Wararka

Daawo:Waxgaradka Buuhoodle oo Taageero U Muujiyey Waxqabadka Wasiirka Caafimaadka‏

0 Visits: 651 | Sunday January 25, 2015 - 22:38:54
Waxgaradka Buuhoodle oo Taageero U Muujiyey Waxqabadka Wasiirka Caafimaadka‏

Read More »

Daawo:Wasiirka Wasaarada Cadaalada S.Land Oo Dhagax Dhigey Xarun Loo Dhisayo Si Loogu Dhaqan Celiyo Maxaabiista

0 Visits: 638 | Sunday January 25, 2015 - 22:36:03
Xarunta Dhaqan Celinta Maxaaabiista oo La Dhisayo

Read More »

Daawo: Wasiir Arimaha Gudaha Yaa U Sheegay Oo Ka Waramay Hubka Lagu Qabtay Markabka

0 Visits: 832 | Sunday January 25, 2015 - 22:31:26
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland, Cali Maxamed Waran-cadde ayaa caddeeyay in Markab sida hub lagu qabtay dekedda Berbera.

Read More »

Daawo: Gobolka Sanaag oo Laga Bilaabay Olole Ka Dhan Ah Cudurka Jadeecada‏

0 Visits: 688 | Sunday January 25, 2015 - 22:29:29
Sanaag oo Laga Bilaabay Olole Ka Dhan Ah Cudurka Jadeecada‏

Read More »

Daawo:Gudomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in aanay Doorasho Wakhtigeeda Dhacayn

0 Visits: 527 | Sunday January 25, 2015 - 22:26:47
Sanadba qolo ayaa walaata, Maanta Dad ayaa ka xanaaqaya, Doorashadu Dib ayay u dhacaysaa, Faysal Cali Waraabe , oo Xisbiga Waddani Weeraray.

Read More »

Madaxweynaha Dalka Marekanka Barack Obama Oo Gaadhey Dalka India

0 Visits: 742 | Sunday January 25, 2015 - 22:24:36
Sidoo Kale Ilaa 15,000-Kun Oo Camera Ayaa Lagu Xiray Goobo Kala Duwan Oo Ku Yaalla Caasimadda, Waxaa Gabi Ahaanba La Xanibey Duulimaadyadii Garoonka New Delhi

Read More »

Madaxwaynaha Dalka Zambia Oo Xilkii Dhaariyey

0 Visits: 528 | Sunday January 25, 2015 - 22:22:30
Madaxweynaha cusub ee Zambia, Edgar Lungu, ayaa la dhaariyay kadib markii uu ku guulaystay doorasho natiijo isku dhawayd.

Read More »

Awdal Iyo Saaxil Dalka Waxay Soo Xukumayeen 20 Sano, Arrinka Suldaanka Ergo Ha Loo Diro Ahmed Yusuf Yaasin

0 Visits: 691 | Sunday January 25, 2015 - 22:20:19
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa soo jeediyay in arrinta Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo dhawaan ku dhawaaqay erayo ka dhan ah qaranimada Somaliland loo

Read More »

Daawo:Ciidamada Qaranka Oo Garoomo Ku Wareejiyey Odayasha iyo Waxgaradka Xaafada Masalaha.

0 Visits: 593 | Sunday January 25, 2015 - 17:49:03
Ciidanka Qaranka ayaa maanta si rasmi ah ugu Wareejiyay Odayaasha iyo Waxgaradka Xaafada Maslaha ee Magaalada Hargaysa afar Garoon oo kuwa Ciyaaraha ah iyo Xarun MCH kuwaas oo ay hore ugu deeqeen Ciidamada Qaranku.

Read More »

Cali Guray Oo Madaxwaynaha Somaliland U Soo Jeediyay Inuu Talaabo Dag-Dag Ah Ka Qaado Taliyaha Ciidanka Qaranka.

0 Visits: 799 | Sunday January 25, 2015 - 17:47:04
Cali Guray Oo Madaxwaynaha Somaliland U Soo Jeediyay Inuu Talaabo Dag-Dag Ah Ka Qaado Taliyaha Ciidanka Qaranka.

Read More »

Daawo:Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Garoomada Xaafada Masalaha Oo Khilaaf Badani Ka Taagan Yahay.

0 Visits: 645 | Sunday January 25, 2015 - 17:43:14
Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Maanta ka hadlay Garoomo ku yaala Xaafada Masala

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Ciyaar Lagu Xusaayey alle Ha U Naxariistee Fanaan maxamed Axmed Kuluc Oo Ka Dhacday Goroonka Weyn Hargeisa

0 Visits: 660 | Sunday January 25, 2015 - 17:10:01
Daawo Afkashacabka Tv Ciyaar Lagu Xusaayey alle Ha U Naxariistee Fanaan maxamed Kuluc Oo Ka Dhacday Goroonka Hargeisa

Read More »

DaawoAfkashacabka Tv Wasiirka Madaxytooyda Somaliland Oo Fagaare Kala Hadllay Bulshada Reer Ceerigaabo

0 Visits: 519 | Sunday January 25, 2015 - 16:10:43
Daawo Tv Wasiirka Madaxytooyda Somaliland Oo Fagaare Kala Hadllay Bulshada Reer Ceerigaabo

Read More »

Daawo Muuaal afkashacbaka tv:mujaahid cali guray oo si kulul ug hadlay khilaafkii soo dhex galay beelaha dega koonfurta hargeysa iyo ciidanka malatariga

0 Sunday January 25, 2015 - 15:35:33
Daawo Muuaal afkashacbaka tv:mujaahid cali guray oo si kulul ug hadlay khilaafkii soo dhex galay beelaha dega koonfurta hargeysa iyo ciidanka malatariga

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Xilkii Isuduwaha Wasaarada Ee Gobolka Saaxil U Magacaabay Isuduwe Cusub Kadib Markii Uu Geeriyooday Isuduwihii Hore

0 Visits: 625 | Sunday January 25, 2015 - 15:30:35
Berbera(Afkashacabka.com) Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Xilkii Isuduwaha Wasaarada Ee Gobolka Saaxil U Magacaabay Isuduwe Cusub Kadib Markii Uu Geeriyooday Isuduwihii Hore

Read More »

Maxkamadda KENYA Oo Beenisay Sharci Dawladdu U Soo Rogtay Amniga

0 Visits: 632 | Sunday January 25, 2015 - 12:14:19
Sideed oo qodob ee muranka badan dhaliyay ee ka midka ahaa sharciga ammaanka ee dhawaantan la meelmariyay ayaa weli laalan oo aanan laga dhaqan gelin karin Kenya.

Read More »

Mudaaharaad Gilgilay Dalka YEMEN

0 Visits: 693 | Sunday January 25, 2015 - 12:13:08
Kumanaan reer Yemen ah ayaa Sabtidii shalay ku dibadbaxay kooxda falaagada Shiicadaha ah ee Xuuthiyiinta. Arrintan ayaa timid labo maalmood ka dib markii uu xilka ka degay madaxweynihii dalka Cabd Rabu Mansuur Haadi.

Read More »

Ciidanka Qaranku Iyaga Ayaa Wajiib U Leh Meel Kasta Oo Ay Joogan Waxanan Leeyahay Cid Kasta Oo Isku Deyda In Ay Wax U Geysato Ha Ka Waantowdo…. Suldaan Xiirey

0 Visits: 754 | Sunday January 25, 2015 - 12:10:24
Afhayeenka Guud Ee Salaadinta Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed (Xiirey) Oo Maanta Warbaahinta La Hadlaayey Ayaa Waxaa Uu Ka Hadley Muranka Dhul Ee Ka Taagan Xeerada Ciidamada Qaranku Ku Leeyahiin

Read More »

Nuxurka Khudbadii Ay Marwo Edna Adan Kajeedisay Aqalka Baarlamaanka Yurub

0 Visits: 726 | Sunday January 25, 2015 - 12:08:26
Waanu ka baxnay midowgii, markii ay diyaaradihii dawladu si toos ah u duqeeyeen magaalooyinkayagii waaweynaa. Waxaanu ka baxnay markii ay kaarayaashii iyo hubkii cus-cuslaa

Read More »

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Somalia Oo Xanuun Kadis Ah U Geeriyooday

0 Visits: 749 | Sunday January 25, 2015 - 12:06:24
Xildhibaan Max'ed Ibraahim Xaabsade oo ka mid ahaa mudanayaasha baarlamaanka dowladda Soomaaliya ayaa saaka Muqdisho ku geeriyooday, kaddib xanuun xalay maqribkii kusoo booday sida ay qaar ka mid ah xubnaha baarlamanka u sheegeen warbaahinta gudaha.

Read More »