Wararka

Xisbiga Ucid oo Magacaabay Xoghayaha Kaluumaysiga iyo khayraadka Bada ee Xisbigaasi

0 Visits: 702 | Saturday July 12, 2014 - 18:06:25
warsaxaafadii uu soo saaray Guddomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Ali Warabe ayuu ku sheegay macagaabistaas waxaanu war saxaafadeedkaasi oo dhamaystirani u dhignaa sidan:

Read More »

Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Maroodijeex oo 6 maamule Dugsi Shaqadii ka caydhiyey kuwo cusubna ku bedelay

0 Visits: 1036 | Saturday July 12, 2014 - 18:03:32
Gudoomiyaha Waxbarashada Gobolka Maroodijeex Xuseen Ibraahin Xasan ayaa xilkii ka qaaday Maamuleyaasha 6 dugsi oo Hargeysa ku yaala,

Read More »

Saddex Mishiin Oo Loogu Talogalay Samaynta Baasaboorada Cusub Ee Somaliland Oo Ku Xaniban Itoobiya iyo Xukumadda Dalkaasi oo xidhay afar ka tirsan axsaabta Mucaaradka ah ee Waddankasi

0 Visits: 952 | Saturday July 12, 2014 - 17:47:53
Xubnahan la Xidhay aya lagu Eedaynayaa inay xidhiidh la lahaayeen Xisbiga Ginbot 7 ee dalka laga mamnuucay.

Read More »

Daawo: Barnamij Murugo badan oo ku sabsan Tahriibka iyo Gabadh Reer Burco ah ooTahriibtay ooka sheekaynaysa Dhibatada Tahriibka

0 Visits: 1119 | Saturday July 12, 2014 - 17:31:30
Sidoo kalena Baaq u diraysa Cid kasta oo ku hamiyaysa Tahriib iyo inay naftooda soo biimeeyaan.

Read More »

Ciidanka Ilaalada xeebaha gobolka salel oo qabtay dad si sharci daro ah looga dhoofinaayey xeebaha gobolka salel

0 Visits: 827 | Saturday July 12, 2014 - 17:02:00
Taliyaha ciidanka ilaalada xeebaha ee gobolka salel sadex xadigle haaruun siciid cali ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen dad la rabay in si sharci daro ah looga dhoofiyo xeebaha galbeed ee Somaliland. Taliyaha ayaa sidan ku sheegay mar uu waraysi siinaayey wargeyska dawan waxaana uu xaqiijiyey inay…

Read More »

DAAWO:wasiirka warfaafinta oo shaaciyey in la kordhiyey tiradii gudida biyo galinta caasimada+kana hadlay arinta biyo balaadhinta caasimada

0 Visits: 960 | Saturday July 12, 2014 - 15:17:44
Wasiirka wasarada warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta Somaliland mudane c/laahi maxamed daahir cukuse shir jaraa,id oo uu manta ku qabtay xarunta wasarada warfaafinta waxa uu kaga hadlay arinta biyo galinta caasimada hargaysa waxaana uu sheegay in caasimadu ay ooman tahay isla markaana biyahaasi…

Read More »

Daawo: Kulan lagaga Doodayey Sidii loo xidhi lahaa Seerayaasha Banka Qool Cade ee degaanka Sallaxlay oo ay ka soo qaybgaleen Wasiiro

0 Visits: 738 | Saturday July 12, 2014 - 09:46:57
ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo Qaybaha Bulsha degmada Sallaxlay

Read More »

"Sababta uu madaxweynuhu da'yarta xilalka ugu magacaabayaa waxa weeye……"

0 Visits: 783 | Saturday July 12, 2014 - 08:31:51
Wasiir ku xigeenka Cusub ee Wasaaradda Kaluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Somaliland Cabdikariin Axmed Mooge oo wiigan gudihiisa uun Madaxweyne Siilanyo umagacaabay Xilkan Wasiir kuxigeenka kaluumaysiga ayaa....

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID oo si diiran loogu soo dhoweyey London

0 Visits: 733 | Saturday July 12, 2014 - 08:07:14
Guddomiye Faysal Cali waraabe ayaa ka warbixiyey ujeedada safaro uu ku soo maray Maraykanka, iminkana uuku jogo ingiriiska ugana sii Gudbi Dono Itobiya

Read More »

Dawlada jarmalka oo dalkeeda kacaydhisay diblomaasi u dhashay dalka mareykan

0 Visits: 1027 | Saturday July 12, 2014 - 08:04:40
Jarmalka ayaa waddankeeda ka eridey sarkaal sare oo American ah oo ka tirsan sirdoonka oo fadhigiisu ahaa Jarmalka.

Read More »

Dhegayso: Xulka Qaranka Jarmalka immisa jeer ayay ka qaybgaleen Cayaaraha Koobka Adduunka, immisa jeer ayayse Koobka ku guuleysteen Warbixin Weriye Mascade.

0 Visits: 664 | Saturday July 12, 2014 - 07:56:54
maxaad kala socotaa Taarikhda Xulka Qaranka Jarmalka oo Sannadka u soo baxay Semi finalka Koobka Addunka

Read More »

War Dag Dag Ah Nin tooray ku hubaysan ayaa afar qof ku dhaawacay Masjid Ku yaala xaafad ka tirsan degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa.

0 Visits: 814 | Friday July 11, 2014 - 19:47:51
Ilaa iminka lama garanayo sababta uu ninkaasi dadka weerarka ugu qaaday,

Read More »

Daawo: Su'aalo iyo Jawaabo Diini ah oo ku saabsan Axkaamta Soonka waxa soo jeedinaya Sh. Maxmed Cumar Dirir

0 Visits: 925 | Friday July 11, 2014 - 18:09:44
Muxadaradan oo kuu sahlaysa inaad wax badan ka ogaato waxyaabaha soonka buriya Daawo

Read More »

Mashaariicda Laga Fulinayo Dhaqaale Dalal Caalamka Ka Tirsan Si Toos Ah U Siiyaan Somaliland Oo Bulshada Loo Soo Bandhigay

0 Visits: 814 | Friday July 11, 2014 - 18:07:13
Mashaariicda ugu badnayd ee laga fuliyo muddadii uu jiray dhaqaalaha Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) oo ...

Read More »

Daawo: Riwaayad Cusub oo ka hadlaysa Balwada ku soo banadaysa Bulshada iyo saamanta ay ku yeelatay Dadkii Baadiyaha Joogay

0 Visits: 1088 | Friday July 11, 2014 - 17:58:48
Riwaayaddan oo magaceeda la yidhaa Balwaddii Badatoo Baadiyey Bi'isay waxa soo saaray Jilayaal Reer Burco Daawo

Read More »

Mashruuca Garoonka Kubbada Cagta Ee Laga Dhisayo Magaalada Boorama Iyo Cida Hindisaheeda lahayd +Warbixin+SAWIRRO‏

0 Visits: 926 | Friday July 11, 2014 - 17:52:08
Dhawaan ayay ahayd markii maayorka Degmada Boorama mudane Saleebaan Xasan Xaddi uu safar shaqo ugu baxay dalka Sweden

Read More »

Daawo: Film laga sameeyey dadka aan soomin ramadaanta oo la magac baxay "Xurmee Ramadaantoo Xasuusta ilaahay"

0 Visits: 816 | Friday July 11, 2014 - 17:37:47
Filmkan oo ay soo saareen Socayo Band oo ay meteleen Dhalinyaro reer Hargeysa ahi Daawo

Read More »

Raisulwasaarihii hore ee Somalia oo loo magacaabay Safiirka Somalia u fadhiyi doona Maraykanka

0 Visits: 700 | Friday July 11, 2014 - 17:06:03
War naga soo gaaray Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibada Dowlada Federaalka Somalia, ayaa sheegaya in Ra'iisul wasaarihii hore ee Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke loo magacaabay Danjiraha Dowlada Somalia u fadhin doonon Dalka Mareykanka.

Read More »

Shirkadaha ALLA-MAGAN Iyo SAMEX oo iskaashanaya oo tababar u qabtay qaar ka mida shaqaalahooda iyo Ganacsatada Burco +Sawiro

0 Visits: 1313 | Friday July 11, 2014 - 15:45:45
Tabo-barkani oo ku saabsanaa sidii looga hortagi lahaa khatarta uu leeyahay dabku ayaa lagu qabtay huteel city plaza ee magaalaaa burco.

Read More »

Safiirka Wareega ee Somaliland oo Taliyihii hore ee Sirdoonka ku eedeyey inu Dalka ka galay khiyaamo Qaran waraysigii uu bixiyey na ku sheegay Been Abuur aan sal iyo raad lahayn

0 Visits: 946 | Friday July 11, 2014 - 15:24:35
Safiirka Wareega ee Somaliland Kaysar Cabdilliaahi Maxamed, ayaa sheegay in Taliyihii hore ee sirdoonka Somaliland Mr. Maxamed Nuur Xirsi uu ku kacay khiyaamo qaran oo uu ku mutaysan karo in maxkamad la horgeeyo,

Read More »