliland Dhawaan Fulisay.

Read More »

Dabley Weerartay saldhigga BAALADE ee Magaalada Boosaaso iyo Sarkaal lagu Dhaawacay f

0 Saturday April 18, 2015 - 16:21:05
Dabley hubeysan ayaa xalay fiidkii soo weerartey saldhigga booliska Baalade ee magaalada Boosaaso.

Read More »

Daawo Afkashacabka :Shaqaalaha Diwaangalinta Magadinaga ah ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Mudaharad Cabasha Ka Dhigay Magalada Burco

0 Saturday April 18, 2015 - 16:05:41
Shaqaalaha Diwaangalinta Magadinaga ah ee Gobolka Togdheer Oo Maanta Mudaharad Cabasha Ka Dhigay Magalada Burco

Read More »

Beesha caalamka oo Soo Dhaweysay Shirka Maamul u Sameynta Gobalada dhexe Soomaaliya

0 Visits: 624 | Saturday April 18, 2015 - 15:26:42
Qaramada Midoobay, IGAD, Midowga Yurub, Midowga Afrika, Maraykanka, Ingiriiska, Sweden, Talyaaniga, Itoobiya, Uganda iyo Turkiga ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay furitaanka shirka maamul-u-samaynta Gobollada Dhexe ee Somalia oo maalin ka hor ka furmay degmada Cadaado ee gobolka Galguduud.

Read More »

Xukuumadda Somaliland Oo Xabsiga Dhigtay Guddoomiyihi Xarunta Xuquuqul Iinsaanka Ee Hargeysa.

0 Visits: 794 | Saturday April 18, 2015 - 15:25:07
Xukumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay Guuleed Axmed Jaamac, oo ah Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Iisaanka Somaliland oo fadhigeedu yahay Hargeysa. Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay xadhiga Masuulkan, hase ahaatee wararku waxay sheegayaan in loo haysto Arrinta Qisaasta ee Xukumaddu fulisay oo uu…

Read More »

"Go'aanka Midawga Yurub Wuxuu Noola Muuqdaa Mid Duulaan Ku Ah Dhaqankayga Iyo Diintayda, EU-duna Kaligood Xuquuqda Ma Yaqaanaan" Xildhibaan Indho-indho

0 Saturday April 18, 2015 - 15:20:59
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan(Indho-indho), oo ah Gudoomiyaha guddida Xuquuqal Iisaanka iyo arrimaha bulshada golaha guurtida Somaliland, ayaa Midawga Yurub ugu baaqay inay aqbalaan qaddiyadda Ictiraaf raadinta Somaliland.

Read More »

Gudida Qadhaanka Gabilay Oo Deeq Rashiina Gaadhsiyay 60Qays OOo Danyar Ah

0 Visits: 608 | Saturday April 18, 2015 - 15:19:13
Gudida Xaafadaha Bariga Magaalada Gabiley Ee Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Waxay Deeq Raashina Ku Wareejiyeen 60 Qoys oo Danyara Oo Ku Dhaqan Afarta Xaafadood Ee Gududidu Ka Koobantahay.

Read More »

Daawo:Badhasaabkii Hore Ee Gobolka Awdal Ahna La Taliyaha Arrimaha Dibada Ee Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhoweeyey Oslo.

0 Saturday April 18, 2015 - 15:19:10
Waxa wadanka Norway lagu soo dhoweeyey guddoomiyihii hore ee gobolka Awdal ahna la taliyaha madaxweynaha Somaliland ee Arrimaha Dibada Cabdo Axmed Aayar.

Read More »

Daawo:Guddoomiyaha Waxbarashada Ee Gobolka Hawd Oo Xilkii La Wareegay.

0 Saturday April 18, 2015 - 15:16:34
Guddoomiyaha Waxbarashada Ee Gobolka Hawd Oo Xilkii La Wareegay.

Read More »

AlNuuR Furniture Oo Noqotay Shirkadii Ugu Horeysay Ee Ka Guurta Bacaha Uu Madaxweynuhu Mabnuucay. +Sawiro

0 Saturday April 18, 2015 - 12:13:06
SherkadaAl-Nuur Furniture oo ah mida ugu weyn dalka ee keenta alaabooyinka Guryaha iyo Xafiisyada, ayaa noqotay sherkadi ugu horreysay ee u hoggaansata baaqi Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, dalka kaga mabnuucay noocyada kala duwan ee Bacaha, oo ay ku jiraan noocyada loo isticmaalo xayasiinta…

Read More »

Casho Sharaf Lagu Soo Dhaweynayay Madaxweyneyaashii Hore ee Soo Maray DDSI Oo Lagu Qabtay Jigjiga

0 Saturday April 18, 2015 - 12:12:57
Jimce.April.17.2015, xaflad taariikhi ah oo si meeqaan sare leh loo soo agaasimay laguna gorfaynayay qorshaha isbadalka iyo kobaca dhaqaalaha ee shanta sano islamarkaana casho sharaf loogu casuumay madaxwaynayaashii hore ee deegaanka soomaray ayaa kadhacday barxada wayn ee guryaha martida Qaryaan Dhoodaan.

Read More »

Daawo: Wararkii U Danbeeyay Ciidamada Talyaaniga Oo Goor Dhawayd Soo Badbaadiyay Doonyo Badda Sabaynaya Oo Ay Saarnaayeen 893 Tahriibyaal Ah

0 Saturday April 18, 2015 - 00:29:03
Wararkii U Danbeeyay Ciidamada Talyaaniga Oo Goor Dhawayd Soo Badbaadiyay Doonyo Badda Sabaynaya Oo Ay Saarnaayeen 893 Tahriibyaal Ah

Read More »

Maayarka Borama Oo Ka Hadlay Saamaynta Ay Ammaanka Magaalada Ku Leeyihiin Dhaqdhaaqyada Jabhadda Suldaan Wabar Iyo Mowqifkiisa Fallaagada

0 Saturday April 18, 2015 - 00:24:39
Maayarka Magaalada Borama ee xarunta gobolka AWDAL, Saleebaan Xasan Xaddi ayaa ka hadlay nabadgalyada Magaladaasi ayaa saamaynta ay ku leeyihiin fallaagada Suldaan Wabar ku ururiyey buuralayda gobolkaasi.

Read More »

War-saxafadeed:Madax-weynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Magacaabay Guddida Qaban Qaabada 18 May

0 Saturday April 18, 2015 - 00:24:37
Warsaxafadeed uu Soo Saaray madax-weynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Ayaa waxa uu Ku magacaabay Guddida Qaban Qaabada 18 May Hadaba War-saxafadeedkan oo nuqul ka mida uu soo gaadhay Daadmadheedh Ayaa u dhignaa Sidan

Read More »

Olalaha Cashuur Ururinta Wasarada Maliyada Oo Ka Bilaabmatay Magalada Laascanood

0 Visits: 540 | Saturday April 18, 2015 - 00:22:23
isuduwaha wasaaradda maaliyada ee Gobolka Sool ayaa baaq ku saabsan maalmaha ololaha kor u qaadista dakhliga dalka u diray ganacsatada gobolkaasi.

Read More »

Dibadbax Ballaadhan Oo Lagaga Soo Horjeedo Dhibaatada Lagu Hayo Ajaanibka Koonfur Afrika Oo Dalkaas Ka Dhacay.+Sawiro

0 Saturday April 18, 2015 - 00:17:37
Dad tiradooda lagu qiyaasay inay gaareyso shan kun oo ruux ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Durban iyagoo ka soo horjeeda weerarada lagu qaadayo dadka ajaaniibta ah.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ottawa Ee Dalka Canada

0 Saturday April 18, 2015 - 00:17:34
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland, Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Ottawa Ee Dalka Canada

Read More »

Madax-weynaha Maamul Gobaleedka Puntland oo la Kulmay raysal Wasaaraha itoobiya

0 Saturday April 18, 2015 - 00:13:59
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxmed Cali Gaas oo shalay galinkii danbe gaaray magaalada Addis Ababa ayaa la kulmay ra'iisul- wasaaraha Itoobiya Haila-mariam Desaliegn iyo xubno ka tirsan wasaarada arimaha dibadda Itoobiya.

Read More »

Madal Aqooneedka Ardaa Oo Kulan Lagaga Hadlayay Shaqo La'aanta Ku Qabtay Hargaysa+Sawiro

0 Saturday April 18, 2015 - 00:13:12
Dhiniciisana waxaa kahadlay munaasibadan Gudoomiyaha Madal Aqooneedka Ardaa Cabdicsiis Axmed Maxamuud oo faahfaahin kabixiyay kulankan iyo mihiimada uu uleeyahay dhalinyarada dalka

Read More »

Dawlada Ingiriiska Oo Soo Bandhigtay Magacyada Laba Qof Oo Ganacsato Soomaali Ah Oo Maal Galin Jiray Alshabaab.

0 Visits: 942 | Saturday April 18, 2015 - 00:12:07
Warbaahinta dalka Britain, ayaa daboolka ka qaaday in Laba Xawaaladood lagu helay bixinta dhaqaalaha lagu fangareeyo Maleeshiyaadka Al-shabaab.

Read More »