Wararka

Muj Cali Gurey oo 2 sanno ka hor sii sheegay inay Doorashadu Dib u dhacayso iyo Cidda Dib u dhigaysa oo uu ka Fogeeyey Xukuumadda

0 Saturday March 14, 2015 - 09:01:19
Waxa Dood Adag wada yeeshay Guddoomiye ku xigeenka 3-aad ee UCID, Afhayeenka WADDANI, Wasiir ku xigeenka qorsheynta Somaliland iyo xildhibaan Dheeg oo ka mid ah Mudanayaasha Guurtida ee xukuumadda taageera.

Read More »

Wasiir Warancade oo Shaaciyay Tirada Lacag ay ku wareejiyeen Komishanka Doorashooyinka oo Xukumaddu ugu Talo Gashay Doorashooyinka iyo Diiwangelinta

0 Saturday March 14, 2015 - 08:00:12
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay komiishanka doorashooyinka ku wareejisay 3 Malyan oo dollar oo loogu talo-galay in

Read More »

Arday Reer Somalilnd ah oo guulo kA soo hooyay qalin jebinta shahaadada master ee jaamacada Kampala

0 Friday March 13, 2015 - 18:23:01
Arday ka socotay Somaliland oo dhammaystay waxbarashada heerka labaad ee loo yaqaanno "Master" ayaa kaalmaha hor ka galay ardaydii ugu sarraysay dufcaddii 12aad ee ka qalin-jebisa jaamacadda Kampala ee dalka Yugaandha.

Read More »

Madaxweynaha Somalia Xassan Sheikh Oo Shir Caalami Ah Kaga Qayb-Galaya Dalka Masar+Sawiro

0 Friday March 13, 2015 - 18:17:07
Dalka Masar Oo Si Laban Laabay Dafiraada Qadiyada Somaliland, Si Meqaam Sare Ahna Soo Dhaweyn Ballaadhan Ugu Sameeyay Madaxweynaha Muqdisho.

Read More »

Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka laabtay Ingiriiska , iyadoo Ay Qaabishay Boqoradda Ingiriisku maalmihii u jogay London+SAWIRO

0 Friday March 13, 2015 - 18:06:18
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Xasan Axmed Aadan ayaa Caawa u Dhoofay Dalkii Hooyo ka dib markii uu dhamaystay Socdaal Rasmi ah oo

Read More »

Daawo: Sucuudiga Oo Safiirkoodi Kala Baxay Dalka Sweden Iyo Xiisada Dublamaasiyadeed Ee Ka Dhex Taagan Labada Waddan

0 Visits: 445 | Friday March 13, 2015 - 14:17:20
Sucuudiga oo ka cadhooday halkaas wasiirada ayaa deg deg uga qaatay dalkaa, danjirihii u fadhiyay safaaradooda magaalada

Read More »

Kooxda Daacish Oo Daaha Ka Fayday In Ay Isku Balaadhisay Galbeedka Afrika.

0 Friday March 13, 2015 - 14:14:49
Kooxda dawlada Islaamka ee Daacish ayaa ku dhawaaqday inay gaadhey iskuna baahisay galbeedka qaaradan Afrika,iyada oo sheegtay inay aqbashay codsi ka yimid kooxda Boko Haram ee ka dagaalanta wadanka Nigeria

Read More »

Wasiir CUKUSE Oo Warbaahinta Dawladda Ku Waaniyey Inay Dhexdhexaad Ugu Adeegaan Xisbiyada Somaliland

0 Friday March 13, 2015 - 14:02:27
Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland, Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo shalay shahaadooyin iyo qalab guddoonsiinayay weriyayaasha warbaahinta dawladda

Read More »

Daawo:Ciidamada Kuridiyiinta Oo Awood Cusub Lasoo Baxay Iyo Daacish Oo Goobo Cusub Laga Saaray,Iyada Oo Dagaal Toos U Socdo.

0 Visits: 355 | Friday March 13, 2015 - 13:58:01
)Ciidamada Kurdiyiinta ayaa la wareegay goobo cusub oo kamid ah meelihii ay hore u haysteen ciidamada kooxda dawlada Islaamka ee Daacish,iyaga oo isticmaalaaya hub cusub.

Read More »

Madaxtooyada Oo Ku Dhawaaqdey Inay Xisbiyada Mucaaradka Ah Wada Hadal Kala Gelayaan Dib U Dhaca Doorashooyinka Iyo Madasha Wada Tashiga Oo Sharcigu Dabrayo

0 Friday March 13, 2015 - 13:27:13
Xukuumadda Somaliland ayaa markii u horeysay sheegtay inay la fadhiisanayso xisbiyadal Mucaaradka ah isla-markaana ay kala xaajoonayso arrimaha doorashooyinka ee qabsoomiddooda muranku ka taagan yahay.

Read More »

Daawo: Shan Wasiir Oo Kamida Xukuumada Somaliland Oo Socdaal Ku Jooga Dalka Kenya Iyo Ujeedada Safarkooga.

0 Thursday March 12, 2015 - 22:36:08
Xubno ka tirsan Golaha wasiirada S/land oo ay ka mid yihiin Wasiirada wasaaradaha Arimaha Dibada, Caafimaadka, Qorshaynta Qaranka, Deegaanka iyo Beeraha ayaa booqasho ku jooga Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxayna shir kula leeyihiin qaar ka mid ah safaaradaha dalalka caalamka u fadhiya Kenya, Baanka…

Read More »

Dhagayso: Waraysi Xiiso Badan Oo Radio Faani Wariyaheeda Nageeye Cali Khaliif La Yeeshay Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil.

0 Visits: 1881 | Thursday March 12, 2015 - 20:20:16
Waraysigan Ayay Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Kaga Hadashay, Goortii Ay Fanka Soo Gashay Iyo Sidii Ay Ku Soo Gashay, Heesaha Ay Qaado Iyo Cidii Soo Qacan Qabatay, Sidoo Kalena Waxay Tallooyin U Soo Jeedisay Guud Ahaan Bahda Fanka. Waraysigan Waxaa Fanaanada Ikraan Jaamac Ismaaciil Magaalada Addis…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii iyo Qarankii uu Ka Baxay Afhayeenkii Ciidamada Booliska JSL o ku geriyoday Hargeysa

0 Visits: 763 | Thursday March 12, 2015 - 18:23:54
Warsaxaafadeed ka soo Baxay Madaxtoyada oo uu ku saxeexna afhayeenka Madaxtooyadduu ayu madaxweynuhu tacsi ugu Diray Qoyskii iyo Qarankii uu Ka Baxay Afhayeenkii Ciidamada Booliska JSL

Read More »

Daawo: Barnaamijka Bandhiga Suugaanta ee STAR Tv iyo Abwaan Cali Dhanaaniye oo Marti ku ah

0 Thursday March 12, 2015 - 18:16:59
Hal abuurka Da'da yar ee Abwaan Cali Dhanaaniye ayaa lagu marti qaaday Barnaamijka Suugaanta ee Tvga Star Daawasho Wacan

Read More »

Daawo : Xisbiga Kulmiye oo Dhoolatus Cajaaiba ku soo Bandhigay Hargeysa iyo Khudbadihi Madaxweyne kuxigenka iyo Hogaanka Kulmiye

0 Thursday March 12, 2015 - 16:04:34
Madaxweyne ku xigeenka JSL, mudane Saylici, Hogaanka Xisbiga Kulmiye iyo Marwada Koowaad ee Madaxweynaha JSL ayaa si wada jira uga qaybgalay maanta Xafladan oo ahayd Bandhiga Xisbiga Kulmiye ee Arrimaha Doorashooyinka.

Read More »

Daawo :Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Somaliland Dr Cabdi Aw-Daahir Cali Oo Xilkii Si Rasmiya Ula Wareegay Xilli uushalay Warejiyey Xilkii hore Xanaana Xoolaha

0 Thursday March 12, 2015 - 15:56:40
Wasiir Cabdi Aw daahir Cali ayaa maanta si rasmiya ula wareegay Xilka Wasaaradda Shaqada iyo Arrmah Bulsha oo uu Wasiirkeedii Xanuun u jiifo Gurigiisa

Read More »

Daawo: Hogaankii hore ee Naadiga Akhriska ee Berbera oo Xilkii ku wareejiyey Hogaanka Cusub ee Dhowaan la doortay

0 Thursday March 12, 2015 - 15:36:34
Munasibad Ballaadhan oo loo sameeyey Xilwareejinta Hogaanka Naadigga ayna ka soo qaybgaleen masuuliyinta Gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera waxana halkaas khudbad dheer oo ku sabsan marxaladihii Naadigu soo maray ka jeediyey Guddomiyihi hore naadiga Maxamud Jamac

Read More »

Xisbiga KULMIYE Oo Soo Bandhigay Mawqifkiisa Doorashooyinka Kana Jawaabay Hadaladii Mucaaridka.

0 Thursday March 12, 2015 - 15:28:47
Xisbi Xaakimka Talada Dalka haya ee KULMIYE, Ayaa munaasibad balaadhan oo ku qabsaday Hoteel Maansoor ee Hargeysa ayaa waxaa madashaasi soo buux dhaafiyay

Read More »

Shirkaddii Genel Energy oo hawlihii Sahaminta Shidaalka ee Somaliland Dib ugu Dhigtay Doorashooyinka Kadib

0 Thursday March 12, 2015 - 10:29:18
Guddoomiyaha Shirkadda Genel Energy Tony Hayward caqabadihii is hortaagay hawlihii sahaminta shidaalka ee ay ka bilaabeen Somaliland sanadkii 2014

Read More »

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Maraykanka Oo si Adag Uga Hadlay Warqad Xildhibaano Mucaarid Ahi U qoreen Dawladda Iran.

0 Thursday March 12, 2015 - 10:13:50
Xoghayaha Arrimaha Dibada ee Maraykanka John Kerry ayaa beeniyey hanjabaadii kasoo yeedhay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maraykanka oo waraaq hanjabaad ah todobaadkan u diray hogaanka dalka Iran.

Read More »