Wararka

Daawo:Wasiirka Gaadhandhiga JSL oo Si weyn loogu soo dhoweeyey Degmada Xiingalool

0 Visits: 838 | Monday September 08, 2014 - 08:00:27
Wasiirka Waxa socdaalkiisa ku wehlinayey Xubno kale oo uu ka mid ahaa Wasiirudawlaha xanaanada Xoolaha iyo xubno kale.

Read More »

Shir-beeleed Ka Socday Deeganka Xingalool Oo La Soo Gabagabayay Iyo Qodobada Ka Soo Baxay

0 Visits: 874 | Sunday September 07, 2014 - 22:47:04
Shirbeleed muddo toban maalmood ah uga socday tuulada Xiingalool ee gobolka Badhan beelaha Warsangeli, ayaa shalay si rasmi ah loogu soo gebo-gabeeyey deegaankaas, waxaana halkaas laga shaaciyey go'aamo xambaarsan dhowr qodob oo qaarkood ka hadlayaan arrimo siyaasadeed oo ka dhan ah Somaliland.

Read More »

Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo Ka Hadlay Qaabka Ay Xeerarku U Qorayaan Labada Diwaan Gelinood Ee Muwaadiniinta Iyo Codbixiyayaasha. -

0 Visits: 787 | Sunday September 07, 2014 - 22:36:56
Garyaqaanka guud ee qaranka Ibraahin Iidle Saleebaan ayaa faah faahin sharciya ka bixiyey labada diwaan gelinood ee muwaadiniinta iyo tan codbixiyayaasha.

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Maayiradda Iyo Badhasaabadda Goboladda Oo Laga Wada Hadalaayey Diiwaan Galinta Muwaadinka +SAWIRO

0 Visits: 552 | Sunday September 07, 2014 - 17:04:07
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu maanta Xarunta Madaxtooyada kulan kula qaatay Maayarada iyo Badhasaabada Gobolada dalka.

Read More »

Kulamada Isreebreebka Koobka Euro 2016 Ee Caawa Jira Iyo Natiijada Isreebreebka Koobka Qaramada Africa

0 Visits: 1064 | Sunday September 07, 2014 - 16:39:14
Xulka Wadanka England Ayaa Caawa Marti U Noqon Doona Xulka Wadanka Switzerland Halkasoo Labada Wadan Ku Kulmi Doonaan Ciyaar Ka Tirsan Isreebreebka Koobka Euro 2016 Ee Ka Dhici Doona France.

Read More »

JOSE MOURINHO OO MARKALE SHAKI KA MUUJIYAY DA,DA LAACIB U CIYAARA CHELSEA

0 Visits: 2706 | Sunday September 07, 2014 - 16:25:29
Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho oo intabadan ku kacsan laacibiinta afrikaan ka ah ee da,dooda ka been sheega ayaa markale ka shakiyay laacib u ciyaara kooxdiisa.

Read More »

Daawo: Dawladda Hoose Gabilay oo Bannaysay Waddooyin u xidhnaa Samayn iyo Ballaadhin, kuwo kalena ka bilowday magaalada Gabiley.

0 Visits: 655 | Sunday September 07, 2014 - 16:17:18
Waxgaradka iyo Dadweynaga Magaalada Gabilay ayaa si weyn u ammaanay waxqabadka Maayarka Magaalada Gabilay

Read More »

"Xisbiyadu Mucaaradka ahi wey shakisan yihiin, waxayna ka shakisan yihiin in Doorashooyinku dib u dhacayaan, laakiin..."Jamac Shabel

0 Visits: 672 | Sunday September 07, 2014 - 16:09:31
Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel) ayaa ...

Read More »

Daawo: Aqoonyahan Jamal Ali Husein oo Runta u sheegay Dawlada Somalia, Beeniyeyna Hadalki Wasiir Waranacade

0 Visits: 755 | Sunday September 07, 2014 - 15:55:40
shalay ku sheegay in Mucaaradka Somaliland iyo Dawladda Somalia ay isku si wax u rabaan oo aanay doonayn kaadhka diwangelinta muwaadinka somaliland

Read More »

Gabadh Reer Burco Ah oo Wacad Ku Martay ......

0 Visits: 19086 | Sunday September 07, 2014 - 15:49:44
Somaliland oo 18-May 1991 Lagaga Dhawaqay Caasimada Gobolka Togdheer ee magaalada burco ayaa ilaa hada beesha caalama ka helin aqoonsi caalami ah

Read More »

Daawo: Marwada Madaxweynaha JSL Amina Waris ayaa Dhagax Dhigtay Xarun loogu talo galay Agoonta Hargeysa

0 Visits: 658 | Sunday September 07, 2014 - 15:46:11
Marwada Qaranka ayaa u ducaysay isla markaasna ammaantay cid kasta oo u naxariisata waxna ka geysata Dhismaha xaruntani loogu talo galay Agoomaha

Read More »

Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle Oo Mashaaric Laga Hirgaliyay Degmada Ceegaag Xadhiga Ka Jaray

0 Visits: 683 | Sunday September 07, 2014 - 15:37:32
Mashariicdan oo ay xukuumadda Somaliland degaankaasi ka fulisay ayaa qayb ka ah horumarinta deegaanada bariga ay xukuumaddani ka waddo muddooyinkan u danbeeyey

Read More »

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS SHEBEKEDDA AFKASHACABKA.COM OO BARNAMIYO CUSUB IDIN BILAABAYSA

0 Visits: 847 | Sunday September 07, 2014 - 13:16:57
Shebekedda Caalamiga ah ee Afkashacabka.com oo heegan u ah ka hadalka Danaha Dadka jilicsan ee Nugulka ah iyo ku Hadalka Guud ahaanka Afka iyo Codka Shacabka Somaliland, diyaarna u ah soo Gudbinta Warar Xaqiiqda iyo runta ku fadhiya, ayaa idin soo wadda barnaamijyo Tayo leh oo ad ku farxi doontaan,…

Read More »

Dhagayso:Afhayeenka Guud Ee Xarakada Al-Shabaab Oo Goor Dhawayd Ka Hadlay Dilka Sh Mukhtaar Abu-Zubayr

0 Visits: 998 | Saturday September 06, 2014 - 22:48:03
"Waxaa Jooga Kumanaan Mujaahidiina, Oo Muhaajiriin Iyo Ansaar-ba Leh, Oo Abuu Zubeyr Soo Tabo-baray, Dhammaantood-na Waxaa Ka Go'an Guul Ama Geeri...Waxaad Ogaan Doontaan Inaanu Nahay Dad Aargoosta" Sh Cali-Dheere Ayaa Yadhi

Read More »

DAAWO:Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo sheegay In Diiwaan Galinta Madaniga Ahi Ka Horaysa Diiwaan Galinta Codaynta

0 Visits: 755 | Saturday September 06, 2014 - 18:53:48
DAAWO:Garyaqaanka Guud Ee Qaranka Oo sheegay In Diiwaan Galinta Madaniga Ahi Ka Horaysa Diiwaan Galinta Codaynta

Read More »

Daawo: Hooyooyin Murugaysan oo ka warramaya Caruur ka tahriibtay iyo Dhalinyarada Somaliland oo ay uga Digeen Tahriibta

0 Visits: 1160 | Saturday September 06, 2014 - 18:04:18
Qaar ka mid ah Warbaahinta Gobolka Togdheer ayaa Saaka Booqatay Qoysas Ka Mida Qoysaska uu saameeyay Aafada Qarran ee Tahriibta

Read More »

Heshiis Hor dhac oo ay Kala Saxeexdeen Dawladda Ukraine Iyo Xoogagga Gooni U Goosadka Ah Ee Taabacsan Ruushka

0 Visits: 743 | Saturday September 06, 2014 - 17:58:10
Madaxweynaha Ukraine Petro Poroshenko ayaa isna sheegay in hadda loo baahan yahay wadahadal siyaasadeed oo xal looga gaaro colaada Bariga Ukraine.

Read More »

"Diwaan Galinta kaadhka Dhalashadu waxa uu cadaynayaa in ay somaliland iyo somaliya kala yihiin lab dal oo Jaar ah"

0 Visits: 838 | Saturday September 06, 2014 - 17:51:53
Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade ayaa ka hadlay Diwaan Galinta Muwaadiniinta oo asxaabta mucaaradku Dhaliileen

Read More »

Konton Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Ka Dhacay Bariga Wadanka Yemen Iyo Mudaharaado Sii Xogaysanaya Oo Ka Socda Caasimadda Sanca.

0 Visits: 705 | Saturday September 06, 2014 - 17:24:41
Dagaalkan ayaa bilowday kadib markii ay Xuuthiyiinta isku dayeen inay awoodooda ku balaadhiyaan gobalka Al Jawf

Read More »

Somaliland, Maxay Ka Tidhi Dilka Hoggaamiyihii Al-shabaab ?

0 Visits: 999 | Saturday September 06, 2014 - 17:18:28
Dawladda Somaliland, ayaa soo dhaweysay dilka Hoggaamiyihii Kooxda Al-shabaab, Axmed Cabdi Godane.

Read More »