Wararka

Tahriibayaal kor u dhaafaya 18 Qof ayaa Ku dhintay Badda Libya Halka tiro badan la la'yahay

0 Visits: 960 | Monday August 25, 2014 - 18:36:26
Ugu Yaraan 18 Qof Oo Tahriibayaal Ah Ayaa Badda Libiya Iyo Itay U Dhaxaysa Ku Nafwaayay In Ka badana Waa La waayay Meel Ay Jaan Iyo Cidhib Dhigeen.

Read More »

Daawo: Wasiirka Duulista Hawada oo ka xog warramay kulan ay yeesheen Guddi hoosaadka guddiga arrimaha Bulshada ee Golaha wakiilada JSL

0 Visits: 783 | Monday August 25, 2014 - 18:29:55
wasiirku wuxu sheegay inay ka wada hadleen arrimo ku saabsan wasaaradiisa, sidoo kalena wuxu qiray in sannadkani aha sannadkii qurbajooga somaliland ee ugu badnaa dalka yimaado

Read More »

Daawo: Ururka Ciyaartoyga Gobolka Togdheer ee Waayo Arag oo soo Bandhigay Waxqabadkiisi Sannad uu jiray

0 Visits: 748 | Monday August 25, 2014 - 18:22:35
Munasibad kooban oo loo sameeyey sannadguurada 1aad ee Ururka ayay ka soo qaybgaleen Maamulka Gobolka iyo Degmada iyo Cayaartoygii Gobolka Togdheer

Read More »

Daawo: Maayarka Laascaanood oo kawarramay Ammaanka Magaalada iyo Mashaariicda horumarineed ee socda laascaanood

0 Visits: 807 | Monday August 25, 2014 - 18:19:57
Maayarku wuxu sheegay inaanay magaalada laascaanood soo marin xili ay wakhtigan ka ammaan wanaagsantahay, isago shacabkana ugu baaqay inay sidaa uga wada shaqeeyaan Ammaanka magaalada iyo horumarka

Read More »

Daawo Baraf La Socda Roob Xoogan oo Ka da,ay magalada hargaysa Oo Buux dhaafiyey Caasimada Hargaysa

0 Visits: 904 | Monday August 25, 2014 - 18:19:42
roob xoogan oo aan lahayn wax dabaylo ah balse roobkani ayaa ah mid Uu ku lamaan yahay baraf

Read More »

Daawo:Guddiga Arrimaha Bulshada ee Golaha Wakiilada oo u yeedhay Wasiirka Caafimaadka iyo Nuxurka wixii ay ka wada hadleen Guddiga iyo wasiirku

0 Visits: 905 | Monday August 25, 2014 - 18:04:00
"Somaliland ogolaan mayso cid iyadoo dan gaar ah wadata Qalalaase ka rida Deegaanada Somaliland" Wasiir Xaglatoosiye

Read More »

Daawo Muqaal:Wasiirka Gashaan-dhiga Axmed X Cali Cadami. Oo Ka Hadalay Shir Qaban Qaabadiisu ka Socoto Xiin Galool.

0 Visits: 1140 | Monday August 25, 2014 - 15:52:34
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Md.Axmed Xaaji Cali Caddami, Oo ka hadlay shir beeleed lagu qabanayo Deegaanka Xiin-galool

Read More »

Daawo Muqaal: Kooxda Ruushka Taageersan Oo Maalinta Xoriyada Soo Bandhigay Maxaabiista Ay Ka Qabsadeen Milatariga Dalkaas Ukraine -

0 Visits: 689 | Monday August 25, 2014 - 15:49:19
Kooxaha falaagada ku kacsan dalka Ukraine sida la aaminsan yahayna taageersan Ruushka, ayaa magaalada ay ku xooga badan yihiin bariga dalkaas ee Donetsk ku soo bandhigay kumanaan maxaabiis ah oo ay ka qabsadeen,

Read More »

Wasiirka Duulista Hawada Iyo Gadiidka Cirka Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaaf Dhex Maray Wasardiisa Iyo Qaar Kamida Ciidamadda Qaranka.

0 Visits: 809 | Monday August 25, 2014 - 15:43:57
Wasiirka wasaaradda Duulista Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa markii u horaysay faahfaahin ka bixiyay Muran soo kala dhex galay Wasaaraddiisa iyo Ciidanka Qaranka, kaasi oo ku salaysnaa Xayndaab lagu wareejinayay Madaarka

Read More »

Wasiirka Ganacsiga Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Goobta Ganacsi Ee GOOGAA Oo Ka Mid Ah Shirkadaha Dollar Stores+Daawo Sawirada -

0 Visits: 2242 | Monday August 25, 2014 - 15:29:03
wasiirka wasaarada ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah ee somaliland Dr.Muuse Qaasim Ayaa maanta xadhiga ka jaray shirkada cusub ee GOOGAA oo ka mid ah shirkada ganacsiga ee hoos yimaada shirkada weyn ee Dollar Store.

Read More »

Daawo:"Wallaahi habeen niyadayda kumay so dhicin inaan somaliland ka tago, somaliland waxay u bahantahay dhulbahante oo noqda .."Fuad Adan Cade

0 Visits: 937 | Monday August 25, 2014 - 08:39:54
Fuaad Adan Cade oo shalay Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay In dhulbahante dantiisu ku jirto somaliland

Read More »

Shirwayne Loo Dhanyahay Oo Ay Isugu Yimaadeen Waxgaradka Iyo Madax Dhaqameedka Deegaanka Banka Qoolcaday Oo Maanta Qabsoomay+ Nuxurka Qodobadi Ka Soo Baxay Iyo Qaar Ka Mida Qurboojoogta Deeganakaasi Oo Garab Istaagay.

0 Visits: 1390 | Sunday August 24, 2014 - 23:42:59
Shirwayne Balaadhan oo ay isugu yimaadeen dadka deggen deegaanka qoolcaday iyo madax dhaqameedka deegankaaasi aya waxaa ay halkaasi ka shaaciyeen go'aankoodi ugu danbeeyay ee ku aadan masiirka iyo mustaqbalka Banka Qoolcaday .

Read More »

Nuxurka Ku Duugna War-saxafadeed Wasaaradda Arrimaha Debada Somaliland Ka soo Saartay Socdaalkii Nicholas Kay.

0 Visits: 795 | Sunday August 24, 2014 - 23:28:04
Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Jamciyadda Quruumaha ka dhexaysa, Nicholas Kay,ayaa booqasho lagu marti-qaaday ku yimi Somaliland toddobaadkii la soo dhaafay,

Read More »

Daawo Muqaal: Sidii Loo Furay Carwada Ganacsiga Ee Maanta Laga Furay Dalka Somaliland Casimadiisa Hargeysa Oo Caalamku ka soo Qayb Galay.

0 Visits: 917 | Sunday August 24, 2014 - 23:21:10
Carwada Ganacsiga Ee Maanta Laga Furay Dalka Somaliland Casimadiisa Hargeysa Oo Caalamku ka soo Qayb Galay.

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud Oo Waraaqaha Aqoonsiga Safiirnimo Ka Guddoomay Danjiraha Cusub Ee India Usoo Magacowday Somalia + Sawiro

0 Visits: 741 | Sunday August 24, 2014 - 23:15:44
Madaxweyne Xasan sheekh ayaa soo dhoweeyay Danjiraha cusub ee India u soo magacowday, kaasoo lagu magacaabo Yogeshwar Varma, ,

Read More »

Daawo Muqaal:Mudaharaad Cabasho oo lagu diidan yahay Deyr lagu wareejinayo Sayladda Xoolaha oo dadka Xafadaasi ka dhigeen Burco

0 Visits: 753 | Sunday August 24, 2014 - 23:00:20
Mudaharaad Cabasho oo lagu diidan yahay Deyr lagu wareejinayo Sayladda Xoolaha oo dadka Xafadaasi ka dhigeen Burco

Read More »

War Deg Deg Ah:Madaxwaynaha Somaliland Axmed Siilaanyo Oo Safar Aan Hore Loo Shaacin Ugu Caraabay Magalo Xebeedka Berbera

0 Visits: 707 | Sunday August 24, 2014 - 22:51:35
Madaxwaynaha Jahmuuriyda somaliland Mudane Axmed maxamed Maxamuud siilaanyo oo galabta u ambabaxay Safar aan hore loo shaacin oo aan la aqoon ujeedadiisa lakiin kamida hawlaha uu qaranka u hayo uun.

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Xisbiyada Mucaaradka ku Gacan saydhay Dacwad ka dhan ah Wasiir Warancade oo ay u Gudbiyeen Madaxweynaha

0 Visits: 798 | Sunday August 24, 2014 - 16:33:42
iyo kulan ay xisbiyada mucaraadka ah iyo madaxweynuhu yeesheen oo lagu kala kacay

Read More »

Mudaharaad Cabasho oo lagu diidan yahay Deyr lagu wareejinayo Sayladda Xoolaha oo dadka Xafadaasi ka dhigeen Burco

0 Visits: 834 | Sunday August 24, 2014 - 16:15:54
Dadwaynaha ku Dhaqan Xafada Saylada ee Magalada Burco Ayaa Manta Mudaharad Baladhan Oo Cabasho ah Ka dhigay Xafaadaasi taasi oo ay kaga Cabanayeen Qaraar ay Dawlada Hoose ay ugu shaacisay inay Dayr ku warajinayso

Read More »

Warsaxaafadeed: Madaxweyne Siilaanyo oo Badhasaab u magacaabay Gobolka Cusub ee XAYSIMO xaruntiisu Tahay Taleex.

0 Visits: 768 | Sunday August 24, 2014 - 16:00:00
Warsaxafadeedkasi oo uu ku saxeexna Afhayeenka Madaxtooyadu ayaa lagu yidhi sidan:

Read More »