Wararka

Daawo: Badhasabkuxigenka Togdheer oo Shahaadoyin Guddoniyey 67 arday oo ka Qalinjebiyey Bisha Cas

0 Visits: 599 | Thursday February 19, 2015 - 16:35:15
Ardaydan oo ka Qalinjebisay Gargaarka Deg degga ah ayaa munasibaddii qalinjebintooda ay ka soo qaybgaleen masuliyiinta Gobolka iyo Degmadu

Read More »

Hogaanka Xisbiga Kulmiye oo Shirkii Golaha Wasiirada ee maanta ku soo Bandhigay Mawqifka Xisbiga ee Arrimaha Doorashooyinka

0 Visits: 1066 | Thursday February 19, 2015 - 16:25:12
Gudoomiyaha Xisbiga talada haye ee Kulmiye ayaa maanta Shirkii Golaha wasiirada oo uu gudoominaayey Madaxweynaha Somaliland ka jeediyey Mowqifka Xisbiga Kulmiye ee la xidhiidha Doorashooyinka Dalka.

Read More »

Daawo: Xisbiga WADANI oo Hargeysa ku Qabtay Shirweyne lagaga Hadlayo Arrimaha Doorashooyinka iyo Xaaladda Dalka

0 Visits: 671 | Thursday February 19, 2015 - 16:18:57
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ayaa soo Jeediyey in Hadii Doorashadu Dibu dhacdo la kala diro Xukuumada iyo Baarlamaanka "Xisbiga Wadani wuxuu soo jeedinayaa Hadii Doorashadu Waqtigeeda ku dhici Waydo in la kala Diro Xukuumada iyo Baarlamaanka" ayu yidhi Guddomiye Cirro

Read More »

Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo Luqad Odaynimo kula hadlay Siyaasiin uu sheegay Inay Been ku dhaartaan maalin walba ugana digay inay waxaan jirin sheegan

0 Visits: 683 | Thursday February 19, 2015 - 16:03:52
Wasiirka Arrimaah gudaha ee Somaliland Cali Maxmaed Warancade ayaa Digniin Kulul u diray Siyaasiyiin uu sheegay in Shacabka kula Dhex wareegayaan Qori dab leh,

Read More »

Daawo: Guddomiye Ramaax oo Tilmaamay inu Hay'adaha sharciga u dabafadhiisanayo iskudaygii lagu khaarajin gaadhay

0 Visits: 606 | Thursday February 19, 2015 - 15:49:02
Wuxu kaloo tilmaamay in ciidan milleteri ahi ku jireen kuwii rasaasta ku furay isla markaasna aanu kiiskaas ka hadhayn

Read More »

daawo muuqaal: gudoomiye cirro oo khudbad dheer kaga hadlay arimaha doorashada dhanka kalle cadeeyey inaanu is casili doonin

0 Visits: 522 |
daawo muuqaal: gudoomiye cirro oo khudbad dheer kaga hadlay arimaha doorashada dhanka kalle cadeeyey inaanu is casili doonin

Read More »

Madaxtooyada Somaliland oo lagu qabtay kulan ay yeesheen Xukumadda, Dawladaha Hoose iyo Hay'adaha Maalgeliya Mashruuca Maamuldaadejinta ee GPLG oo lagu kala Saxeexday Heshiis

0 Visits: 530 | Thursday February 19, 2015 - 15:17:10
Mashruuca Maamul daadejinta dawladaha hoose ee loo soo gaabiyo GPLG,oo shalay lagu qabtay qasriga madaxtooyada Somaliland, waxaana shirkaasi lagu kala saxeexday wejigii labaad ee heshiiskaasi oo

Read More »

Daawo:"Anaga iyo Xisbiga Waddani waanu is kaashanayanaa anagoo Qaranka Bad baadinayna" Cabdirashid Xasan Matan

0 Visits: 593 | Thursday February 19, 2015 - 15:07:08
Musharaxa Madaxweyne ku xigeen ee Xisbiga Ucid C/rashiid Xasan Mataan ayaa soo Dhoweeyey Khudbad Maanta Guddomiye Cirro ka jeediyey Xaflad Xisbiga WADANI kaga tashanaye Arrimaha Doorashooyinka Dalka ku soo fool leh

Read More »

Xisbiga WADANI oo Muujiyey Qabyo Badan oo Xisbigiisa ka jirta, Sheegayna inay Degdeg u dhammaysanayaan Wixi ka qabyo ah Doorashadana Diyaar u yihiin

0 Visits: 658 | Thursday February 19, 2015 - 15:00:45
Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumi Seed ayaa ka hadlay diyaar garawga uu Xisbigiisu u galayo doorashada,

Read More »

Madaxwaynaha Maraykanka Oo Sheegay Inaanu Dagaal Kula Jirin Islaamka Iyo Dadkiisa

0 Visits: 590 | Thursday February 19, 2015 - 14:50:42
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa u sheegay shirweyne ka socda Washington oo looga hadlayo sidii looga hortagi lahaa xag jirnimada rabshadaha wadata,

Read More »

Xildhibaan Bidhi Oo Shaaciyay Akoonada Loogu Caawinayo Xarunta Darbi jiifka Baaqna Udiray Dawlada, Qurba-joga Iyo Dhamaanba Shacabka.

0 Visits: 804 | Thursday February 19, 2015 - 08:33:51
Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilimi Bidhi Oo Kamid ah golaha Degaanka Ee Degmada Burco ayaa Baaq u diray xukuumada Somaliland qurba joogta Hayadaha Caalamiga ah

Read More »

Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ka Warbixiyay Weerar Dablay Hubaysani Kusoo Qaadeen Xili Uu Kasoo Anbabaxay Gobolka Sanaag

0 Visits: 579 | Wednesday February 18, 2015 - 22:57:13
Guddoomiyaha Gobolka Awdal Mudane Saleebaan Maxamed Ramaax Oo Dhawaan Madaxweyne Axmed Maxamaed Maxamuud (Siilaanyo) U Magacaabay Gudoomiyaha Awdal Horana U Ahaa Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Ayaa Ka Warbixiyay Weerer Ay Kusoo Qaadeen Dablay hubaysani Xili Uu Kasoo Anbabaxay Magaalada Ceerigaabo Kuna Soo…

Read More »

Daawo:Wasiirka Warfaafinta Oo Daha Ka Qaaday In Somaliland Laga Xusi Doono Maalinta Af-soomaaliga.

0 Visits: 569 | Wednesday February 18, 2015 - 22:48:29
Wasiirka wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa maanta ugu baaqay qorayaasha,Qalinleyda & Saxaafadda S/land inay ka qayb qaataan xuska maalinta af Soomaaliga oo ku aaddan 20-ka Bisha Febaury,

Read More »

Gudida U Qaabilsan Somaliland Wadahadalka Soomaliya Oo Wada Yeeshay Kulan

0 Visits: 577 | Wednesday February 18, 2015 - 22:45:55
Waxana Ka Hadlay Wasirka Arimaha Dibada Somaliland Maxmed Bixi Yoonsi

Read More »

Kooxaha asluubta iyo D/hoose oo sheegatay In la dhameeye Khilaaf soo kala dhex-galay Wasaarada dhalinyarada Gobolka togdheer

0 Visits: 525 | Wednesday February 18, 2015 - 19:08:32
Kooxaha asluubta iyo D/hoose oo sheegatay In la dhameeye Khilaaf soo kala dhex-galay Wasaarada dhalinyarada Gobolka togdheer

Read More »

Maraykanka oo Xaqiijiyey in Soomaaliya diiday Xasaanad ay kaga badbaadaan Dacwadaha Xasuuqii Somaliland ee loo Haysto Maxamed Cali Samatar iyo Nin kale

0 Visits: 832 | Wednesday February 18, 2015 - 18:46:07
Waa kuma Masuulka Maraykanka u xaqiijiyey Mawqifka Soomaaliya ee ah inaan la siinayn labadaas nin Xasaanad ay ku badbaadaan?

Read More »

Daawo Madaxda Xisbiga UCID oo ku Baaqay In Dhammaan Baarlamaanka Somaliland La Kala Diro

0 Visits: 512 | Wednesday February 18, 2015 - 17:25:41
Madaxda Xisbiga UCID oo ku Baaqday In Dhammaan Baarlamaanka Somaliland La Kala Diro Iyagoo shir jaraa'id maanta caasimadda somaliland ku qabtay .

Read More »

DAAWO Tababar Loo Furay Shaqaalaha Ka Hawlgali Doona Diwaangelinta Madaniga Ah Ee Ka Gobolka Togdheer Ka Bilaabmaysa

0 Visits: 550 | Wednesday February 18, 2015 - 16:53:58
Tababar Loo Furay Shaqaalaha Ka Hawlgali Doona Diwaangelinta Madaniga Ah Ee Ka Gobolka Togdheer Ka Bilaabmaysa.

Read More »

Wasiirka cusub Ee Gaashaandhiga Somailaya Oo Xilkii Kal Wareejay Wasiirkii Hore +sawiro

0 Visits: 830 | Wednesday February 18, 2015 - 16:18:08
Wasiirka cusub ee gaashaandhiga Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta si rasmi ah waxa uu ula wareegay xilkaasi, isaga oo kala wareegay wasiirkii hore ee difaaca Maxamed Sheekh Xasan Xaamud.

Read More »

Mareykanka oo sheegay in dalalka ay Saaxiibada yihiin uu ka iibinayo Drones

0 Visits: 527 | Wednesday February 18, 2015 - 16:05:55
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisayinay dalalka saaxiibbada dhow la ah ay ka iibinayso diyaaradaha aan lahayn duuliyaha ee Drones-ka loo yaqaan, iyadoo ay noqonayso markii koowaaad oo Mareykanku uu sheego inuu iibinayo diyaaradahan.

Read More »