Wararka

UNHCR oo sheegtay in kumanaan Qoxooti ah ay dib ugu laabteen Soomaaliya

0 Visits: 619 | Sunday February 22, 2015 - 15:35:45
Hay'adda Qaxootiga Dunid ee UNCHR ayaa sheegay in maanta oo Axad ah in illaa iyo hadda dib loogu celiyay Somalia 1,473-qof oo ka mid ah qoxootigii Soomaaliyeed ee Kenya ku noolaa, dib u laabashadan oo billaabatay sannadkii la soo dhaafay ee 2014-ka.

Read More »

Dallada isku xidhka iyo Wacyigelinta Dhalinyarada Somaliland ee SYNA oo Hambalyo u diraysa Dhalinyarada Somalilnad Xuska maalinta Dhalinyarada Somaliland ee UFFO awgeed

0 Sunday February 22, 2015 - 14:50:41
War saxaafadeed loo qaybiyey shalay Qaar ka mid ah Warbaahinta ayaa u dhignaa Sidan:

Read More »

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dhagax Dhigay Ceelka Lagu Kaydinayo Biyaha Xumbo Weyne + Sawiro

0 Visits: 1223 | Sunday February 22, 2015 - 14:08:18
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland,Xubno ka Mid Ah golahiisa wasiirada,Salaadiin Iyo Marti sharaf Badan oo Ka Soo qayb Galay Dhagax Dhiga Mashruucan Biyaha Xunbo wayne oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.

Read More »

Al-shabaab oo ku baaqday inay Weerari doonto Ganacsiyada dalalka Reer Galbeedka

0 Visits: 712 | Sunday February 22, 2015 - 13:39:02
Muuqaal ay Al-shabaab sii daysay shalay ayay ugu baaqday xoogaggeeda inay weeraraan goobaha laga dukaameysto ee ku yaalla waddamada Canada, Mareykanka iyo Ingiriiska oo ka mid ah dalalka reer galbeedka.

Read More »

war deg deg ah :Madaxweyne Xasan & Geelle oo gaadhay xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne

0 Visits: 640 | Sunday February 22, 2015 - 13:32:45
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasoo madaxweynahyaasha si weyn loogu soo dhaweeyay.

Read More »

madaxweynaha Jabuuti oo xalay ku hoyday Muqdisho lana guddoonsiiyay Abaalmarin Waaa Maxay Abaal marintu?

0 Visits: 754 | Sunday February 22, 2015 - 10:02:01
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa billadda ugu sarreysa dalka guddoonsiiyay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo xalay Muqdisho seexday, iyadoo sidoo kalena loo sameeyay xaflad casho-sharaf ah.

Read More »

Madaxweynayaasha Somalia iyo Jabuuti oo ku wajahan Magaalada Baladweyne Waa maxay sababtu?

0
Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti, Xasan Sh. Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Geelle ayaa saaka ku wajahan magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, halkaasoo ah goobta ay ka howlgalaan ciidamada Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM.

Read More »

Xuska Maalinta Afka Soomaaliga oo Maanta lagu qabtay Muqdisho (SAWIRRO)

0 Sunday February 22, 2015 - 09:44:12
Xuska maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo bar-naamij loogu magac-daray xuska toddobaadka afka Soomaaliga ayaa maanta lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka qaybgaleen madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, afhayeenka baarlamaanka Somalia, Maxamed…

Read More »

Dadkii Fuliyey Qaraxii Hotel Central oo la sheegay inay ka yimaadeen Holland

0 Visits: 810 | Sunday February 22, 2015 - 09:08:56
Sirdoonka Soomaaliya ayaa sheegay in labadii qof ee isku miidaamiyay Hotel Central oo ayna dhimasho iyo dhaawac kasoo gaartay madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ay ahaayeen laba qof oo haysta dhalashada dalka Netherlands

Read More »

Ra'iisul wasaare ku xigeenka Somaliya oo loo duuliyay Turkiga Kadib Dhawicii soo gaadhay

0 Sunday February 22, 2015 - 08:50:15
Ra'iisul wasaare ku xigeenka Somalia, Maxamed Cumar Carte oo ka mid ahaa xubnihii shalay ku dhaawacmay weerarkii lala beegsaday Central Hotel ayaa maanta loo duuliyay Turkiga si loogu soo daweeyo, iyadoo ra'iisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid uu dib ugu soo laabtay Muqdisho.

Read More »

Daawo Sawirada Xildhibaanada Barlamaanka Turkiga Oo Gacanta Isula Tegey,Halka Qaarkoodna Dhaawacoodii Cisbitaalo La Dhigay.

0 Sunday February 22, 2015 - 08:45:58
barlamaanka dalkaasi Turkiga ayaa gacanta isula tegey ,iyada oo uu halkaasina ka dhacay dagaal gacan ka hadal ahi,xili ay xildhibaanadu yeesheen dood adag oo ay isku fahmi waayeen.

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Kulan Casho Ah La Qaatay Gudoomiyaha jaamacada camuud Iyo Qaar Ka Mid Ah Ardayda Jaamacadaha

0 Sunday February 22, 2015 - 08:38:46
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa habeenkii xalay ahaa kulan la qaatay Aabaha jaamacadaha somaliland iyo 70 arday oo ka yimid Magaalada Boorama oo kuwaasoo safar tababar shaqo ah u yimi caasimadda Hargeysa.

Read More »

Daawo AFkashacabka Tv Ajaanib Somaliland Kaga Shaqeysanayey Dhakhtarnimo Been Ah Oo La Mastaafurinayo

0 Sunday February 22, 2015 - 08:34:55
Dawladda Somaliland ayaa markii u horeysay dalka ka mastaafurinaysa saddex qof oo u dhashay dalka Kenya, kuwaasi oo dhakhtarnimo been abuur ah kaga shaqeysanayey gudaha Somaliland.

Read More »

Madaxwayanaha Jabuuti Oo Gaadhay Magaalada Muqdisho Ee Dalka Somaliya

0 Sunday February 22, 2015 - 08:27:41
Madaxweynaha Dawladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta ka degay Garoonka diyaaraddaha Muqdisho, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xubno ka mid ah Golihiisa wasiirada iyo golaha baarlamaanka.

Read More »

Daawo: Maalinta Dhallinyarada Somaliland Ee Ufo Oo Si Balaadahan Looga Xusay Magaallada Hargeysa

0 Visits: 1120 | Sunday February 22, 2015 - 08:21:31
Guud Ahaan Wadanka Somaliland Waxa Maanta Si Balaadhan looga xusay maalinta Dhalinyarada Somaliland toos oo la Xusaayay Maalintii Dhagax tuurka Dhalinyarada Somaliland.

Read More »

Wasiir Warancade oo Qaadhanbixiyasha iyo Wakiilada ku eedeyey Dib udhaca Doorashoyinka + Xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo ku kala Aragti Duwan Qabsomida Doorasho Xiligeda ku dhacda

0 Visits: 591 | Saturday February 21, 2015 - 15:38:26
Gudoomiye Xigeenka 3-aad ee Ucid Mujaahid Cali Guray,Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Warancadde, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay dib u dhaca la yaqiinsaday ee Doorashada ku muddaysnayd 26-06-2015-ka.

Read More »

Madaxweynaha oo Djibouti oo Muqdisho Gaadhay Xilli Qaraxyo Xoogan oo ay ku Dhaawacmeen Masuliyinta Somaliya Halkaasi ka Dhaceen

0 Visits: 573 | Saturday February 21, 2015 - 15:30:36
Madaxweynaha Dawladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maanta ka soo degay Garoonka diyaaraddaha Muqdisho, halkaasi oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Xubno ka mid ah Golihiisa wasiirada iyo golaha baarlamaanka.

Read More »

Masuuliyiintii Iyo Shaqaalihii Hudheelkii Shalay La Qarxiyey Ee Central Oo Xabsiga La Dhigay

0 Visits: 641 | Saturday February 21, 2015 - 15:27:06
ciidamada dawlada Somaliya ayaa xabsiga u taxaabay 12 qof oo kamid ahaa shaqaalihii hotel Central oo ahaa hudheelkii shalay la qarxiyey.

Read More »

Ray'sal Wasaaraha Somaliya Oo Muqdisho Ku Solaabtay Kana Hadlay Qaraxaydii Shalay Ka Dhacay Muqdisho.

0 Visits: 661 | Saturday February 21, 2015 - 15:21:56
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke, ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay,

Read More »

Madaxweynekuxigenka Somaliland iyo Xubno kale oo Wasiiro ah oo Gurigiisa ku Booqday Wasiir Xanuun ujiifay muddoyinkan danbe

0 Visits: 520 | Saturday February 21, 2015 - 15:15:41
madaxweyne ku xigeenka Somaliland iyo xubno kale oo kamid ah dawlada Somaliland ayaa gurigiisa ku booqday wasiirka Wasaaradda Shaqadda iyo Arrimaha bulshada Somaliland Maxamuud Axmed Barre (Garaad) oo muddo dheer xanuunsanaayey.

Read More »