Wararka

Dawladda Ingiriiska Oo War-saxaafadeed Kaga Hadashay Shirka Maal-gashiga Somaliland ee Lagu Qabtay London

0 Visits: 828 | Thursday October 16, 2014 - 12:31:50
Dawladda Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si buuxda u ballanqaaday inay taageero ka gaysan doonto, isla markaana ka go'an tahay sidii looga shaqayn lahaa in Somaliland noqoto daldhaqaale ahaan deggan, barwaaqana ku noolaadana mustaqbalka. Warsaxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen wasiirrada Arrimaha…

Read More »

Mulkiilaha Shirkada Facebook Oo 25 Milyan Oo Dollar Ugu Yaboohay Dagaalka Lagula Jiro Cudurka Ebola.

0 Visits: 881 | Thursday October 16, 2014 - 12:22:18
Ninka isagu aas-aasay facebook Mark Zuckerberg ayaa sheegay in $25Milyan oo doolarka Maraykanka ah uu ku yaboohay dagaalka lagula jiro cudurka Ebola si ugu danbeynta loo gaadho wakhti ay dunidu guul ka gaadho in gebi ahaanba la yareeyo fiditaankan Viruskan.

Read More »

Xukuumadda Oo Fannaanada Sahra Halgan U Diidey Qabashada Xuska Shuhadada SNM iyo Fanaanada oo ka hadashay

0 Visits: 1212 | Thursday October 16, 2014 - 08:36:47
Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan, ayaa sheegtay in xukuumaddu ka hor-joogsatay inay huteelkeeda Hiddo Dhowr ay ku qabato xuska 30 guurada shuhadada SNM, taasi oo ku beegan 17-ka bishan.

Read More »

Daawo: Wefti uu hogaaminayey Guddomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI oo Si diiran loogu So dhoweyey Gabilay

0 Visits: 994 | Thursday October 16, 2014 - 08:11:14
Dad weynaha ku dhaqan Magaalada Gabiley ayaa maanta si balaadhan u soo dhaweeyey wafti balaadhan oo uu hogaaminaayey guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI

Read More »

Dufcaddii 11aad ee ka qalinjebisa Jamacadaha Gollis oo Saka Shahaadooyin iyo Abaalmarino lagu siiyey Hotel Cigaal iyo Khudbadihi Masuliyiinta ka so qaybgalay Qalinjebinta +SAWIRO

0 Visits: 1174 | Wednesday October 15, 2014 - 17:43:11
In ka badan 150 Arday ayaa saka xafladdii Qalanijebintooda jaamacadda Gollis loogu qabtay Hotel Cigaal ee magaalada Burco.

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL oo Bulshada u iftiimiyey Qaniimada iyo Nimcada Taalla Somaliland

0 Visits: 666 | Wednesday October 15, 2014 - 17:29:24
Wasiirku Wuxu sheegay in Shidaalka, kalluunka, beeraha, sibidhka iyo qaniimooyin badan oo kale dalka yallaan loona bahanyahay in laga faaidaysto

Read More »

"Sooyaal waxay u xilsaaran tahay wixii ka soo jeeda Magacii la odhan jiray SNM, iyadaa loo sharciyeeyey,iyadaa u xilsaaran iyadaana ka shaqaysa" Gudomiyaha Soyal

0 Visits: 833 | Wednesday October 15, 2014 - 17:19:30
Gudoomiyaha Jimciyada Mujaahidiintii SNM Ee Soyal oo Ka hadlay, Shaqada ay qabtan iyo Xiliga Laqabanayo Xuskii 30 Ee Shuhadada SNM

Read More »

Daawo: Sh.Cali Warsame oo Maamulka Madarasadda Agoomaha ee AL-KAFAALA ee Magalada Burco ku warejiyey Deeq lacag ah

0 Visits: 765 | Wednesday October 15, 2014 - 17:12:41
Deeqdaasi lacagta ah waxa sheekh Cali Warsame ku soohagaajiyey Haween qurbajoog ah oo ku nool waddanka Finland

Read More »

Safaaradda Maraykanku ku leeyahay Itobiya oo ka werwersan weeraro ka dhaca Dalkas itobiya

0 Visits: 971 | Wednesday October 15, 2014 - 17:07:43
Bishii June saraakiisha Ethipia ayaa xidhay 25-qof oo ay ku tuhmaayeen inay ka tirsan yihiin dhaq dhaqaaqa Al-shabaab.

Read More »

Arday ka Qalinjebisay Jaamacadda Nugaal ee Magaalada Laascaanod iyo Wasiiro ka qaybgalay Munasibaddi Qalinjebinta

0 Visits: 769 | Wednesday October 15, 2014 - 16:19:37
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa shalay ka qeyb galay xaflad ay ku qalin jabinayeen 115 oo ka aflaxday Jaamacadda Nugaal ee Magaaladda Laascaanood

Read More »

Daawo: HCTV oo Warbixin layaab leh ka diyaariyey Shirki Ganacsiga ee London iyo Khudbadihii ay Ka jeediyeen Ganacsatada Somaliland iyo Madaxda Dalka Ingiriisku

0 Visits: 1033 | Wednesday October 15, 2014 - 15:49:05
Sidoo kalena Madaxweynaha Somaliland ayaa Maal-gashadayaasha Caalamka U Sawirey Fursadaha Ganacsi Ee Dugsanaya Nabadgalyada

Read More »

Khadra Xaaji Ibraahim oo Iska Casishay Xilkii ay ka haysay Wasaaradda Caafimadka iyo Wasiirka Cafimadka oo ka aqbalay

0 Visits: 845 | Wednesday October 15, 2014 - 15:20:20
Madaxii Waaxda Caafimaadka Qoyska Ee Wasaaradda Caafimaadka JSL ayaa xilkii iska casishay

Read More »

Muuqaalka Shirkadihii Caalamiga ahaa ee ka soo Qaybgalay Shirkii Ganacsiga ee ka furmay London iyo Faaidadii Somaliland uga soo baxday+SAWIRO

0 Visits: 736 | Wednesday October 15, 2014 - 15:14:34
Magaalada Caasimadda u ah Ingiriiska ee London waxa si rasmi ah uga fumay shir Caalami ah oo maalgashiga iyo ganacsiga Somaliland lagu dhiirri-gelinayo

Read More »

Bandhigii Habeenka Burco iyo Mufakir Maxmed Cumar ee Xalay +SAWIRO

0 Visits: 1934 | Wednesday October 15, 2014 - 08:44:41
Naadiga Halkaraan, Jamacadda Addis iyo Madbacadda Burco Printing ayaa xaflad Ballaadhan oo lecture qiimo badan ugu jeedinayey Mufakir Maxmed Cumar Cismaan ugu Qabtay Xalay Magaalada Burco

Read More »

"Dawladda Kenya waxay naga uruiyeen waraaqihii qoxootinimo ee aanu ku joognay Kenya" Falis Abdi Mahmud Wayaha cusub

0 Visits: 1330 | Wednesday October 15, 2014 - 08:08:08
Kooxda fanaaniinta Soomaalida ah ee Waayaha Cusub ee uu saldhigoodu yahay magaalada Nairobi ee Casimadda Kenya ayaa ku go'doonsan caasimadda dalka Holland,

Read More »

Jaaliyada Somaliland ee Sweden Oo Xaflad Soo Dhaweyn Ah U Sameeyay Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Warfaafinta Oo Booqasho Ku Tagay Dalkaas+Sawiro

0 Visits: 886 | Tuesday October 14, 2014 - 22:37:48
Geesta kale dadka reer Sweden ee xafladaasi ka soo qayb galay ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wacyi gelinta Somaliland

Read More »

Qaramadda Midoobay Oo Beesha Caalamka Ka Dalbatay In Gargaar Degdeg Ah Lala Soo Gaadho Soomaali Ku Tabaalaysay Koonfurta Iyo Badhtamaha Soomaaliya

0 Visits: 878 | Tuesday October 14, 2014 - 22:27:52
Xidhiidhiyaha Qaramada Midoobay ee Hawlaha Bani'aadamnimada ee Soomaaliya, Philippe Lazzarini, ayaa war-saxafadeed qoraal ah oo uu maanta soo saaray walaac aad u weyn ka muujiyay dhibaatooyin nololeed oo ba'an oo soo food saaray dadka ku nool deegaanadaa gobaladda Koonfurta, Badhtamaha iyo Waqooyiga…

Read More »

Degmada Xariirad Oo Biyo La'aan Baahsan Laga Soo Sheegaayo Iyo Wasaaradda Biyaha Oo Tahli La Wax Ka Qabashada Biyo La'aanta Dalka Meelo Kamid Ah Ka Jirta.

0 Visits: 1478 | Tuesday October 14, 2014 - 22:23:42
Degmada Xariirad oo kamid ah gobolka Awdal ayaa laga soo sheegayaa biyo la'aan baahsan ,taas oo ay sababtay siday dad goob joogeyaal ahi sheegeen mashiinadiibiyaha soo turaayey oo noqday kuwo cilad ufadhiistay.

Read More »

Daawo Muqaal:"Qofku Hadduu Weynaanta Ku Qalqaaliyo Waa Dhibaato" Wasiir Samaale

0 Visits: 752 | Tuesday October 14, 2014 - 22:20:53
Wasiirka Maaliyadda Somaliland, Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa xukuumadda ka difaacay eedaymaha mucaaradku u jeediyaan.

Read More »

Daawo Muqaal: Maamulka Degmada Tog-Wajaale oo Gubay Badeecado Dhacay Digniina u Diray Ganacsatada.

0 Visits: 677 | Tuesday October 14, 2014 - 22:15:46
Maamulka Degmada Wajaale oo Dab Qabadsiiyay Badeecado Dhacay oo laga Soo Uruuriyay Gudaha Magaalada Digniin Adagna Udiray Ganacsatada ku Dhawan Magalada Wajaale

Read More »