Wararka

Daawo :Madaxwaynaha Puntland oo Dhagax Dhigay Waddo Isku Xidhi Doonta Dhismaha Xafiiskiisa Madaxtooyada iyo Magaalada Garoowe.

0 Visits: 746 | Thursday October 16, 2014 - 22:26:20
Cabdiwali Maxamed Cali Gaasi Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland ayaa Dhagax Dhigay Dhismaha Jid Laami ah

Read More »

Daawo Muuqaal: Kulan Dhexmaray Madasha Wadatashiga Iyo Muuse Biixi

0 Visits: 705 | Thursday October 16, 2014 - 22:06:48
Kulankani Ayaa Waxa Uu Ahaa Mid Ay Saxafadu Ka Tagnayd Bananka Isla Markana Laagaga Hadlayay Sidii Loga Wada Hadli Lahaa Xuska Shuhadda SNM

Read More »

War Deg Deg Ah Maamulka Dawlada Hoose Ee Ceerigaabo Ayaa Xabsiga Utaxaabtay Weriye Maxamed Yusuf Bakayle

0 Visits: 1538 | Thursday October 16, 2014 - 22:01:56
Maamulka Dawlada Hoose Ee Ceerigaabo Ayaa Xabsiga Utaxaabtay Weriye Maxamed Yusuf Bakayle

Read More »

Xisbiga Kulmiye Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Mujaahidiintii SNM Munaasibada Xuska Sanad Guurada 30aad Ee Maalinta Shuhadada SNM

0 Visits: 709 | Thursday October 16, 2014 - 21:53:22
Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa hanbalyo u diray 30-guurada ka soo wareegtay maalintii shuhadada SNM, taas oo loo asteeyay 17/10/ Sannad kasta. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, Muj: Muuse Biixi Cabdi oo kamid ahaa sarakiishi ugu saraysay ururkii SNM, ayaa hanbalyadan u hibeeyay Jimciyada…

Read More »

Taliyaha Maleeshiyada Kurdiyiinta ee difaaca magaalada waqooyiga Syria ee Kobani ayaa sheegtay in kooxda IS laga saaray dhammaan magaalada, Kobani

0 Visits: 790 | Thursday October 16, 2014 - 21:51:58
)Taliyaha Maleeshiyada Kurdiyiinta ee difaaca magaalada waqooyiga Syria ee Kobani ayaa sheegtay in kooxda IS laga saaray dhammaan magaalada, marka laga reebo labo meel oo banaanka bariga magaalada.

Read More »

Daawo Muqaal:Waraysi Xiiso Leh Oo Tvga Caalamiga Ah Ee Horn Cable La Yeeshay Wasiirka Madaxtooyada Jahmuuriyada Somaliland

0 Visits: 634 | Thursday October 16, 2014 - 21:45:21
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Waraysigan Kaga Waramay Habku U dhacay Shirka Calammiga ee Ka Socday London

Read More »

Daawo Muqaal: Madaxweynaha JSL ayaa London kula kulamay Madaxda Shirkaddo Caalami ah Oo Maalgaliyaal ah

0 Visits: 595 | Thursday October 16, 2014 - 21:35:46
Madaxwaynaha Somaliland ayaa Malmahi Udanbayay Shirar Goos Goos ah LLa Yeelanayay Madaxda Shirkada Malgashayasha Calamiga

Read More »

Daawo Muqaal:Gudomiyaha Xisbiga Wadani Oo Si Baladhan Lagu Soo Dhawayay Magalada Boorama

0 Visits: 799 | Thursday October 16, 2014 - 21:34:57
Cabdiraxmaan Cabdilaahi Cirro Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Wadani oo Gaadhay Magaalada Boorame

Read More »

Golaha Deegaanka Hargaysa Oo Ansixiyey Ajandaha Kalfadhiga 8 – aad

0 Visits: 859 | Thursday October 16, 2014 - 21:30:11
Golaha Deegaanka Hargeysa, ayaa maanta yeeshay kalfadhigoodii 8-aad, waxayna kaga doodeen qodobbo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen doorka ay ku leeyihiin diwaangelinta Madaniga ah, dakhli soo saarka dawladda hoose iyo Miisaaniyad-sanadeedka soo socda.

Read More »

Madaxweynaha Mareykanka Obama Ayaa ku Baaqay in Jawaab Deg Deg ah oo Xooggan Laga Bixiyo Cudurka Ebola ee hadda caalamka walwalka ku haya.

0 Visits: 715 | Thursday October 16, 2014 - 20:47:16
Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa ku baaqay in jawaab deg deg ah oo xooggan laga bixiyo cudurka Ebola ee hadda caalamka walwalka ku haya.

Read More »

"Qoyska Beeralayda Ahi Wuxu Qudiya Aduunka" Hal-ku dhigga Sanadka Ee Wasaradda Beeraha JSL. +Sawiro

0 Visits: 881 | Thursday October 16, 2014 - 20:45:44
Wasaaradda Beeraha ayaa wacyigalin gaadhsiisay beeralayda deegaanka Wajaale, iyada oo munaasibad lagu xusayo maalinta Cuntada Aduunka lagu qabtay degmadaasi.

Read More »

Hudheelkii Sahra Halgan oo Saka Ciidamo la Dul dhigay, lana Baajiyey Xaflad lagu qaban laha iyo Iskudhici Mujahid Dhegowayne iyo Cidanka+SAWIRO

0 Visits: 1420 | Thursday October 16, 2014 - 16:30:58
Mujahid Ibrahin Dhegowayne, Muj Cali gurey, Mujahid Xasan Guure iyo Mujahidin kale oo ka mid ahaa halgamayaashi SNM ayaa ka mid ahaa dadkii Boolisku ka celiyeen waddada so gasha hudheelka

Read More »

Daawo: Yonis Cali Nuur oo La Waydiiyey Sababta Shaqalaha BBC da ay ugu Yaraadeen Suxufiyinta Ka so jeda Somaliland

0 Visits: 1829 | Thursday October 16, 2014 - 16:19:50
Daawo: Suxufiga Ruugcaddaaga ah Yoonis Cali Nuur ayaa sido kale ka warramaya Shaqaale Dhimis BBCdu waddo sannadkan iyo Weriyasha ay Galaafatay iyo weliba Caqabadihii ugu adka ee ka so mara shaqada saxaafadda

Read More »

Daawo: Boobe Yusuf Ducale oo ka hadlay Diwangelinta Muwaadinka iyo Jawabtii Guurtida.

0 Visits: 848 | Thursday October 16, 2014 - 15:23:02
Muj-Boobe wuxu sheegay in Muwaadin aan lagu noqonayn kaadh yaro taysaro ah oo shakhsi bixiyo ee muwaadinku xuquuq ka weyn taysaradaas uu leyahay laguna aqoonsanyahay

Read More »

Qaramada Midoobay Oo Sheegtay In La Taliyaha Madaxwaynaha Soomaaliya Xidhiidh La Leeyahay Al-shabaab

0 Visits: 732 | Thursday October 16, 2014 - 13:20:35
Kooxda baadhayaasha Qaramada Midoobay ee UN Monitoring group ee qaabilsan Somaliya iyo Ereteriya, ayaa soo saaray warbixin fadeexad ku ah Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo sheegaysa in la taliyihiisa gaarka ahi uu xidhiidh wada shaqayneed la leeyahay kooxda Al-Shabaab.

Read More »

Daawo Sawiro Dheerada Oo Ku Sabsan Qaraxi Xalay Ka Dhacay Muqdisho

0 Visits: 1151 | Thursday October 16, 2014 - 13:13:46
Ugu yaraan Shan Ruux oo rayid ah ayaa ku Geeriyootay in ka badan 12 kalana wey ku dhaawacmeen Qarax Caawaka dhacay Barxada Iskaashatooyinka ee Degmada Xamar-Weyne.

Read More »

Warbaxin: Wiil Jarmal ah oo Dhawaan Muslimay kuna biiray Kooxda Daacish oo is Qarxiyay

0 Visits: 929 | Thursday October 16, 2014 - 12:49:02
Hadal heeynta ugu badan warbaahinta Caalamka gaar ahaan kuwa gudaha dalka Jarmalka ayaa waxa ay noqotay Wiil u dhashay dalkaanoo dhawaan Islaamay kuna biiray xoogaga Daacish kuwooda ka dagaalama dalka Siiriya ayaa si toos ah isku qarxiyay !!

Read More »

Maxaabiis Gadooday Oo La Wareegay Xabsiga Ugu Wayn Dalka Brazil

0 Visits: 1574 | Thursday October 16, 2014 - 12:44:10
Maxaabiistii ku jirtay xabsi ku yaala dalka Brazil ayaa gadood ay sameeyeen, kula wareegay xabsiga ay ku jireen, waxaanay maxaabiis ahaan u qabsadeen sideed ka mid ah ciidamadii ilaalada, kuwaas oo jidh dil iyo ciqaab adag ay u gaysteen, qaarkoodna ka tureen saqafka sare ee xabsigaas.

Read More »

Guddoomiye Cirro Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Aanay London Ku Galin Heshiisyo Aan Baarlamaanka La Soo Marin Doonin.

0 Visits: 771 | Thursday October 16, 2014 - 12:40:30
Guddoomiye Cirro Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Aanay London Ku Galin Heshiisyo Aan Baarlamaanka La Soo Marin Doonin.

Read More »

"Kama Qeyb-galayno Shirka Denmark Oo Ay Soomaaliya Nagu Marti-qaaday Wasiirka Qorshaynta Somaliland

0 Visits: 809 | Thursday October 16, 2014 - 12:38:25
Dawladda Somaliland ayaa mawqif cad iska taagtay, isla markaana qaadacday shirka la filayo in uu bisha dambe ka dhaco dalka Denmark,kaasi oo dhaqaale loogu ururinayo dawladda Soomaaliya.

Read More »