Wararka

Kouachi oo Ka Mid Ah Labadi Nin Ee Wargaysa Charlie Ebdo ee magaalada Paris oo Lasheegay Inuu Tababar Kusoo Qaatay Dalka Yemen

0 Visits: 745 | Friday January 09, 2015 - 13:26:23
Baarayaasha ku howlan weerarkii Arbacadii lagu qaaday xarunta wargeyska Faransiiska ee Charlie Ebdo ee magaalada Paris ayaa sheegay in mid ka mid ah labadii nin ee hubeysnaa ee weerarka geystay uu tababar ka soo qaatay Al-qacidada Yemen.

Read More »

Maxaad Ka Taqaanaa Fogaanta Taariikhda Ganacsi Ee Afrika Iyo Dunida Carabta

0 Visits: 927 | Friday January 09, 2015 - 13:21:01
Ganacsiga u dhexeeya Afrika iyo dunida carabta waa mid leh raadraac taariikheed oo aad u fog. Wuxuu ahaa Boqor Fircooni ah laguna magacaabi jirey Necho,

Read More »

Boqolaal Qof Oo Ku Dhintay Rabshadaha Ka Taagan Magaalada Bega Ee Waqooyiga Nigeria

0 Visits: 613 | Friday January 09, 2015 - 13:19:18
Saraakiisha Nigeria ayaa sheegaya in rabshadaha ka taagan magaalada Baga ee waqooyi bari Nigeria ay ku dhinteen boqolaal qof. Magaalada iyo saldhig milatari oo halkaa ku yaalla ayaa Sabtidii la soo dhaafay waxaa qabsaday maleeshiyada kooxda xagjirka ah ee loo yaqaan Boko Xaraam.

Read More »

Daawo Muuqaal & Sawiro dheeraad ah qaabkii loo weeraray xaruntii Jaraaidka Charlie Hebdo ee Magaalada Paris

0 Visits: 1426 | Friday January 09, 2015 - 13:16:02
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dawladda Soomaaliya ugu baaqey inay ka fogaato wax kasta oo carqaladeyn kara geedi-socodka wadahadallada u dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya.

Read More »

Daawo AfkashacabkaTV:- Maamulka Goboka Saaxil Ee Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Wareejinta Warshada Laydhka Ee Berbera

0 Visits: 492 | Friday January 09, 2015 - 01:50:16
Maamulka Goboka Saaxil Ee Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ku Dhaliilay Wareejinta Warshada Laydhka Ee Berbera

Read More »

Magaalo Ku Taala Qaaradda Yurub Oo Daboolka Ka Qaaday In Ay Doonayso Dad Soo Galooti Ah Oo Ay Siiso Magangelyo Iyo Guryo Aad U Qurux Badan

0 Visits: 873 | Friday January 09, 2015 - 01:48:32
Duqa magaladani, waxa uu intaa ku daray in dadka qaxoontiga ah ee soo galootiga ah ee ay magaaladani u baahan tahay

Read More »

Isuduwuhii Wasaarada Dib u dejinta Gobolka Togdheer Oo xilkii ku Warejiyay Isuduwe Cusub Oo Wasaradaasi loo Soo Magacabay.

0 Visits: 747 | Friday January 09, 2015 - 01:44:50
Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta xafiiskiisa Xilkii ugu kala wareejiyay Isuduwihii Hore wasaarada Dib u dajinta Gobolka Togdheer Cismaan Cabdi Xayd iyo Isuduwaha Cusub ee wasaaradaasi Jaamac Siciid Maxamed Oo ay Dhawaan Wasaradaasi usoo Magacowday Gobalka Togdheer,

Read More »

Todoba Qof Oo Loo Xidhay Weerarkii Magaalda Paris

0 Visits: 569 | Friday January 09, 2015 - 01:44:43
Saraakiisha Faransiiska ayaa sheegay in la soo xiray 7 qof oo lala xiriirinayo labada qof ee loo raadinayo weerarkii shalay lagu qaaday xaruunta wargyaska Charlie Hebdo.

Read More »

Daawo Kalfadhigii 8aad ee Golaha Deegaanka Degmada Garadeg Oo Lasoo Gabagabayay Maxaase Kasoo Baxay

0 Visits: 533 | Friday January 09, 2015 - 01:41:08
Kalfadhigii 8aad ee Golaha Deegaanka Degmada Garadeg Oo Lasoo Afmeeray Maxaase Kasoo Baxay

Read More »

Wejiga Labaad Ee Diwaangelinta Muwaadiniinta Oo U Gudbay Berbera, Borama & Gabiley

0 Visits: 598 | Friday January 09, 2015 - 01:38:30
Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, ayaa si rasmiya u bilowday wejiga labaad ee diwaangelinta Muwaadiniinta.

Read More »

Dallada SSE oo cambaareynaysa xadhiga lagula kacay Guddoomiyaha Jaaliyadaha qurbo jooga ee dalka Sweden

0 Visits: 685 | Friday January 09, 2015 - 01:36:51
Dallada SSE oo ay ka bahoobeen ururada Somaliland ee Yurub waxa ay baaqan kooban ku muujinayaan xadhiga iyo xanibaada lagula kacay GuddoomiyahaJaaliyadaha Qurbo jooga ee dalka Sweden Zakariye Xasan Waceys , maalintii Salaasada ee ay taariikhdu aheyd 6 Janaayo 2015.

Read More »

Qarax Ka Dhacay Muqdisho Oo IGAD Ku Shireyso Sabtida

0 Visits: 625 | Friday January 09, 2015 - 01:35:01
Dowladda federaalka Somalia ayaa shalay shaaciysay in dalalka xubnaha ka ah urur-goboleedka IGAD ay Sabtida soo socota oo ku beegan 10-ka bishan January ay Muqdisho ku yeelan doonaan shirarkii ugu horreeyay muddo labaatan sano ka badan ka dib.

Read More »

Daawo Afkashacabka.com:- Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Dagaal Gacan Kahadal Ah Kula Kacay Weriye katirsan Tvga Somali Chanel

0 Visits: 458 | Friday January 09, 2015 - 01:27:20
Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Hargeysa Oo Dagaal Gacan Kahadal Ah Kula Kacay Weriye katirsan Tvga Somali Chanel

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa iyo Mustafe Teacher oo ino Akhriya 08-01-2015

0 Visits: 489 | Thursday January 08, 2015 - 19:18:29
Warkii Caweysnimo ee shebekedda Afkashacabka.com ee Caawa 08-01-2015

Read More »

Daawo: Proff Ahmed Ismail Samtar oo Lecture Qiimo Badan ka Jeediyey Hoolka Jamacadda Burco iyo Boqolaal Dhalinyaro ah oo ka Faiidaystay Su'aalona Waydiiyey

0 Visits: 685 | Thursday January 08, 2015 - 18:45:21
Waaxa Lecture ka Professor ku ku saabsaan Waddaniyada iyo Dhibaatada Qabyaaladda, Waxaana Halkaas uu ku soo Bandhigay Waxyaabo Badan oo Waddaniyada ku saabsan iyo Qabyaaladda sida la isaga joojin karo

Read More »

Daawo:Maamulka ROYAL TV Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Warbaahinta Lagaga Baahiyay‏

0 Visits: 670 | Thursday January 08, 2015 - 17:58:25
Mamuulka Tvga Caalamiga ah ee Royal TV Ayaa baro bagaando iyo been abuur ku tilmaamay Warar lagaga baahiyay qaar kamid ah mareegaha Internetka.

Read More »

Daawo:Wasiirro ka mid ah Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo oo Shahaado sharafyo urur ka Dhisan Dalka Ingiriisku Bixiyey lagu maamusay+SAWIRO

0 Visits: 2099 | Thursday January 08, 2015 - 17:25:23
Afar wasiir oo ka mida Xukuumada Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta la gudoonsiiyey shahaado sharaf ka turjumaysa waajibaadkooda shaqo ee ay ku foogan yihiin wakhti kasta iyo goorkastaba.

Read More »

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta JSL oo Dawladda Somalia ku Eedeeyey inay Dagaal Qaawan ku soo Qaaday Somaliland.

0 Visits: 746 | Thursday January 08, 2015 - 17:10:02
Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale, oo Xafiiskiisa Shir jaraa'id ku qabtay maanta ayaa sheegay in hadalka Somalia ka soo yeedhay yahay Aflagaado iyo dagaal qaawan

Read More »

Daawo: Prof Ahmed Ismail Samatar oo Khudbad Qiimo Badan u jeediyey Ardayda jaamacadda Culuumta Bada iyo Aqoonyahanka Berbera

0 Visits: 863 | Thursday January 08, 2015 - 16:46:33
Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo U Jeediyey Ardeyda Waxkabarata Jaamacada Culuunta Bada Ee Magaalada Berbera.

Read More »

Daawo: Wasaaradda Qorsheynta oo Furtay Kulan lagu Naaqishayey Wixi ka qabsoomay Qorshe Sanadeedkii 2014

0 Visits: 585 | Thursday January 08, 2015 - 16:30:01
Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa maanta ka hadlay Kulan lagaga hadlayay Wixii ka Hirgalay Qorshe Sannadeedkii 2014tii iyo qorshaha Sannadkan Cusub.

Read More »