Wararka

Madaxwaynaha Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Waft Ka Socday Baanka Horumarinta Ee KFW (Daawo Sawirada)

0 Thursday March 26, 2015 - 15:08:35
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland MUd. Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) waxaa uu xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaadhan oo ka socday Baanka Orumarinta ee KFW

Read More »

Daawo: Madaxda Faransiiska, Jarmalka Iyo Spain Oo Booqday Goobta Ay Ku Burburtay Diyaaradii Germanwings

0 Thursday March 26, 2015 - 08:45:45
Madaxweynaha Faransiiska Francois Hollande, haweenayda raysal wasaaraha ka ah dalka Jarmalka Angela Merkel iyo raysal wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy, ayaa booqday

Read More »

Barkhad Jamac Hirsi oo ka Faahfaahin ka Bixiyey Weerar lagu soo Qaaday isaga iyo Baabuurkiisa iyo khasaaraha soo Gaadhay

0 Thursday March 26, 2015 - 08:13:34
Koox Aan Haybtooda la garanayn ayaa caawa weerar ku soo qaaday Siyaasiga Barkhad Jaamac Xirsi oo dhawaan uun iska casilay xil sare oo uu ka hayay Xukuumadda Kulmiye.

Read More »

Guddoomiye Ku Xigeenka Hay'ada Mihnadleyaasha Caafimaadka Somaliland Oo Hambalyo U Diray Jaaliyadda Somaliland Ee Cardiff.

0 Wednesday March 25, 2015 - 23:20:02
Gudoomiye ku xigeenka Midnadlayaasha Caafimaadka Dr C.raxmaan Maxamed Axmed Doodi ookamid ahaaqurba joogtaCardiff islamarkaana hada ku sugan Caasimada Jamhuuriyada Somaliland ee Hargeysa ayaa jaaliyada somaliland ku hanbalyeeyey Kartida , go,aanka geesinimada leh ee ku dayashada mudan ee ay golaha deegaanka…

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Oo Maanta Dalka Ka Anba Baxay Iyo Ujeeda Safarkooda +Sawiro

0 Wednesday March 25, 2015 - 23:15:02
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabilaahi Ismaciil Saylici Iyo Wafti Uu Hogaaminaayo Ayaa Maanta Dalka Ka Anba Baxay Iyagoo U Sii Jeeda Wadamada

Read More »

Daawo Muqaal: Waftigii Xukuumada Somaliland U Dirtay Cardiff Oo Gaadhay Dalka Uk.

0 Wednesday March 25, 2015 - 23:09:37
Weftigii ka tirsanaa Dawlada Somaliland ee lagu casuumay ka qayb galay kulan ay Golaha deegaanka ee Magaalada Cardiff cod ugu qaadayaan aqoonsiga Somaliland aya gaadhay Dalka Britain, waxaana si weyn u soo dhoweysay Jaaliyadda Somaliland ee UK oo ka soo shaqaysay qorshaha Cardiff codka ugu qaadayso…

Read More »

Daawo Muuqaal: Xoghaya Arimha Bulshada Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Arinta Haysata Ganacsatada Baabuurta Soo Dajisa Iyo Xaalada Dekeda Berbera

0 Wednesday March 25, 2015 - 23:05:47
Xoghaya Arimha Bulshada Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Arinta Haysata Ganacsatada Baabuurta Soo Dajisa Iyo Xaalada Dekeda Berbera

Read More »

Daawo:Afhayeenkii Kooxda Suldaan Wabar Isoo Dhiibay Iyo Badhasabka Gobolka Awdal Oo Soo Dhawayay

0 Wednesday March 25, 2015 - 22:59:51
Waxa maanta ciidamada Qaranka iyo Maamulka gobolka Awdal isu soo dhiibay Afhayeenkii kooxda Suldaan Wabar iyo koox kale oo uu horkacaayey ,kuwaas oo lagu soo dhoweeyey gobolkaasi Awdal.

Read More »

Maxkamadda Ciidanka Oo Dil Ku Xukuntay Gacan Ku Dhiiglihii Dilay Marxuum Gacmo-dheere

0 Wednesday March 25, 2015 - 22:51:01
Gudoomiyaha Maxakamadda Ciidamada Qalabka sida ee Somaliland Md Yuusuf Faarax Sharmaarke,, ayaa sheegay in Maxakamaddu xukun dil ah ku riday Maxamed Cabdillaahi Cabdi, oo ah Askarigii Dilay Ganacsade Xuseen Gacma-dheere.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbilxaakimka Kulmiye Oo Ka Hadlay Dib Udhaca Doorashooyinka

0 Wednesday March 25, 2015 - 22:45:21
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dib u dhaca doorashada 26-ka June ku mudaysnayd, waxaanu Mucaaradka u soo jeediyay inay dulqaad muujiyaan sidii horeba ay ugu dulqaadan jireen dib u dhacyada doorashada ku iman jiray.

Read More »

La Taliyaha Madaxweynaha Ee Arrimaha Dhaqaalaha Oo Tacsi U Diray Ehelada,Asxaabta Iyo Ciidamad Booliska .

0 Visits: 475 | Wednesday March 25, 2015 - 22:45:18
La-taliyaha Dhaqaalaha, Gancacsiga iyo Maalgashiga Mudane Axmed Xasan Carwo waxa uutacsiu dirayaa, Saddexda Ciidan qaran gaar ahaan ciidanka Booliska, oo uu ka tacsiyadaynaayo geerida ku timid

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhambaal TACSI ah U Diray Qoyska Taliyihii Hore Ee Ciidamadda Booliska Somaliland iyo Guud ahaanba Qaranka uu ka Baxay.

0 Visits: 531 | Wednesday March 25, 2015 - 17:26:44
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Saddexda Ciidan qaran gaar ahaan ciidanka Booliska, oo....

Read More »

DAAWO Munaasibad Casho Sharafeed Ah Oo Lagu Maamuusayey Gudoomiyaha Cusub ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

0 Wednesday March 25, 2015 - 17:23:48
DAAWO Munaasibad Casho Sharafeed Ah Oo Lagu Maamuusayey Gudoomiyaha Cusub ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

Read More »

Iskaraabkii ugu Badnaa oo laga Rartay Wershedda Sibidhka ee Berbera iyo Masuliyinta Gobolka Saaxil oo ka hadlay Boobka lagu Hayo wershedda

0 Wednesday March 25, 2015 - 17:22:06
Badhasaab ku xigeenka gobolka Saaxil, Xaamud Xuseen Cabdillaahi iyo Taliyaha qaybta booliska ee gobolkaasi, Cabdi Cali ayaa

Read More »

Madaxwayne Siilaanyo Oo Amray In La Dadejiyo Dacwadda Gacan Ku Dhiiglihii Dilay GACMA-DHEERE, Iyo Doorka Qisaas La'aantu Ku Leedahay Dilalka Batey

0 Wednesday March 25, 2015 - 17:18:47
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa amar ku bixiyey in si deg-deg ah sharciga loo mariyo gacan ku dhiiglihii

Read More »

Maxaa laga fili Soo Bixikara kulanka Madaxweynaha somaliyaiyo odayaasha Dhuusa-mareeb?

0 Visits: 572 | Wednesday March 25, 2015 - 17:09:22
Si weyn ayaa isha loogu hayaa Wada-hadallada uga socda magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta u ah gobolka Galguduud, madaxweynaha dowladda Somalia oo maalintii labaad halkaa ku sugan iyo odayaasha dhaqanka beelaha gobollada Galguduud iyo Mudug.

Read More »

Daawo Afkaashacabka TV: Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed CabdiFalay Oo Farriin adag U Diray Dadka Degan Dhulka Hantida Guud ah Ee Uu Leeyahay Cusbitaalka Weyn Magaalada Ceerigaabo.

0 Wednesday March 25, 2015 - 16:43:28
Ceerigabo(Afka) Badhasaabka Gobolka Sanaag Axmed CabdiFalay Oo Farriin adag U Diray Dadka Degan Dhulka Hantida Guud ah Ee Uu Leeyahay Cusbitaalka Weyn Magaalada Ceerigaabo.

Read More »

Dowlada Kenya oo Lacag badan hub uga soo iibsatay Waddamo ku yaalla qaarada Yurub

0 Wednesday March 25, 2015 - 16:18:40
Machadka Caalamiga ah ee Baaritaanka Nabadda Stockholm ee magaciisa loosoo gaabiyo (SIPRI) Stockholm International Peace Research Institute ayaa warbixin uu dhawaan soo saaray wuxuu ku sheegay in hub culus oo military. Isla markaasna uu qiimihiisu yahay 2.6 Bilyan oo Shilling oo u dhiganto 29-Milyan…

Read More »

Taliyaha Ciidanka Ilaalladda Madaxtooyadda Jsl Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Qaarabadii Uu KaxayTaliyihii Hore Ee Booliska Somaliland.

0 Wednesday March 25, 2015 - 16:13:40
Taliyaha Ciidanka Ilaaladda Madaxtooyadda Jamhuriyadda Somaliland Waxa uu Tacsi U Diray Taliyihii Hore ee Ciidamadda Booliska Somaliland Cilmi Fure (Cilmi Kabaal) Oo Maalintii shalay ku geeriyooday Talyaaniga.

Read More »

Maxkamadda Magaalada Jigjiga oo Xukun Adag ku Riddey Weriye Caan ah oo ka Halwgelayey Jigjiga

0 Wednesday March 25, 2015 - 08:59:20
Ismaaciil Buurgaabo oo kamid ahaa Wariyaasha ka howl gala Tvga caalamiga ah Estv ayaa maanta xukuntay maxakamada magaalada Jigjiga.

Read More »