Wararka

Daawo Afkashacabka Tv Wershada Laydhka Ee Hargaysa Oo Si Rasmiya Loogu Wareejiyay Ganacsatada somaliland

0 Visits: 552 | Saturday January 10, 2015 - 17:05:06
Daawo Tv Wershada Laydhka Ee Hargaysa Oo Si Rasmiya Loogu Wareejiyay Ganacsatada somaliland

Read More »

Daawo Muuqaal .Maxaa Kaa Qaldan Somali Short Film Soo Saaristii Bilda Films and socayo band

0 Saturday January 10, 2015 - 16:44:32
Daawo Muuqaal .Maxaa Kaa Qaldan Somali Short Film Soo Saaristii Bilda Films and socayo band

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Wafti Ka Socda Dalka Swede

0 Visits: 686 | Saturday January 10, 2015 - 16:41:09
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka Sweden weftigaasi oo uu hogaaminaayo, Xoghayaha Dawlada

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Dhaanto Cusub Ee Uu Soo Qaaday Sooraan

0 Visits: 873 | Saturday January 10, 2015 - 16:33:19
Daawo DHAANTO CUSUB Ee Sooraan

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv: Maamulka Haamaha Shidaalka Berbera Oo Soo Kormeeray Dhisme Laami Casriya Oo Dhererkeedu Yahay 1KM Lagana Hirgaliyay Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

0 Visits: 616 | Saturday January 10, 2015 - 16:02:52
Maamulka Haamaha Shidaalka Berbera Oo Soo Kormeeray Dhisme Laami Casriya Oo Dhererkeedu Yahay 1KM Lagana Hirgaliyay Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera

Read More »

Daawo Muuqaal.Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka oo Soo Bandhigay Lunsiga Malaayiin Dollar

0 Saturday January 10, 2015 - 13:17:08
Daawo Muuqaal.Gudi Hoosaadka Ilaalinta iyo dabagalka Hantida Qaranka oo Soo Bandhigay Lunsiga Malaayiin Dollar

Read More »

Wasiirrada Urur Gobolleedka IGAD Oo Muqdisho ku soo Hoyday iyo Ammaanka Muqdisho oo la Adkeeyey

0 Visits: 753 | Saturday January 10, 2015 - 08:08:39
Wasiirrada arrimaha dibadda waddamada IGAD ayaa intooda badan waxay gellinkii dambe ee maanta gaadheen Magaalada Muqdisho,

Read More »

Laba Sanno Ka Dib Xildhibaanada Mucaaridka Jabuuti Oo Fadhigii Baarlamaanka Ka Soo Qayb Galay.

0 Visits: 664 | Friday January 09, 2015 - 22:17:22
Mudaneyaasha Isu taga Mucaaradka Jabuuti ayaa fadhigii Khamiista ee Baarlamaanka Jabuuti ka soo qayb galay ka dib markii muddo laba

Read More »

Somaliland oo Markii ugu Horaysay ka Qayb Galaysa Shirka Urur Goboleedka IGAD oo Sanadkan ka Qabsaomaya Magalada Muqdisho ee Dalka Somalia

0 Visits: 867 | Friday January 09, 2015 - 22:12:37
January 8, 2015 – Public diplomacy and Regional safety and security news. The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of Somalia, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle

Read More »

Daawo Afkashacabka TV Wasaaradda Beeraha Somaliland oo Soo Bandhigtay Wax qabadkii Sanadkii tagay ee 2014

0 Visits: 530 | Friday January 09, 2015 - 22:09:25
Wasaaradda Beeraha Somaliland oo Soo Bandhigtay Wax qabadkii Sanadkii tagay ee 2014

Read More »

DAAWO : Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Somaliland Oo Dalka Ku Soo Dhaweeyay Wafti Ganacsato Turkish Ah.

0 Visits: 622 | Friday January 09, 2015 - 22:06:26
Wefti Balaadhan oo Ka socda dalka Turkiga oo isugu jira siyaasiyiin iyo ganacsato ayaa maanta Booqasho ku yimid dalkan JSl iyadoo ay madaarka caasimadda ku soo dhoweeyeen xubno ka tirsan golaha xukuumada iyo mas'uuliyiin kale.

Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Kulan La Qaatey Guddoomiyaha Baarlamaanka Midawga Jaamacada Carabta Mr:Al-jarwani

0 Visits: 696 | Friday January 09, 2015 - 22:02:31
Guddoomiyaha baarlamaanka Somaliland sida oo kalena guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(Cirro), oo muddooyinkii danbe socdaa

Read More »

Daawo: Xarun Cusub Oo Loo Dhagax Dhigay Dabdamiska Madaarka Cigaal

0 Visits: 776 | Friday January 09, 2015 - 21:55:48
Wasiirka wasaaradda duulista Hawada ee JSL ayaa maanta dhagax dhigay xarun cusub oo Gambalool ay hadhsadaan u noqon doonta gaadiidka Dabdamiska ee ka hawlgala Madaarka egal intranational Airport.

Read More »

Madaxwaynaha Soomaaliya Oo Sheegay In Laamaha Dawladiisa Uu Hadheeyay Muq-Maasuq.

0 Visits: 651 | Friday January 09, 2015 - 21:52:21
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday inay dawladdiisu xoogga saarayaan la-dagaalanka musuqmaasuqa sannadkan 2015-ka,

Read More »

"Xarunta Xuquuqal Insaanku Waxay Ugu Baaqaysaa Dawladda Ethiopia inay sii dayso Suxufi Reer Somaliland ah Oo Jigjiga Ku Xidhan" Human Rights Centre.

0 Visits: 606 | Friday January 09, 2015 - 21:49:46
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay ugu baaqaysaa dawladda Ethiopia inay sii dayso suxufi reer Somaliland ah oo Jigjiga ku xidhan

Read More »

Daawo: Jaamacadda Gollis oo Burco ku Daah furtay Waxbarashada Sare ee Masterka iyo kulliyado Cusub

0 Visits: 652 | Friday January 09, 2015 - 19:49:30
Munasibad Ballaadhan oo Xalay lagu Daahfuray Waxbarashada sare ee Master ka oo jaamacadda Gollis oo kaashanaysa Jaamacado Caalamiya ay Bilowday iyo kulliyado Cusub

Read More »

Daawo Rag Yurub ka Tagay oo iska Soo Tuuray dabaqa Dunida Ugu Dheer ee Burji Khalifa

0 Visits: 736 | Friday January 09, 2015 - 13:39:45
Rag ku taqsuusay iska soo tuurista Dabaqyada Dunida ugu dhaadheer ayaa lacago fara badan waxay ka heleen dalka Imaaraatka Carabta ka dib markii ay jabiyeen Iskoor Caalami ah waliba iska soo tuureen sarta Dunida ugu dheer ee Burji khalifa

Read More »

Maxaabiis Tiro Badan Oo Laga Sii Daayey Guantanamo Bay

0 Visits: 560 | Friday January 09, 2015 - 13:37:53
Maraykanka ayaa sannadkii dhammaaday sii daayey maxaabiis badan oo ku xidhnayd Xabsiga uu leeyahay Milateriga Maraykanka ee Guantanamo Bay, Cuba.

Read More »

Daawo Muqaalka Maanta:Waraysi Xiiso Badan oo lala yeeshay Sooraan iyo Jawaan

0 Visits: 730 | Friday January 09, 2015 - 13:31:30
Muqalkani Jimaha ayaanu ku soo qadana Muqalada Layaaabka ama waraysiyadha le

Read More »

Xogo Rasmi Ah Oo Tilmaamay In Dawladda Afghanistan Jagooyin Sare U Balan Qaaday Taaliban

0 Visits: 598 | Friday January 09, 2015 - 13:29:56
Idaacadda BBC-da ayaa ogaatay in dowladda cusub ee dalkaasi Afghanistan ee uu hogaamiyo Madaxweyne Ashraf Ghani, ay kooxda Taalibaan u bandhigtay jagooyin golaha wasiirada ah. balse waa ay diideen in ay qaataan jagooyinkaasi.

Read More »