Wararka

Daawo:Wasiirka Duulisata Hawada Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Hawada Somaliland Ee Muranka La-Galiyay

0 Visits: 744 | Friday July 11, 2014 - 14:37:04
wasiirku wuxu si faahfaahsan uga warbixiyey hawada somaliland iyo sida somalia u jebinayso qodobo badan oo ay ku heshiiyeen

Read More »

Dawladda Yemen oo Somaliland soo Gaadhsiisay Deeq ay ugu talo gashay Gobolada Bariga +Sawiro

0 Visits: 812 | Friday July 11, 2014 - 14:28:33
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland sheek Kahliil Cabdillaahi ayaa guddoomay deeqdan oo ay sideen laba diyaaradood waxanay ka koobnayd ....

Read More »

Wasiirka Maaliyada JSL oo isku shaandhayntii ugu ballaadhnayd ku sameeyey Wasaaraddiisa iyo Masuliyinta Kastamada Cashuuraha Dalka

0 Visits: 814 | Friday July 11, 2014 - 13:42:36
Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa isku shaandhayn xooggan ku sameeyey saraakiisha madaxda ka ah waaxyaha wasaaradiisa.

Read More »

Daawo:Ninkii al-shabaab u fududeeyay weerarkii lagu qaaday xarunta madaxtooyada oo lasoo bandhigay, Qirayna inu xidhiidh la lahaa Alshabab oo Mushahar ka qaadan jirey

0 Visits: 1489 | Friday July 11, 2014 - 13:11:41
Hay'ada Nabad Sugida Dowlada Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay nin la sheegay in uu ka shaqeenayay gudaha Madaxtooyada Soomaaliya uuna qeyb ka ahaa ragii weeraray Xarunta Madaxtooyada Habeen hore .

Read More »

Daawo: Cali khaliif Gallaydh oo mar ku Baaqay Dagaal Culus oo ka dhan ah Somaliland iyo Maleeshiyo Beeleedyo uu ku ururinayo Meel ka tirsan Degaanka Saaxdheer

0 Visits: 798 | Friday July 11, 2014 - 13:01:57
Cali khaliif oo dhowaan ka baxday taleex ayaa dad reer miyi ah ugu khudbadeeyey meel banaan ah

Read More »

Daawo Dhibaatada Haysata Dadwaynaha Ku Nool Deegamada Bilaa Wadada Ee Raarubuul Oo U Baahan Gurmad Degdega Iyo Biyo La'aan Ka Taagan

0 Visits: 722 | Friday July 11, 2014 - 06:03:22
Dhibaatada Haysata Dadwaynaha Ku Nool Deegamada Bilaa Wadada Ee Raarubuul Oo U Baahan Gurmad Degdega Iyo Biyo La'aan Ka Taagan

Read More »

Daawo Afkashacabka Tv Barnaamijka Xiisaha Leh Su'aalaha Iyo Jawaabaha Ee Kasmaal Qaybtii 12Aad

0 Visits: 2290 | Friday July 11, 2014 - 05:20:37
Hargeysa/AFK)-Barnaamijka Xiisaha Leh Su'aalaha Iyo Jawaabaha Ee Kasmaal Qaybtii 12Aad

Read More »

Culumada Somaliland Oo Isku Raacday In Shirkada Laydhka Ee Heco Xalaal Ahayn Lacagteedana Lagana Xaji Karin.

0 Visits: 1173 | Thursday July 10, 2014 - 19:39:22
Culumada Somaliland Oo Isku Raacday In Shirkada Laydhka Ee Heco Xalaal Ahayn Lacagteedana Lagana Xaji Karin.

Read More »

Daawo: Waraysigii ugu Qosolka Badnaa iyo weriye Waraysi Qaadaya oo Sameeyey Dhacdo cajaaiba

0 Visits: 1428 | Thursday July 10, 2014 - 18:08:03
Waraysigan oo aha mid qosol badan ka bogo

Read More »

Maraykanka Iyo Faransiiska Oo Shaaca ka qaaday Inay Xukuumadda Soomaaliya ka Caawin Doonaan Dhinaca Amaanka.

0 Visits: 916 | Thursday July 10, 2014 - 18:03:54
Madaxda dalalka Mareykanka iyo Faransiiska ayaa isla gartay in wax laga qabto mashaakilka dhinaca ammaanka ah ee heysta dowladda Soomaaliya,

Read More »

Daawo: Gurigii Madaxtooyada ee Gobolka Awdal oo markii u horeysay laga dhisayo Borama

0 Visits: 685 | Thursday July 10, 2014 - 17:56:17
iyo Masuliyinta Gobolka iyo Degmada oo kormeer ku sameeyey dhismaha Guriga iyo Wadooyin cusub oo laga wado magaalada gudaheeda

Read More »

DAAWO:badhasaabka gobolka awdal oo uu weheliyo maayarka booramada oo soo kormeeray dhismaha birijka ugu weyn magalada borama iyo mashaariico kale

0 Visits: 680 | Thursday July 10, 2014 - 17:46:01
Badhasaabka gobolka awdal oo saaka kormeer ku tagay mashaariico badan oo gobolka ka socda isla markaana uu ka mid yahay dhismaha biriijka ugu weyn

Read More »

Daawo: Guddida Qandaraasyada Qaranka Oo Iska Difaacay Musuq-Maasuq Lagu Eedeeyay

0 Visits: 565 | Thursday July 10, 2014 - 17:31:16
Guddomiyaha Guddiga Qandaraasyada Qaranka Adan Xasan Nugaal oo shir jaraaid kuqabtay Xafiiskiisa saaka ayaa iska fogeeyey eedaha loo jeediyey ee kusaabsan shirkadda la siiyey qandaraaska diinwangelinta madaniga ah

Read More »

Ciraaq oo diyaaradaha dagaalka ku weerartay magalada mosul ee ay gacanta ku hayaan xoogaga islaamiga ah ee isis

0 Visits: 1117 | Thursday July 10, 2014 - 17:30:17
Ugu yaraan 8qof ayaa ku dhintay duqaymo ay dowlada ciraaq ku qaaday magalada mosul ee ay gacanta ku hayaan xoogaga islaamiga ah ee isis waxaana dowlada ciraaq ay duqaymahan u adeeg satay diyaaradaha dagaalka

Read More »

Weerarada ay Isra,iil la beegsanayso marinka Qaza oo ay ku nafwaayeen 75 qof

0 Visits: 1515 | Thursday July 10, 2014 - 16:34:28
Isra,iil ayaa kor u qaaday weerarada dhanka cirka ah ee ay u ku qaadayso qaza ugu yaraan 75 qof ayaa lagu dilay duqaymaha ay isra,iil ku qaaday qaza iyo markii ay si toos ah u billowdeen weeraradan ugu danbeeyey ee dhanka cirka ee Isra,iil, Wasiirka caafimaadka ee qaza ayaa sheegay in duqaymaha duqaymaha…

Read More »

Midowga Afrika oo Wakiil Cusub oo u dhashay Nigeria u soo Magacaabay Arrimaha Soomaaliya

0 Visits: 715 | Thursday July 10, 2014 - 15:51:21
Ururka Midowga Africa ayaa wakiilkooda Somalia u soo magacabaay, Danjire Maman Sidikou, kaddib markii uu iska-casilay xilka danjirihii hore ee..

Read More »

Daawo: Dalka Falastiin Weriye isagoo Live War ugu jira Madfac ku dhacay iyo Muuqaalka Argagaxa leh ee la arkayey markii madfacu ku dhacayey weriyaha

0 Visits: 836 | Thursday July 10, 2014 - 15:36:22
Wariye Ka Tirsan Telafishanka Falastiniyiinta Oo Sii Toosa warka u tabinaya ayaa khadka ka baxay kadib markii uu ku habsaday madafac ay soo rideen diyarada ha isaril oo duqaynay ....

Read More »

Daawo: Badhasaabka Togdheer oo kulan la qaatay Ururada Waddaniga ah ee Gobolka isagoo Baaq na u diray Hay'ada caalamiga ah ee ka hawlgala Gobolka

0 Visits: 975 | Thursday July 10, 2014 - 15:05:24
kulanka ururada waddaniga ah iyo maamulka gobolka ayaa ujeedadiisu ahayd xog waran uu badhasabku ka bixinayey deegaamo uu kormeer kusoo maray oo u baahan wax u qabasho iyo gurmad, isago sido kalena ku baaqay adkaynta ammaanka

Read More »

Guddomiyaha Waxbarashada Gobolka Sanaag oo lagu eedeeyo inu Jeebka ku shubtay Lacag Jamacadda Gobolkaasi lahayd

0 Visits: 783 | Thursday July 10, 2014 - 14:31:52
isla markaasna si cad u diiday Amarraddii ay bixiyeen Maamulka Gobolku

Read More »

Daawo: Tartankii Kubadda Cagta ee Ramadaanta oo ka furmay Laascaanood

0 Visits: 1159 | Thursday July 10, 2014 - 13:24:16
iyo Masuliyiinta Gobolka iyo Degmada oo k ahadlay, waxana tartankaasi furay Wasaaradda Dhalinyarada iyo Cayaaraha ee Gobolka Sool

Read More »