Wararka

Daawo: Marwada Madaxweynaha Somaliland oo ka Qaybgashay Xuska Maalinta TP da

0 Wednesday March 25, 2015 - 08:28:38
Maalinta caalamiga ah ee TP-da oo ku beegan 24 bisha March ayaa guud ahaan laga xusay Gobolada iyo Degmooyinka dalka JSL, waxaana munaasabad xuskaa ka mid ahi ka dhacday Magaalada caasimadda ah ee Hargaysa , taasoo ay ka qayb galeen Mas'uuliyiin ay ka mid yihiin Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo…

Read More »

Dacwad u dhaxaysay Ganacsade Reer Djibouti ah iyo Xukuumadd Dalkaasi oo Dawladda Ingiriisku Go'aan ka soo saartay

0 Wednesday March 25, 2015 - 08:04:42
Maxkamad ku taalla dalka Britain, ayaa go'aan ka gaadhay dacwad u dhaxeysay ganacsadaha reer Djibouti, Cadiraxmaan Boorre iyo xukuumadda dalka Djibouti.

Read More »

Diyaarad ay saarnaayeen Dad Gaadhaya ku dhowaad 150 Qof ayaa ku soo Dhacday Magaalo kamid ah Dalka Faransiiska

0 Wednesday March 25, 2015 - 07:55:52
Diyaarad laga leeyahay dalka Jarmalka oo nooceedu ahaa Airbus A320, oo ka soo duushay magaalada Barcelona ee dalka Spain

Read More »

DAAWO: Kulan Dib loogu Eegayo Shuruucda Shaqo ee Jaamacada Hargeysa oo lagu Qabtay Hargeysa

0 Wednesday March 25, 2015 - 07:42:13
Kulankan oo Lagaga Doodayey Sidii Jaamacada Hargeysa Ula Jaan Qaadi Lahayd Jaamacadaha Caalamka Loona Harumarin lahaa ayaa Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

Read More »

Daawo: Dawlahada Somaliland Iyo Midowga Yurub Oo Iska Kaashanaaya Tayanta Waxbarashada.

0 Wednesday March 25, 2015 - 07:38:17
Dawlaha Somaliland iyo Midowga Yurub ayaa iska kaashanaaya tataynta waxbarashada,

Read More »

Maleeshiyaad kasoo goostay Suldaan Wabar oo lagu soo dhaweeyay Boorame

0 Tuesday March 24, 2015 - 18:54:45
Max'ed Cali Caynaan oo sheegay inuu ahaa Taliyaha Aagga Bari ee Maleeshiyada Suldaan Abubokar Wabar ku Urursaday Buuraha Awdal iyo Ethiopia u dhexeeya ayaa isku soo dhiibay ciidanka amniga Somaliland. Taliyaha iyo ciidan uu wao ayaa waxa Boorama kusoo dhaweeyay gudoomiyaha gobolka Awdal, Taliye…

Read More »

Dawladaha Somaliland Iyo Masar Oo Iska Kaashan Doona Arimaha Caafimaadka.

0 Tuesday March 24, 2015 - 16:58:34
Wasiirka Caafimaadka ee dalka Masar Dr. Caadil Cadwi ayaa waraysi uu dhowaan siiyey wargeyska caanka ah ee Al-Ahram

Read More »

Daawo: Maalinta Caalamiga ah ee TP-da oo laga xusay Guud ahaan Soomaliland‏

0 Tuesday March 24, 2015 - 16:31:38
Maalinta caalamiga ah ee TP-da oo ku beegan 24 bisha March ayaa guud ahaan laga xusay Gobolada iyo Degmooyinka dalka JSL, waxaana munaasabad xuskaa ka mid ahi ka dhacday Magaalada caasimadda ah ee Hargaysa

Read More »

Daawo: Madaxwaynaha Somaliland iyo Masuliyiinta kale Ee Qaranka Oo Ka Qayb Galay Aaaska Marxuum Xuseen Gacma Dheere + Sawirro.

0 Tuesday March 24, 2015 - 16:25:13
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Waxa uu maanta ka qaybgalay Aas qaran oo ...

Read More »

Agaasimihii Wasaaradda Caafimaadka Oo Xilkii ku Wareejiyey Agaasimaha Cusub Iyo WHO Oo Shahaado Sharaf Ku Sagootiday

0 Tuesday March 24, 2015 - 16:12:31
Agaasimaha cusub ee wasaaradda Caafimaadka Somaliland, Dr. Yuusuf Axmed Cali ayaa shalay xilka kala wareegay Agaasimihii guud ee hore, Dr. Cismaan Xuseen Warsame.

Read More »

Xukuumadda Tunisia oo Caydhisay Lix ka Mid ah Saraakiisha Ammaanka.

0 Tuesday March 24, 2015 - 10:40:47
Ra'iisal Wasaaraha Wadanka Tunesia Xabiibi Asad ayaa shaqada ka joojiyay lix ka mid ah sarakiisha Amaanka Ee Dalkaasi,

Read More »

Daawo: Ethiopia Sudan Iyo Masar, Oo Heshiis Ka Gaadhay Muranka Biyo Xidheenka Abey

0 Tuesday March 24, 2015 - 10:35:48
Madaxda Waddamada Masar, Sudan Iyo Ethiopia ayaa gaadhay, heshiis iskaashi oo ay ka yeelanayaan,

Read More »

Daawo:Hay'ada Care Oo Wasaaradda Waxbarashada Ku Wareejisay Dugsiyo Ay Ka Dhistay Degaamo Kamid Ah Gobolka Saraar.

0 Visits: 681 | Monday March 23, 2015 - 23:28:32
ay'ada Care ayaa maanta wasaaradda waxbarashada Somaliland ku wareejisay dugsiyo ay ka hirgelisay qaybo kamid ah gobolka Saraar.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Oo Ka Hadlay U Jeedada Socdaalka Ay Ku Tageen Waddanka Britain.

0 Visits: 679 | Monday March 23, 2015 - 23:26:21
Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mud, Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka hadlay u jeedada socdaal ay Wafti uu kamid ahaa ugu anbabaxeen dalka Britain, gaar ahaan Caasimadda Gobolka Wallis ee Cardiff, Wasiirka oo arrinta kaga hadlay qoraal uu ku daabacay bartuu ku leeyahay Shabakadda Bulshadu…

Read More »

Daawo.Koox ka Tirsan Maleeshiyaadka Suldan Wabar Oo Isku Soo Dhiibay Ciidanka Somaliland.

0 Visits: 563 | Monday March 23, 2015 - 23:22:14
Ninkani Oo Ka Mid ahaa Hogaamiyasha Cidamda Suldaan Wabar

Read More »

Daawo:Dadweynaha Reer Ceel Afweyn Oo Soo Dhoweeyey Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.

0 Visits: 716 |
Dadweynaha reer Ceel Afweyn ayaa hambalyo u diray guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo uu madaxweynuhu xilkaasi u magcaabay,waxay sidoo kalena madaxweynaha ku hambalyeeyeen horumarka dawladiisu dalka ka hirgelisay.

Read More »

Daawo: Wafdi Isugu Jira Wasiiro Iyo Xildhibaano Oo U Amba Baxay Dalka Britain

0 Monday March 23, 2015 - 23:14:31
Wefti balaadhan oo isugu jira Wasiiro iyo xildhibaano ayaa u ambabaxay Dalka Britain si ay uga qayb galaan munaasabad ay soo qabanqaabisay jaaliyadda S/Land ee UK, taas oo la filayo in Golaha Deegaanka ee Magaalada Cardiff ay ku aqoonsadaan Madaxbanaanida JSL.

Read More »

Wasiirkii Hore Wasaarada Beerah Oo Xilkii Ku Wareejiyay Wasirka Cusub Ee Wasaaradaasi Dhawaan Loo Soo Magacaabay -

0 Monday March 23, 2015 - 17:54:52
Wasiirki Hore Wasaarada Beerah Somaliland Faarax Cilmi Geedoole haatan ah Wasiirka Waxabarashada somaliland ayaa maanta xilkii ku wareejiyay Wasiirkii Cusbaa ee dhwaan madaxweyne Silaanyo u soo magacaabay Wasaarada beeraha Somaliland

Read More »

Wasiirka duulista Iyo hawada Oo Hortagay Mudanayaasha Golaha Wakiiladda,

0 Monday March 23, 2015 - 17:49:36
Wasiirka Wasaarada duulista hawada iyo Gaadiidka Cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta hor tagay Golaha Wakiiladda ee Somaliland isaga oo faahfaahin ka bixiyey Xeerka Duulista madaniga ah oo golaha hor yaala.

Read More »

"waxaan is Badal muuqda ku samayn Doonaa Wasaarada Warshadaha waxaanan ka midho dhalin Doonaa Hadafkayga iyo himilada Aqooneed ee .."Wasiirka Cusub ee Wershedaha

0 Monday March 23, 2015 - 17:42:48
Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warshadaha somaliland Shucayb Maxamed Muusa Ayaa Maanta Xilkii si Rasmi ah ula wareegay.

Read More »