Wararka

Kenya Oo Lagu Dilay Hoggaamiye Kaniisadeed Magaalada Xeebta Ee Mombasa

0 Visits: 642 | Sunday January 11, 2015 - 21:07:55
Magaalada Mombasa ee xarunta gobalka xeebta Kenya ayaa maanta waxaa lagu dilay hogaamiye Kaniisadeed, xili uu damacsanaa in uu galo goob dadka Masiixiyiinta ah ay ku cibaadeysanayeen.

Read More »

War Degdeg ah: Is Rasaaseyn Dhex Martay Ciidamo Ka Tirsan Dowladda Federaalka

0 Visits: 668 | Sunday January 11, 2015 - 20:47:50
Warar goor dhaweed soo gaadhay xarunta war qabadka afkashaacbka ayaa sheegaya in is raasaaseyn dhex martay ciidamo ka wada tirsan dowladda, Dagaalka ayaa ka dhacay afaafka hore Isbitaal Imaaraadka ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdishu

Read More »

Raggii Weeraray Caasimada Faransiiska Ee Paris Oo Ka Soo Muuqday Cajalad Muqaal Ah Kana Hadlay Sabata Weerarkaas Ay U Fuliyeen

0 Visits: 716 | Sunday January 11, 2015 - 20:39:25
Muuqaal lagu baahiyay baraha bulshada sida Twitter ayaa waxaa ka soo muuqday mid ka mid ah saddexdii ruux ee weeraray magaalada Paris,

Read More »

Daawo:Xildhibaanada Golaha Degaanka ee Laascaanood oo Hor istaagay Goynta Dhirta‏

0 Visits: 644 | Sunday January 11, 2015 - 17:20:20
Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Laascaanood ayaa maanta dul tegay goob laga jaray dhir faro badan oo ku taalla duleedka Magaalada Laascaanood, waxana ay muujiyeen sida ay uga xun yihiin dhirtaasi la gooyey oo waxyeelo weyn u gaysanaysa nolosha aadamaha, xoolaha nool, ugaadha, xayawaanka…

Read More »

Ergayga Midawga Afrika U Qaabilsan Soomaaliya Oo Sheegay In Nabadda Muqdisho Ka Soo Raynayso.

0 Visits: 583 | Sunday January 11, 2015 - 16:35:30
Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, danjire Maman S. Sidikou ayaa ku tilmaamay shirkii 53-aad ee ...

Read More »

Taliyaha Booliska Somaliland oo ka hadlay Mukhadaraad Boolisku soo Qabteen Amaro Adagna ku so Rogay Dhalinyarada Rabshadaha ka sameeya Caasimada

0 Visits: 621 | Sunday January 11, 2015 - 16:25:17
Taliyaha Ciidanka Booliska Jamuuriyada somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa soo bandhigay Xamri iyo Xashiishad ay Qabteen Ciidanka Boolisku,

Read More »

War Deg Deg ah:Wasiirkuxigeenki hore Amniga oo Xabsiga laga sii Daayey iyo Muse Bixi oo Madaxweynaha ka codsaday Sii Deyntiisa

0 Visits: 545 | Sunday January 11, 2015 - 15:46:23
Xukuumadda ayaa la sheegayaa in ay xorriyadiisii dib ugu soo celisay Wasiir Ku Xigeenkii Hore Amniga Md. Cabdilaahi Abokor oo dhawrkii bilood ee ugu dambeeyay ku xidhnaa Xabsiga Dhexe ee Hargeysa.

Read More »

Wasiirka Arrimaha Debedda JSL oo Markii u horeysay Ka Hadlay Dhawaaqii ka soo Yeedhay Somalia iyo Digniintii ay u jeediyeen ARC oo Sahamin Macdaneed ka wada Awdal

0 Visits: 631 | Sunday January 11, 2015 - 15:34:40
Wasiirku waxa uu intaasi raaciyay inay Somalia ka wada hadlayaan Bayaanka ka soo baxay Somalia

Read More »

Daawo Muuqaal .muhaajid cali guray, siyaasada arimaha dibadu ma qurux badnaan karto hadii aan siyaasada arimaha guduhu qurux badnayn

0 Sunday January 11, 2015 - 12:43:21
Daawo Muuqaal .muhaajid cali guray, siyaasada arimaha dibadu ma qurux badnaan karto hadii aan siyaasada arimaha guduhu qurux badnayn

Read More »

Daawo: Obama Iyo Golaha Congress-ka Oo Faransiiska Kala Qayb Galay Baroor Diiqda Weeraradii Is Xigxigay Ee Paris

0 Visits: 656 | Sunday January 11, 2015 - 09:31:04
Masuuliyiinta ugu sareeya dalka Maraykanka ayaa muujiyay, sida ay uga xun yihiin, weeraradii ugu yaraan, 20-ka qof ku dhinteen ee caasimadda Faransiiska ee Paris,

Read More »

Jamaal Ali Husein oo Si adag uga Hadlay Iibka Wershadaha Laydhka ee Berbera iyo Hargeysa ee Ganacsatada lagu wareejiyey

0 Visits: 681 | Sunday January 11, 2015 - 09:22:32
Murashaxa Jagada Madaxweynaha Ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Md. Jamaal Cali Xuseen ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Qaabka ay Xukuumadda Kulmiye Warshadihii Laydhka ee Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera ugu wareejisay Shakhsiyaad Gaar ah.

Read More »

Dhegayso: Warkii Caawa ee Afkashacabka.com iyo Weriye Mustafe Teacher oo ino Akhriya 10-01-2015

0 Visits: 952 | Saturday January 10, 2015 - 18:59:18
Warkii Caweysnimo ee Caawa oo idinka Imanaya Studioga Afkashacabka ee Magaalada Burco Dhegayso

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv cabdi Good oo mashiinka Ku Kala Jaray Hees Ay Qaado Nimco Dareen

0 Visits: 1342 | Saturday January 10, 2015 - 18:39:17
Daawo Afkashacabka Tv cabdi Good oo mashiinka Ku Kala Jaray Hees Ay Qaado Nimco Dareen

Read More »

· Urur dhaqameedka Socayo Band Oo Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyey Boodhka Sarre Ee Ururkaasi

0 Saturday January 10, 2015 - 18:27:16
Urur dhaqameedka Socayo Band Oo Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sa meeyey Boodhka Sarre Ee Ururkaasi

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Xafiiskisa Ku Qaabilaw Wafti Ganacsi Oo Ka Socda Dalka Turkiga+Sawiro

0 Visits: 629 | Saturday January 10, 2015 - 17:55:45
Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan

Read More »

Daawo: Guddomiye Muse Bixi Cabdi oo Marki u oreysay ka hadlay Ammaanka Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka

0 Visits: 811 | Saturday January 10, 2015 - 17:49:07
Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Waxa uu Walaac Ka Muujiyay Dhalinyaradda Rabshadaha Ka Sameeya Magalooyinka Waa Weyn ee Dalka

Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa duuduub ku ansixiyay Xisaab xidhyada 2008 ilaa 2013 iyo Mudanayasha Xisbiyada Mucaaradka oo Cambareeyey Ansixintaas

0 Visits: 763 | Saturday January 10, 2015 - 17:44:31
Golaha Wakiilada Somaliland ayaa duuduub ku ansixiyay Xisaab xidhyada 2008 ilaa 2013-ka oo ah Xisaab xidhyada muddo 6 sanno ah.

Read More »

War Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii IGAD ee Muqdisho

0 Visits: 808 | Saturday January 10, 2015 - 17:42:04
Waxaa soo xirmey shirkii wasiirada arrimaha dibada ee IGAD kuwaasi oo markii uu shirka dhamaaday ka dhoofey dalka, waxaana shirka laga soo saaray war murtiyeed 26 qodob.

Read More »

Shirkii Urur Goboleedka IGAAD Uga Socday Muqdisho Oo Lasoo Gaba Gabeeyay

0 Visits: 676 | Saturday January 10, 2015 - 17:36:12
Shirkii wasiiradda arrimaha debadda IGAD oo saaka ka furmay Muqdisho ayaa lasoo gaba-gabeeyay goor dhawayd, kaas oo muddo saacado ah ka socday Hoteelka SYL oo ku dhaw xarunta madaxtooyada Soomaaliya.

Read More »

Xisbiga Ucid Oo Hadal Ka Soo Yeedhay Soomaaliya Si Adag Ugu Jawaabay War-saxaafadeed

0 Visits: 631 | Saturday January 10, 2015 - 17:24:39
Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa kahadlay hadal ka soo yeedhay xukuumada Somaliya, Hadalkaasi oo ahaa in shirkad macdan ka baadhaysa gobolka Awdal ee Somaliland inay ka baxdo goblkaasi iyo guud ahaanba Somaliland

Read More »