Wararka

Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka DJABUTI Oo Abaal Marino Gudoonsiyay Shaqsiyaad Ay Ugarteen Inay Geyaan In La Maamuuso + Sawiro

0 Visits: 635 | Wednesday December 10, 2014 - 23:37:38
Munaasibadan Ayaa Ahayd mid ahayd mid Si Heer Sare Ah loo soo agaasimay Waxan Kasoo qayb galay Wasiiro Aqoon yahano Masuuliyin Ka tirsan Xukumadda Suxufiyiin magac weyn Ku Leh dalka iyo marti sharaf kale.

Read More »

Malala Yousafzai Iyo K. Satyarthi Oo Ku Guulaystay Abaal Marinta Nobel + Daawo Sawirro

0 Visits: 738 | Wednesday December 10, 2014 - 23:35:51
Gabadha u doodda arrimaha waxbarashada ee dalka Pakistan Malala Yousafzai iyo ninka u dooda xuquuqda carruurta dalka Hindiya Kailash Satyarthi ayaa si wadajir ah loo guddoonsiiyay abaalmarinta nabada ee Nobel.

Read More »

Daawo:Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Dadka Reer Hargeysa Fariin U Diray.

0 Visits: 719 | Wednesday December 10, 2014 - 23:32:19
Xildhibaka ayaa Farintani Ku Sheegay Inay Ahayd Mid Dhaxal Gal U Ah Hargaysa

Read More »

Daawo:Maayirka Magaalada Berbera Oo Ka Warbixiyey Wax Qabadka Dawlada Hoose Ee Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 725 | Wednesday December 10, 2014 - 23:30:08
Maayirka magaalada Berbera oo ka warbixiyey wax qabadkii sannadka ee dawlada Hoose ee magaalada Berbera.

Read More »

Warbaxin- Hay'adda CTI, Daboolka Ka Qaaday In Soomaaliya Ay Noqtay Dalka Labaad Ee Dunida Ugu Halista Badan Uguna Amniga Xun

0 Visits: 779 | Wednesday December 10, 2014 - 23:26:50
Warbixin ay soo saartay HayÂ’adda ka shaqaysa arrimaha amniga iyo Sirdoonka

Read More »

Daawo:Mujaahid Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Hadlay Taariikhdiisa Iyo Maraaxilkii U Soo Maray.

0 Visits: 868 | Wednesday December 10, 2014 - 23:23:48
Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo ka waramay Taariikhdiisa,sidoo kalena waxa uu ka waramay maraaxilkii kala duwanaa ee nololeed.

Read More »

Ururka Wadaanigga Ah Ee Vosomwo, Oo Maanta Si weyn U Xusay Maalinta Xaquuqda Aadamaha Iyo Nuxurka Hadaladii Masuuliyiinta - Hargeisa-

0 Visits: 852 | Wednesday December 10, 2014 - 23:18:34
Urrurka Wadaniga ah ee Vosomwo, ayaa maanta Hutel Dalxiis,ee maagalada Hargeisa,

Read More »

Xaddiga Lacageed Ee Mushaharka Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadku Shaaciyeen In Maamulkoodu Ka Musuq-Maasuqay

0 Visits: 915 | Wednesday December 10, 2014 - 23:15:15
Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa sheegay in Mushaharkoodii ay musuq-maasuqeen Madaxda Wasaaradda Caafimadku.

Read More »

Puntland Oo Yeelatey Maalinta Ka Toobad Keenidda Dulmiga Lagu Hayo Dadka La Hayb Sooco

0 Visits: 856 | Wednesday December 10, 2014 - 23:12:35
Madaxwaynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Cali Gaas, ayaa tobanka bisha December u asteeyay maalinta toobad keenka dulmiga lagu hayo beelaha la hayb sooco iyo horumarintooda.

Read More »

DaawonAfkashacbka Tv: Tobanka Waddan Ee Ugu Dhulka Yar Adduunka. Warbixin Xiiso Leh

0 Visits: 778 | Wednesday December 10, 2014 - 17:47:52
DAAWO: Tobanka Waddan Ee Ugu Dhulka Yar Adduunka. Warbixin Xiiso Leh

Read More »

Wasiir Falastiini Ah Oo U Dhintay Waxyeelo Ay Ciidanka Israel Soo Gaadhsiiyay.

0 Visits: 586 | Wednesday December 10, 2014 - 17:38:25
Siyaad Abu Ayn oo ahaa wasiir ka tirsan Dawladda Falastiin ayaa maanta ku dhintay isku dhacyo ka dhacay daanta Galbeed ee Qasa ee Israel haysato. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya sababta dhimashada Wasiirkan balse waxaa la sheegay inuu u dhintay Neef qabatow ka dib markii uu Hawo ahaan u qaatay Gaaska…

Read More »

Daaawo Afkashacabka Tv Guddoomiyihii Hore Ee Xuquuqal Iinsaanka Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Lagu Dhaqmo Sharciga Lana Ilaaliyo Xuquuqal Iinsaanka Iyo Xoriyatul Qawlka

0 Visits: 619 | Wednesday December 10, 2014 - 17:34:35
Daaawo Guddoomiyihii Hore Ee Xuquuqal Iinsaanka Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Lagu Dhaqmo Sharciga Lana Ilaaliyo Xuquuqal Iinsaanka Iyo Xoriyatul Qawlka

Read More »

Wiil Yar Oo Afayeen U Ah Darbijifka Magaalada Hargaysa Ayaa Ka Hadlay Xaalada Ay Ku Nool Yihiin Iyo Tacadiyada Ay Kala Kulmaan Bulshada Iyo Booliska

0 Visits: 649 | Wednesday December 10, 2014 - 17:28:26
Wiil Yar Oo Afayeen U Ah Darbijifka Magaalada Hargaysa Ayaa Ka Hadlay Xaalada Ay Ku Nool Yihiin Iyo Tacadiyada Ay Kala Kulmaan Bulshada Iyo Booliska

Read More »

Daawo Afkashacbka Tv : Eng: Maxamed Xaashi Oo Eedayn Ballaadhan Uga U Jeediyey Baarlamaanka Somaliland

0 Visits: 679 | Wednesday December 10, 2014 - 17:24:21
DAAWO: Eng: Maxamed Xaashi Oo Eedayn Ballaadhan Uga U Saaray Baarlamaanka Somaliland

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Guddoonka Maroodijeex oo Baaq U Diray Iska Ragooyinka Ciidda Ka Rara Dooxa Hargaysa

0 Visits: 610 | Wednesday December 10, 2014 - 17:10:26
Guddoonka Maroodijeex oo Ka Digay Ciidda Laga Raro Dooxa Hargaysa

Read More »

Daawo Afkashacbak Tv Madaxwayne Ku Xigeenka JSL oo Furay Shirka Dhalinyarada

0 Visits: 592 | Wednesday December 10, 2014 - 17:02:43
Dhalinyaradda Somaliland ayaa lagu qabtay Magaaladda Hargaysa. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro tiro badan, waxaa sidoo kale ka soo qayb galay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiira.

Read More »

"Maanta Wixii ka Dambeeya Dhalinyarada Somaliland Marti u Noqon Maayaan Dhisme Kiro Ah" . Wasiirka Madaxtooyada Somaliland

0 Visits: 715 | Wednesday December 10, 2014 - 16:57:01
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland, Mud. Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa ka hadlay dhisme ballaadhan oo maalinti shalay xadhiga laga jaray kaas oo loo hirgaliyay dalada Dhalinyaradda ee SONYO. Wasiirka oo qoral kooban ku baahiyay bartuu ku leeyahay Shabakadda Bulshada ee Facebook-ga, wuxu u dhignaa qoralkaasi…

Read More »

Qaxootiga Suuriya oo dib u dejin loo sameynayo

0 Visits: 640 | Wednesday December 10, 2014 - 12:13:40
Hay'adda Qaramada Midobay u qaabilsan Qaxootiga ayaa sheegtay in wadammada reer Galbeedka ay ballan-qaadeen inay kordhin doonaan tirada qaxootiga Suuriya ee ay ogolaadeen in dib u dejin u sameeyaan, iyagoo gaarsiinaya ilaa iyo 100,000

Read More »

Real Madrid Oo Gurigeeda ku Xasuuqday Ludogorets, Iyadoo Gaadhay Guusheedii 19 Aad Oo Xidhiidh Ah Iyo Rekoodh Cusub

0 Visits: 711 | Wednesday December 10, 2014 - 12:08:25
Real Madrid ayaa gurigeeda ku dubatay kooxda Ludogorets oo marti u ahayd, Madrid oo gaadhay guusheedii 19 aad oo xidhiidh ah ayaa 4:0 dardartay kooxda martida u ahayd, waxaana goolasha u kala dhaliyay Ronaldo,Bale, Arbeloa iyo Medran oo min hal gool ah. Kooxda Real Madrid ayaa ku gurigeda Santiago Bernabeu…

Read More »

Danjiraha Dalka Britain Ee Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Maanta Gaaray Magaalada Baydhaba

0 Visits: 622 | Wednesday December 10, 2014 - 12:04:54
Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay, waxaa maanta gaaray wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Danjiraha dalka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Neil Wigan halkaas oo lagu soo dhaweeyay. Xubnahaan gaaray Baydhaba waxaa lagu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Magaaladaasi, waxaana sidoo kale aad loo…

Read More »