Wararka

Shirwaynihii Ururka Dhalinyaradda Somaliland Ee SONYO Oo Dib Loodhigay Iyo Khilaaf Balaadhan Oo Hadheeyay.

0 Visits: 653 | Monday December 29, 2014 - 15:16:11
Shir weynaha dalladda Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo sabtidii iyo Axadii ka socday Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeysa ayaa natiijo la'aan ku dhamaaday ka dib markii ay Xalay suuroobi weyday in la doorto hogaanka cusub.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhambaal Tasi Ah Udiray Bahda Saxaafada Iyo Qoyskii Uu Ka Baxay Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ku geeriyooday Nairobi

0 Visits: 863 | Monday December 29, 2014 - 13:45:26
War-saxaafadeed:- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada Somaliland, Ururka suxufiyiinta ee Solja iyo Wargeyskii uu ka tirsanaa ee Saxafi.

Read More »

Hogaanka cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland Ee {Solja} oo tacsi udiray xoghayihii horre horre ee ururkaasi

0 Monday December 29, 2014 - 13:32:18
Hogaanka cusub ee ururka suxufiyiinta Somaliland Ee {Solja} oo tacsi udiray xoghayihii horre horre ee ururkaasi

Read More »

Qaar kamida Aqoonyhaynka iyo dhalinyarad Magaalada Burco Taageeray Musharaxnimada muuse Biixi

0 Visits: 660 | Sunday December 28, 2014 - 22:55:15
Anagoo ah aqoonyahanka iyo dhalinyarada ee magaalada burco oo taageeray musharaxnimada muuse biixi aqoonyahannka dhalinyarada ee hoose ku saxeexan waxay soo dhaweeyna musharax nimada muuse oo waayo argnna inuu yahay nin umadda hogaamin kara lehna, Han iyo himilo fog dalkan u soo halgamay Mujaahid muuse…

Read More »

daawo muuqaal: Wariye Adan Cabdi waxaan usheegaynaa dhamaan saxaafada madax banaan in todobaadka fooda inagu soo haya aan qaban doono shirweynihii xalaasha ah ee solja

0 Sunday December 28, 2014 - 15:23:18
daawo muuqaal: Wariye Adan Cabdi waxaan usheegaynaa dhamaan saxaafada madax banaan in todobaadka fooda inagu soo haya aan qaban doono shirweynihii xalaasha ah ee solja

Read More »

daawo muuqaal:jamaal cali xusen Ragg Horre Ayaa Isku Dayey Laakin Wey Ku Fashilmeen

0 Sunday December 28, 2014 - 15:23:18
daawo muuqaal:jamaal cali xusen Ragg Horre Ayaa Isku Dayey Laakin Wey Ku Fashilmeen

Read More »

daawo muuqaal:Waxaan Rajaynaynaa Inuu Xisbiga Waddani Noo Badali Doono Xisbiga Taalada Haya Hadda

0 Sunday December 28, 2014 - 15:23:18
daawo muuqaal:Waxaan Rajaynaynaa Inuu Xisbiga Waddani Noo Badali Doono Xisbiga Talada Haya Hadda

Read More »

hadii aad tahay xisbi mucaarid ah oo aad u tartamayso in aad talada dalka aad qabato waxaa lala yimaadaa barnaamij cad

0 Sunday December 28, 2014 - 13:49:11
hadii aad tahay xisbi mucaarid ah oo aad u tartamayso in aad talada dalka aad qabato waxaa lala yimaadaa barnaamij cad hadii aad tahay xisbi mucaarid ah oo aad u tartamayso in aad talada dalka aad qabato waxaa lala yimaadaa barnaamij cad

Read More »

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Mar Kale Dib U Ansixiyey Xeerka Lagu Aas Aasayo Komishanka Dib U Habaynta Shuruucda Dalka Oo Golaha Guurtidu Wax Ka Badal ku Soo Sameeyeen. -

0 Sunday December 28, 2014 - 13:49:11
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Mar Kale Dib U Ansixiyey Xeerka Lagu Aas Aasayo Komishanka Dib U Habaynta Shuruucda Dalka Oo Golaha Guurtidu Wax Ka Badal ku Soo Sameeyeen. -

Read More »

Gudoomiye Ciro Oo Safar Ku Tagay Dalka Djabouti

0 Sunday December 28, 2014 - 13:49:11
Gudoomiye Ciro Oo Safar Ku Tagay Dalka Djabouti

Read More »

daawo muuqaal:xildhibaan Ahmed Yaasiin Cali Ayaanle Oo Gaadhay Magaaladii Lagu Xalaaleeyey

0 Sunday December 28, 2014 - 13:49:11
daawo muuqaal:xildhibaan Ahmed Yaasiin Cali Ayaanle Oo Gaadhay Magaaladii Lagu Xalaaleeyey

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv : Dekada Ugu Wayn Ee Shidaalka Libya Laga Dhoofiyo Oo Holcaysa

0 Visits: 622 | Sunday December 28, 2014 - 11:51:55
Dekada ugu wayn ee shidaalka dalka Libya laga dhoofin jiray, ayaa holcaysa ka dib markii dagaal ka dhacay degaankaas gantaalo lagu garaacay haamaha kaydka shidaalka ee dekada Sutra

Read More »

Ukraine iyo Kooxaha gooni u goosadka oo maxaabiista dagaalka kala bedelanaya

0 Visits: 671 | Sunday December 28, 2014 - 11:45:41
Dowladda Ukraine iyo kooxaha goonis u goosadka ee gacan saarka la leh dowladda Ruushka ayaa bilaabay inay kala bedeshaan maxaabiista ay ku kala qabsadeen dagaalada.

Read More »

Layaabka Maanta 40 Sano Ayay Sida Ragga U Labisan Jirtay, Maxaase Ku Kalifay??

0 Visits: 766 | Sunday December 28, 2014 - 11:25:52
Haweenay u dhalatay dalka Masar ayaa muddo afartan sanadood ah ku labisan jirtay dharka raga, iskana dhigi jirtay nin, waxaanay haweenaydan oo lagu magacaabo, Sisa Abu Dux oo 64-jir ahi ka warantay sababtii geedigaa dheer ee dhalan gadiska ah gelisay nolosheeda.

Read More »

Koob Lagu Xusaayay Ciyaartoy Ka Mid Ahaa Xulka Togdheer Oo Galabta Lagu Qabtay Alamzey Stadium Ee Magaalda Burco Daawo Sawirad

0 Visits: 1712 | Sunday December 28, 2014 - 11:00:50
Koob Lagu Xusaayay Alle Ha Unaxariistee Marxuum Cabdiraxmaan BaasheHaybe Oo Kamid Ahaa Ciyaartoyda ugu Qaalisanaa gobolka Togdheer Kana Tirsanaa Kooxda SAHAN ayaa Galabta Lagu Qabtay Garoonka ALAMZEY STADIUM ee Magaalada Burco,Koobkan Oo ay Soo qaban qaabisay Kooxda SAHAN Oo Gacan Weyn Ka Helaysa Xildhibaan…

Read More »

War DegDeg ah: Hudheelo iyo Maherado Ganacsi Oo Ku Shufbeelay Magalada Burco+Sawiro

0 Visits: 1333 | Sunday December 28, 2014 - 08:13:48
Abbaaro 3dii Habeenimo ee xalay waxa Dab weyni ka kacay Meherado Ganacsi oo isugu jiray dukaano, bacadlayaal macmacaanle iyo, Hudheelka Marwada Taliyiha Saldhiga Dhexe Ganay oo ku yaallay Istaanka Baabuurta Bariga (Puntland) ama Agagaarka Fooqa weyn ee Deero Hotel halkaas kushuf beelay hantidii dhextaalay…

Read More »

Daawo:Golaha Degaanka Burco oo Qado sharaf u sameeyey Xildhibaan Rooda oo ka mid ah Golaha Degaanka Magaalada Turku ee Waddanka Finland

0 Visits: 677 | Saturday December 27, 2014 - 23:33:45
Kulankan Qado sharafta ah oo ay ka soo qaybgaleen Inta Badan Xildhibanada Golaha Degaanka Burco

Read More »

Daawo:Buugii ugu Qiimaha iyo Mucjisada Badnaa Buugaagta ay qoraan Qoraayasha Dhalinyarada ah ee Afsoomaaliga wax ku qoraa oo Xalay lagu soo Bandhigay Burco iyo Wasiiro ka qaybgalay

0 Visits: 872 | Saturday December 27, 2014 - 23:24:48
Munasibadan oo uu soo qaban qaabiyey Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee Halkaraan

Read More »

DAAWO Afkashacabka Tv:"Geeridu Waa Xaq Laakiin Anigu Waan Noolahay" Fanaanadda Fartuun Birimo Oo Beenisay Wararka Sheegaya Inay Geeriyootay

0 Visits: 573 | Saturday December 27, 2014 - 22:16:15
DAAWO Afkashacabka Tv:"Geeridu Waa Xaq Laakiin Anigu Waan Noolahay" Fanaanadda Fartuun Birimo Oo Beenisay Wararka Sheegaya Inay Geeriyootay

Read More »

Madaxweynaha Puntland Oo Kulan La Xisaabtan Ah Magaalada Garoowe Kula Leh Wasiirada Maamulkaasi

0 Visits: 684 | Saturday December 27, 2014 - 22:12:16
Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal waxaa haatan ka soconaya kulan baraalan oo ku aadan la xisaabtan iyo wax ka dhageysi wasiirada maamulka Puntland, taasi oo uu ka dhageysanayo madaxweynaha maamulkaasi Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Read More »