Wararka

Daawo: Wasiir Xaglatoosiye oo Tacsi u diray Qoyskii Marxuun Ganacsade Xusen Gacmadheere kana shekeeyey Qaabkii uu u dhintay

0 Monday March 23, 2015 - 17:39:37
Wasiir Xagla Toosiye waxa uu Kasheekeeyay Siduu Udhacay Dilkii Ganacsade Xuseen Gacma Dheere iyo taariikhdiisa

Read More »

Daawo: Badhasaabka Togdheer oo ka hadlay Nin Beeralay ah oo ku Dhintay Burco oo laydh ku dhegay

0 Monday March 23, 2015 - 17:31:56
iyadoo illaa xalay aanu roobku ka qaadin magaalada Burco waxa isa soo tarayey khasaare kooban oo laydhku geysanayo, iyadoo shoodh xalay ka kacay meherado iyo xaafado badan oo ay u soo gurmadeen shaqaalah shirkadaha laydhku, waxana saka beer ku taalla jamacadda Burco agteeda ku geeriyooday nin laydh…

Read More »

Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Somaliland oo ka hadlay Kiiska loo haysto nin uu ku xidhay Hargeysa

0 Monday March 23, 2015 - 17:29:03
Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Dhalinyarada iyo Dalxiiska Somaliland Axmed Cabdi Kaahin,ayaa sheegay in ay tallaabo adag ka qaadayaan sharcigana marin doonaan nin lagu magacaabo

Read More »

Daaawo Afkashacbka Tv :Curashada Roobka Guga IYo Nadafada Darada Dul hogaynaysa dowlada Hoose Hargeysa

0 Monday March 23, 2015 - 17:28:07
Daaawo Afkashacbka Tv :Curashada Roobka Guga IYo Nadafada Darada Dul hogaynaysa dowlada Hoose Hargeysa

Read More »

Wasiiro ka socda xukuumada Somalia oo Maanta gaaray Magaalada Kismaayo

0 Monday March 23, 2015 - 17:12:09
Wafdigan oo uu hogaaminay wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka dowladda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Max'ed Odowaa ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo waxaa halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweeyne kuxigeennada maamulka Jubbaland, xubno ka tirsan golaha wasiirada…

Read More »

DAAWO: Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Ee Dhawaan La Soo Magacaabay Dr Yuusuf Cali Ardo Oo Maanta Xilka La Wareegay

0 Monday March 23, 2015 - 16:43:27
DAAWO: Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Caafimaadka Ee Dhawaan La Soo Magacaabay Dr Yuusuf Cali Ardo Oo Maanta Xilka La Wareegay

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Debedda Somaliland oo Waraysi Xaasaasi ay la yeesheen Warbaahinta Dalka Kenya

0 Monday March 23, 2015 - 15:38:40
Maxmed Bixi Yonis ayaa waraysigan lala yeshay Dhowaan Mar uu socdaal shaqo ku tagay Dalkaasi Kenya

Read More »

War Deg Deg ah: Abwaan Hadraawi iyo Xubno la socday oo Dirqi Kaga Badbaaday Daad Xoog leh oo Marayey Dooxa Dacar Budhuq oo ay ka Gudbayeen

0 Monday March 23, 2015 - 14:49:58
Maxamed Ibraahim Warsame iyo xubnaha wehelinayay oo ku sii jeeday dhinaca Magaaladda Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa gaadhigii ay wateen uu la tagay daadku, waxaana dad goobta ku sugnaa ay badbaadiyeen afartaasi qof ee safarka ahaa.

Read More »

Guddomiye Cirro oo Waraysi Shacabka Somaliland Su'aalo iska waydiiyeen lala yeeshay

0 Monday March 23, 2015 - 10:22:21
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ahna Hoggaamiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka sheekeeyay

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Roob Balaadhan Oo Lagu Diirsaday Oo Ka Da'ay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

0 Monday March 23, 2015 - 08:49:01
Daawo Afkashacabka Tv Roob Balaadhan Oo Lagu Diirsaday Oo Ka Da'ay Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo: Mohamed Abdilahi Omer oo Waraysi uu siiyey Qaar ka mid ah Warbaahinta Caalamka kaga Hadlay Qaddiyada Somaliland iyo Aqoonsiga ay Adduunka Ka Raadinayso

0 Monday March 23, 2015 - 07:54:12
Wasiirkii Hore Ee Wasaaradaha Arrimaha Debedda , Ganacsiga iyo Maal-gashiga Somaliland, Maxamed C/laahi Cumar ayaa ka hadlaya Qadiyadda Jamhuuriyadda Somalilad.

Read More »

Guddoomiyayaasha WADDANI Iyo KULMIYE Oo Dhambaalo Tacsi ah U Diray Qoyskii iyo Qaranka Somaliland ee Uu Ka Geeriyooday Ganacsade Xalay Lagu Dilay Duleedka Hargeysa

0 Monday March 23, 2015 - 07:44:14
Muuse Biixi Cabdi, Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE iyo Guddoomiyaha xisbiga WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa Tacsi u diray ...

Read More »

War Deg Deg ah: Ganacsade Caan ahaa oo Xalay lagu Diley Duleedka Caasimadda iyo Wasiir Warancade oo ka hadlay Dilkaas.

0 Monday March 23, 2015 - 07:36:16
Ganacsade Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacma Dheere) oo ka mid ah Ganacsatada Waa wayn ee Somaliland ee Xoolaha Dhoofisa ayaa ku dhintay,

Read More »

Roob Lagu Qabwasaday Oo Cawa Ka Da,ay Magalada Burco

0 Sunday March 22, 2015 - 22:05:07
Waxa Maalmahi Udanbayay Si Wayn Uga Curtay Gobolada Dalka Robabki Gu,ga Kaasi Maalmahi Udanbayay Ka Da,yay Gobolada Dalka Qarkood ayaa waxa Caawa Sii Wayn Uga Da,ay Magalada Burco Roobkani oo ahaa Mid Lagu Qabawsaday Isla Markaana Biyo Dhigay,

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Tacsi U Diray Eheladii,Qaraabadii Iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere).

0 Sunday March 22, 2015 - 22:03:42
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa tacsi u diray ehelada,Qaraabada iyo shacabka Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Marxuum Xuseen Maxamuud Cawaale (Gacmadheere).

Read More »

Daawo:Dadweynaha Danyarta Ah Ee Magaalada Gebiley Dawlada Iyo Shacabka Somaliland Baaq Taakulo U Diray

0 Sunday March 22, 2015 - 21:57:52
Dadweynaha danyar ah ee gobolka Gebiley ku nool ayaa baaq qaylo dhaana u diray dawlada iyo shacabka Somaliland,taas oo ay kaga dalbanayaan mucaawimooyin in lala soo gaadho.

Read More »

Xuutiyiinta Yemen Oo Qabsaday Magaalada Saddexaad Ee Ugu Weyn Dalkaas.

0 Sunday March 22, 2015 - 21:55:23
Xoogaga Xuutiyiinta Shiicada ah ayaa maanta la wareegay qeybo badan oo ka mid ah magaalada saddexaad ee ugu weyn dalka Yemen ee Ticis.

Read More »

Isu-duwaha Wasaaradda Hawlaha Guud Iyo Guryeynta Ee Gobolka Hawd Oo Loo Magaacabay Daa'uud Cabdi Yuusuf

0 Sunday March 22, 2015 - 21:51:17
Wasiirka Hawlaha guud iyo guryeynta Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Isu-duwaha wasaaradda hawlaha guud ee gobolka Hawd Daa'uud Cabdi Yuusuf.

Read More »

Daawo: Xildhibaanada Golaha Degaanka Ee Burco Oo Tababar Loo Furay.

0 Sunday March 22, 2015 - 18:59:12
Tababarkan oo ku saabsan xalinta khilaafaadka dawladaha hoose ayaa socon doona 6 maalmoood

Read More »

Mulkiilayasha Macdarada Baabuurta Oo Cabasho U Gudbiyay Guddida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada +Sawiro

0 Sunday March 22, 2015 - 18:55:23
Guddida iyo Gudoomiyaha Gudida dhaqaalaha iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiilada Somaliland Cumar Axmed Saaleeban (Cumar Sanweyne) ayaa ....

Read More »