Wararka

Daawo: Madaxweyne kuxigenka Somaliland Md Saylici oo Ka qaybagalay Shir Caalamiya oo lagu Casuumay Madaxda 8 Dal oo Afrikan ah.

0 Visits: 746 | Wednesday September 10, 2014 - 11:34:52
Madaxdii ka qaybgashay shirkaasi oo uu ka mid ahaa Madaxweynkuxigeenka Somaliland ayaa ka hadlay Wixii kulankaasi lagaga hadlay iyo waxa uu ku saabsanaa

Read More »

DAAWO: GAROON CUSUB OO LA YIDHAA AADAN MAYTIIN STADIUM OO CASRI AH OO LAGA HIRGELIYEY HARGEYSA

0 Visits: 662 | Wednesday September 10, 2014 - 11:09:19
Garoonkan oo uu magaalada hargeysa ka hirgeliyey Cabdicasiis adan maytiin ayaa faahfaahiyey ujeedada uu garoonkani u dhisay iyo ...

Read More »

"Aad iyo aad ayaan hambalyo ugu dirayaa ciddii ka shaqaysay Baasaaboorkan" Madaxweyne Siilaanyo

0 Visits: 925 | Wednesday September 10, 2014 - 09:38:17
Madaxweynaha Somaliland ayaa Furay Xarunta lagu Bixin Doono Passprta Cusub ee Dalka E-PASSPORT iyo Wasiirka Maliyadda oo shegay In Lacagta Ka soo Baxda ku Xaroon Doonto Khasnadda Dawladda

Read More »

Jaamacadda Hargeysa oo Bilowday Cilmi Baadhis lagu samaynayo xoolaha nool ee dhulka Soomaalidu degto ku dhaqan ama laga dhoofiyo

0 Visits: 970 | Wednesday September 10, 2014 - 09:16:47
Jaamacadda Hargeysa, gaar ahaan waaxda Cilmi baadhista ayaa bilaabaysa cilmi baadhis soconaysa muddo afar sanadood ah,

Read More »

"Cilmigu waa hubka uugu culus ee aad aduunka ku bedali karto"Wasirka Madaxtooyada JSL

0 Visits: 935 | Wednesday September 10, 2014 - 08:07:55
Wasiir Xirsi Cali Xaji Xasan oo Qoraal kooban ku baahiyey Baraha uu ku leeyahay Facebook iyo Bloggiisa gaarka ah ayu kaga dareen celiyey qalinjebintii ardayda jamacadda Admas waxanu yidhi sidan:

Read More »

Guddiga Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Oo Kormeer Ku Soo Maray Kastamada Kalabydh Iyo Wajaale

0 Visits: 1226 | Wednesday September 10, 2014 - 00:19:18
Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda iyo Ganacsiga ee Golaha Wakiilada ayaa maanta booqasho ku tegey goobaha ugu muhiimsan dakhli ururinta gobolada galbeedka ee dalka.

Read More »

Qarax Maanta Lagu Weeraray Ciidamada Dowladda Oo Ka Dhacay Wadada Isku Xidha Isbitaalada Madiina Iyo Banaadir

0 Visits: 790 | Wednesday September 10, 2014 - 00:10:43
Wararka ka soo baxaya qaraxani aya waxaa uu tibaaxaya in daryankiisa laga maqlay meelo badan oo caasimada ka tirsan iyadoo qaraxani loo adeegsaday miino lagu aasay wadada dhinaceeda oo meel durugsan laga hagayey kaasoo lagu weeraray gaadhi dagaal oo ay wateen ciidamada dowlada.

Read More »

Daawo:Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qeyb Galay Xafladda Qalinjabinta Jaamacadda Admas + Sawiro

0 Visits: 1112 | Tuesday September 09, 2014 - 23:52:05
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta ka qaybgalay Xaflada Qalin-jebinta Jaamacada Admas University of Hargeysa oo uu madaxweynuhu sanadkii labaad oo xidhiidh ah ka qaybgalay sanad guurada Ardayda Jaamacada Admas,

Read More »

Daawo:Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray Qaadashada Baasaboorka E-Passport Oo Markii Ugu Horeysay Dalku Yeesho+Sawiro.

0 Visits: 1302 | Tuesday September 09, 2014 - 23:44:52
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa si rasmiya xadhiga uga jaray qaadashada Baasaboorka E-Passport oo markii ugu horeysay dalku yeesho. Munaasibad ballaadhan oo ka qabsoontay xarunta Laanta socdaalka Somaliland, ayuu Madaxweynuhu ku qaatay Basaboorka dalka…

Read More »

DaawoMuqaal: "Madaxweyne Axmed Silaanyo Ma Soo Celin Karo Labada Xubnood Ee Xisbiyada Mucaaridku U Xuleen Komiishanka Doorashooyinka". Afhayeenka Xisbiga Wadani

0 Visits: 891 | Tuesday September 09, 2014 - 23:39:34
Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI, ayaa sheegay in aanay Madaxweynaha Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (SIlaanyo) soo celin karin labada xubnood ee Xisbiyada Mucaaridku u xuleen inay kamid noqdaan Koomiishanka doorashooyinka Qaranka, sidaana waxaa sheegay Afhayeenka Xisbiga WADANI Xildhibaan Ibraahim…

Read More »

Dallad UNITA oo Warbaahinta Gobolka Togdheer u Qabatay Dood Cilmiyeed ku saabsan Doorka ay Warbaahinta Somaliland ka qaadatay Horumarka Qaranka

0 Visits: 842 | Tuesday September 09, 2014 - 17:10:25
Dood Cilmiyeed ku saabsan Doorka ay Warbaahinta Somaliland ka qaadatay Horumarka Qaranka ayaa Saaka lagu Qabtay Hotel Deero ee Magaalada Burco.

Read More »

Isuduwihii Hore Ee Wasaaradda Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer Oo Isu Taagay Murashaxnimada Doorashadda Baarlamaaanka 2015.

0 Visits: 897 | Tuesday September 09, 2014 - 15:55:21
Burco(Afkashacabka)-Isuduwihii hore Ee Wasaaradda Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Ee Gobolka Togdheer Jamaal Cismaan Saleebaan (Huuhaa) Ayaa Maanta Shir Jaraaid oo uu Burco Ku Qabtay ku ...

Read More »

Daawo: Wasiirka Gashandhiga Jsl Oo si weyn loogu So dhoweyey Badhan Islamaarkasna Xadhiga Ka Jaray Riig Biyood Cusub

0 Visits: 698 | Tuesday September 09, 2014 - 15:44:11
Oo Xukumadu Ka Hirgalisay Deegaankaasi Badhan

Read More »

Daawo: Wasiirka Arrimaha Gudaha JSL Cali Warancade oo Hortegay Golaha Wakiilada

0 Visits: 644 | Tuesday September 09, 2014 - 15:33:50
Kana Warbixiyey Xeerka Diiwangelinta Madaniga ah ee Dalka ka qabsoomaysa bisha Decemeber ee sannadkan, iyadoo Xildhibaanada Baarlamaanku su'aalo ku Boobeen

Read More »

Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Waddani USA Maxamed-Nasir Dhoore Oo Xilkii Iska Casilay‏

0 Visits: 798 | Tuesday September 09, 2014 - 15:29:47
Warsaxaafadeed kooban oo uu soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani USA ayuu ku sheegay in uu xilkaasi iska casilay.

Read More »

Wasiirka Caafimadka JSL Dr.Saleban Xaglatoosiye oo Gaadhi Ambalaas ah ku Wareejiyey Degmada SHEEKH

0 Visits: 1017 | Tuesday September 09, 2014 - 15:25:27
Wasiirka ayaa sidoo kale dhagax dhigay Dhisme Cusub oo lagu kordhinayo Cisbitaalka Degmada Sheekh

Read More »

Al-shabaab Oo Sheegatay Masuuliyadda Qarax 20 Qof Ku Dhinteen Iyo Muxaadaro Ciwaan Looga Dhigay OBAMA Oo Farriin Loogu Diray Maraykanka, Kenya Iyo Uganda

0 Visits: 938 | Tuesday September 09, 2014 - 10:57:58
"Haddii Uu Hoggaamiye Naga Tago, Hoggaamiye (Cusub) Ayaa Ka Dambeeya Oo Annagu Dhiigga Ayaanu Ku Tarannaa…Obama Waxaan Leeyahay, Annaga Weeya Kuwa Ciraaq Idinku Leynaya" Sheekh Fu'aad Maxamed Khala

Read More »

Cunaqabataymaha Cusub Ee Midowga Yurub Kusoo Rogeen Russia Oo Lafilaayo Inay Hirgasho Saacadaha Soo Socda Iyo Russia Oo Hanjabaadihi Ugu Danbeeyey U Dirtay Midowga Yurub

0 Visits: 804 | Tuesday September 09, 2014 - 10:49:15
Midowga Yurub Ayaa Todobaadkii Lasoo Dhaafay Shir Ay Ku Yeesheen Xaruntooda Wadanka Belgium EeBrussels Waxay Go'aansadeen In Russia Ay Saraan Cunaqabataymo Dheeri Kuwaasoo Lagu Bartilmaameedsanayo Shirkadaheeda Shidaalka Qoda

Read More »

Daawo:Filmkii ugu Danbeeyey uguna Qosolka Badnaa ee Ay soo saareen Jilayaasha Jawaan iyo Sooraan iyo Kooxdoodu

0 Visits: 3502 | Monday September 08, 2014 - 18:48:30
Filmkan oo ka hadlaya Hawlaha ay Hay'aduhu Dalka ka qabtaan, Sida Siminaarada iyo waxyaabo la mid ah iyo Mashaariicda Dhinaca Waddooyinka ee xukuumaddu waddo DAAWO

Read More »

Daawo: Badhasabka Gobolka Gabilay oo Dalka ku soo Laabtay kana hadlay safarkiisi Ingiiriska

0 Visits: 755 | Monday September 08, 2014 - 18:16:46
Waxa Madaarka Cigaal ku soo Dhoweeyey Maayarka gabilay, haween iyo xubno kale

Read More »