Wararka

Daawo: Maayarka Caasimadda Somaliland oo Dalka ku Soo Dhoweeyey Xoghayaha Dawladda Hoose ee Casimadda SWEDEN

0 Visits: 626 | Thursday January 08, 2015 - 16:14:22
Xoghayaha Dawladda Hoose ee Magaalada Stokcholm ee Caasimadda Waddanka SWEDEN ayaa hogaaminayey wefti maanta ka soo Degey Madaarka Cigaal ee Hargeysa

Read More »

"Waxaan Somalia ku boorrinayaa inay ka fogaato ka hadlida Arrimaha Somaliland khuseeya"Madaxweyne Silanyo

0 Visits: 763 | Thursday January 08, 2015 - 15:54:19
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa Somalia u soo jeediyay inay joojiso hadalada carqaladaynaya wada hadalada labada dal u socda.

Read More »

"Solja waxan leyahay guddi anshax marin sameeya, xisbiyada mucaradka marka been laga qoro meel ay u soo dacwoodaan.."Jamal ali husein

0 Visits: 725 | Thursday January 08, 2015 - 09:04:34
Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa Warbaahinta u soo jeediyay inay ilaaliyaan dhex-dhexaadnimadda oo wararka ay Bulshadda u soo tabiyaan u soo bandhigaan si sax ah.

Read More »

Machadka CSI Oo Tababar u Furay Shaqaalaha Wasaarada Khaarajiga

0 Visits: 696 | Thursday January 08, 2015 - 08:59:05
Machadka shaqaalaha dawladda ee CSI ayaa tababar u furay hawl wadeenada wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland, kaasi oo kor loogu qaadayo xirfadooda dhinaca shaqada.

Read More »

"SOLJA Waxaan Imi Anigoo Caafimaad Qaba Iminkana Macaan Ayaan Kala Tegay, Xuutana.." Guddoomiyihii Hore Ee SOLJA Xasan M yusuf

0 Visits: 722 | Thursday January 08, 2015 - 08:21:13
Daawo:Guddoomiyaha cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ayaa maanta si rasmiya xilkaasi ugala wareegay Guddoomiyihii hore, Xasan Maxamed Yuusuf.

Read More »

Dhegayso: Warkii Caweysnimo ee Caawa ee Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com 07-01-2015

0 Visits: 660 | Wednesday January 07, 2015 - 19:08:28
Waxana Soo Jeedinaya Wariye C/risaaq Koronto Oo Ku Sugan Magalada Burco

Read More »

DAAWO "Adeer Wixii Na Dhex Maray Waanu Ka Heshiinay Anagaana Og Taa "Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Si Anshaxa Ka Baxsan Warbaahinta Ugu Waramay

0 Visits: 578 | Wednesday January 07, 2015 - 18:26:07
DAAWO "Adeer Wixii Na Dhex Maray Waanu Ka Heshiinay Anagaana Og Taa "Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Oo Si Anshaxa Ka Baxsan Warbaahinta Ugu Waramay

Read More »

Daawo muuqaal: Obama Musuq-Maasuqa Hadheeyay Hanti Dhawrka Guud Ku Sheegay Mid Gola Waynaha U Taala,

0 Wednesday January 07, 2015 - 18:26:07
Daawo muuqaal: Obama Musuq-Maasuqa Hadheeyay Hanti Dhawrka Guud Ku Sheegay Mid Gola Waynaha U Taala,

Read More »

Daawo Muuqaal: Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa markii u horaysay kulan la yeeshay Saddexda Xisbi Qaran

0
Daawo Muuqaal: Guddida doorashooyinka Somaliland, ayaa markii u horaysay kulan la yeeshay Saddexda Xisbi Qaran

Read More »

Daawo: Kalfadhigii Golaha Degaanka ee Berbera oo Go'aan lagaga soo saaray Muranki Wakaalada Korontada

0 Visits: 727 | Wednesday January 07, 2015 - 17:26:17
Maayarka Berbera iyo Xildhibanada Golaha Degaanka ayaa si cad u sheegay inay laaleen Go'aankii Wakaalada Korontada lagaga wareejiyey Gacanta Dawladda

Read More »

Wafdi Uu Hogaaminayay Madaxa Golaha Amniga Midowga Afrika Oo Muqdisho Yimid, iyo Kulan Ay La Yeesheen Madaxweyne Xasan

0 Visits: 614 | Wednesday January 07, 2015 - 16:27:04
Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray wafdi ka socday midowga Afrika oo uu hogaaminayay Ismaaciil Sharji oo ah oo ah madaxa golaha Amniga ee Midowga Afrika, waxaana lagu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Maamulka Falstiin Oo Ku Biiraya Maxakamadda Reer Galbeedku Ku Midobeen ICC

0 Visits: 680 | Wednesday January 07, 2015 - 16:20:05
War qoraal ah oo ka soo baxay Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay Banki Moon, ayaa lagu sheegay in Falastiin xubin ka noqon doonto Maxakamadda caalamiga ah ee dambiyada Dagaalka 01-04-2015 ka dib markii Falastiin Jimcihii u gudbisay codsi ay ku doonayso ka mid noqoshaha ICC-da.

Read More »

Wasiirki hore Beeraha iyo Caddaalada Xukumadi Rayaale, oo Xukumadda u Soo Bandhigay Tallooyin Lagu Toosinayo Garsoorka Dalka

0 Visits: 843 | Wednesday January 07, 2015 - 15:56:19
Wasiirkii hore ee wasaaradda cadaaladda iyo beeraha wakhtigii riyaale, Aadan Axmed Cilmi (Dhoola-yere) waxa uu qoraal ku hoga tusaaleyay sababaha keena cadaalad xumadda iyo qaabka wax loo sixi karo, "Waxaan jeclaystay qoraalkaninaan kaga hadlo dhinaca cadaaladda dalkeennakuna iftiimiyo xogo iyo…

Read More »

Al-shabaab Oo Degmada Baardheere Ku Toogtay Afar Qof Oo Ay Ku Eedeeyeen Basaasnimo

0 Visits: 827 | Wednesday January 07, 2015 - 15:56:13
Ciidamada Al-shabaab ayaa fagaare ku yaala degmada Baardheere ee gobalka Gedo waxa ay ku toogteen Afar Nin oo sy sheegeen in ay ahaayeen Basaasiin.

Read More »

Qarax Gil-Gilay Magaalada Sanca Ee Dalka Yemen

0 Visits: 649 | Wednesday January 07, 2015 - 15:52:37
Qarax Weyn Ayaa Gil-Gilay Magaalada Xarunta U Ah Dalka Yemen Ee San'a Oo Ah Wadamada Qalalaasahu Hadheeyay, Qaraxa Oo Ahaa Gaadhi Waxyaabaha Qarxa Laga Soo Buuxiyay, Ayaa Saaka Waaberigii Lala Beegsaday Xarun Kilayad U Ah Booliska Oo Ku Taal Magaalada Sanca. Qaraxa Ayaa Sababay Ugu Yaraan 40 Qof…

Read More »

Wasiirka Dhallinyarada Oo Muddo U Dheereyey Guddiyada Xidhiidhada Ciyaaraha Ee Somaliland

0 Visits: 645 | Wednesday January 07, 2015 - 15:47:39
Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Md. Cali Siciid Reygal ayaa si ku meel gaadh ah hal sanno ugu daray Guddiyada xidhiidhada kala duwan ee ciyaaraha Somaliland oo kala ah xidhiidhka Kubadda Cagta, Xidhiidhka Kubadda Koleyga iyo Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud.

Read More »

Cali Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Oo Ka Hadlay Faro-gelin Lagu Sameeyay Dhulka Aabihii Ku Aasan Yahay Ee Berbera

0 Visits: 909 | Wednesday January 07, 2015 - 09:05:48
Cali Maxamed Xaaji Ibraahim, oo ah wiil uu dhalay Alle ha u naxariistee Madaxwaynihii hore ee Somaliland, Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, ayaa...

Read More »

Daawo: Alfanaan Maxamud Xusen Halwad oo ku Sugan Burco iyo Nuxurka Waraysi uu Weriy Cabdimaalik Coldoon kula yeeshay Burco

0 Visits: 1324 | Wednesday January 07, 2015 - 08:56:23
"Maxaa laguu Bixiyey Magaca Halwed, Xaggee buu se kuugu Baxay? iyo Jawaabtii Fanaanka Daawo

Read More »

Nuxurka Kulan ay Foodda is Dareen Madaxweyne Siilaanyo iyo Guddomiye Muse Bixi Cabdi iyo Cafis loo Fidiyo Wasiirkuxigenki Hore Amniga oo lagu so hadal qaaday

0 Visits: 826 | Wednesday January 07, 2015 - 08:43:48
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa kulan uu habeen hore la yeeshay Gudoomiyaha Kulmiye Muuse Biixi Cabdi wuxuu kala hadlay

Read More »

Daawo Hees Magaceeda Dad Badan Ka Yaabiye "XINIIYAHA ISIIDAAH"

0 Visits: 612 | Wednesday January 07, 2015 - 04:57:50
Daawo Hees Magaceeda Dad Badan Ka Yaabiye "XINIIYAHA ISIIDAAH"

Read More »