Wararka

Macalin Kenyan ah oo xalay lagu Dilay Gaalkacyo

0 Visits: 830 | Thursday May 08, 2014 - 09:20:41
Keneth Mwanga oo 50 jir kenya u dhashay ah oo Macallin ahaa ayaa la toogtay abaara 8:00 fiidnimo, xilli uu ka soo baxayay duruus uu ka bixinayay Dugsiga uu ka shaqeynayay.

Read More »

Daawo: Badhasabkii hore ee Saaxil ahna Wasir kuxigeenka Amniga ee Wasaradda Arrimaha Gudaha oo Berbera lagu soo Dhoweyey

0 Visits: 838 | Thursday May 08, 2014 - 09:05:09
Badhasabkii hore ee Saaxil ahna Wasir kuxigeenka Amniga ee Wasaradda Arrimaha Gudaha oo Berbera lagu soo Dhoweyey

Read More »

Odayaal Dhaqameed Muqdisho Ka Yimid Oo Ka Waramay Ujeeddada Safarkooda Somaliland‏

0 Visits: 1056 | Thursday May 08, 2014 - 09:00:14
Magaalada Hargeysa, ayaa waxa maanta galinkii dambe soo gaadhay Odayaal dhaqameed tiro badan oo ka socda Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Read More »

Madaxweyne Obama Eddadii oo ku geeriyootay Kenya

0 Visits: 1259 | Thursday May 08, 2014 - 08:56:49
Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Obaama Edadii Zaytuuni Onyaango Ayaa Shalay Lagu Aasay Magaalada Kisumu ee Dalka Kenya‏

Read More »

Madaxwaynaha Somaliland Oo Dhowaan Magacaabaya Golaha Culimada iyo Culimada oo so dhoweysay Arrinkaas

0 Visits: 985 | Thursday May 08, 2014 - 08:48:18
Madaxwaynaha Somaliland, Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ballan-qaaday inuu Magacaabayo Golaha Culimada ee dastuuriga ah.

Read More »

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka JSL Oo Gaadhi Ambalaas Ah Iyo Daawooyin Ku Wareejiyey Degmada Laas-qoray

0 Visits: 931 | Thursday May 08, 2014 - 08:35:33
Gaadhigan oo qayb ka ah Baabuur ay Dawladda Turkigu Dhowaan ugu deeqday Somaliland ayuu agaasimu gaadhsiyey degmadaas laasqoray oo dhowan madaxweynuhu bookhday.

Read More »

"SIILAANYO KA HOR LAAMI LAMA ARAG" WQ: MUSTAFE TEACHER

0 Visits: 1096 | Wednesday May 07, 2014 - 17:41:47
Borama waxay isku raacsantahay markaan in badan u kuurgalay , dhalinyaro iyo waayeel badana la sheekaystay inaanay Madaxweyne siilaanyo ka hor ba laami arag,

Read More »

Daaw: Waraysi TVga SOMSAT la yeeshay Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamal Ali Hussein

0 Visits: 744 | Wednesday May 07, 2014 - 15:42:49
Waraysigan oo Dhinacyo badanaya ayuu si guud ugaga warramaya aqoontiisa, meelihii uu ka soo shaqeeyey iyo Waxyaabaha Siyaasadda Soo geliyey

Read More »

Wefti Jarmal ah oo Madaxweyne Siilaanyo ku qaabilay Xafiiskiisa iyo Nuxurka Wixii ay ka wada hadleen Dhegays.

0 Visits: 948 | Wednesday May 07, 2014 - 15:28:50
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiir ku xigeenka Jarmalka u fadhiya Nairobi.

Read More »

Daawo : Aas Qaran oo Maanta Loo Sameeyey Alla Ha U Naxariistee Guddoomiyihii Waxbarashada Gobolka Togdheer Marxuum Cabdi Axmed Siciid Oo Shalay Ku Geeryooday Magaalada Hargaysa.

0 Visits: 1212 | Wednesday May 07, 2014 - 14:36:10
Aaska Marxuumka waxa ka soo Qaybgalay Masuliyiinta Heer Gobol, Heer Degmo, Saraakiisha Laamaha Dawladda, Shaqaalaha Wasaradda Waxbarashada, Macalimin Arday iyo Dadweyne kale oo tiro badan

Read More »

Akhri: Khudbad Sannadeedkii Madaxweynuhu Saaka ka hor Jeediyey Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiilada Dhegayso:

0 Visits: 1187 | Wednesday May 07, 2014 - 11:38:29
Khudbad Sanadeedka ayuu Madaxweynuhuu Saka kaga hadlay Guud ahaanba Wixii u qabsoomay, Wax qabyada ah iyo qorshaha xukumadda Muddada kooban ee u hadhay.

Read More »

Cali Khaliif Galaydh Oo Tashuush Ku Furaya Ujeeddada Safarka Wasiir Xaglo-toosiye Ee Buuhoodle iyo Wasiir Xaglatoosiye oo Masharic horumarined ka Wada Buuhoodle

0 Visits: 862 | Wednesday May 07, 2014 - 10:43:23
Siyaasiga Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka hadlay safarka Wasiirka Caafimaadka Somaliland ku joogo Magaalada Buuhoodle, Xilli socdaalka Cali khaliif uu isna ka hadlay Xaglatoosiye

Read More »

TABABRAHA XULKA HONDURAS OO MAGACAABAY 23 CIYAARTOY EE XULKIISA UGA QAYBGALAYA KOOBKA ADDUUNKA

0 Visits: 1372 | Wednesday May 07, 2014 - 10:37:22
Waxa la joogaa waqtigii wadan kasta oo ka qayb galaya koobka adduunku uu magacaabi lahaa ciyaartoyda wadankiisa uga qayb galaysa koobka adduunka ee lagu qabandoono wadanka Brazil

Read More »

Daawo: Hees Cusub oo la yidhaa Wadajir waa Erayadii iyo Laxankii Abwaan Maxamed Yuusuf Timir, iyo Codki Alfanaan Ahmed Yasin

0 Visits: 4085 | Wednesday May 07, 2014 - 09:08:52
Heestan oo Loogu Talagalay Maalinta Qaranka Somaliland ee 18 May waa Erayadii iyo Laxankii Abwaan Maxamed Yuusuf Timir Waxaa Musica ku Ladhay Yusuf subxaanyo iyo Codkii Ahmed yasin Dawasho Wacan..

Read More »

Nuxurka Khudbadihii ay xilwarejinta Agaasimaha Wasaradda Warfaafinta ka jeediyeen , Masuliyiintii Xukumadda ka tirsanaa ee Suxufiyinta u badnaa.

0 Visits: 813 | Wednesday May 07, 2014 - 08:47:46
Afhayeenka Madaxtooyada JSL, Dhuxul, Wasiirkuxigenka Warfaafinta, Agaasimihii hore iyo Agasimaha Cusub, Wasiirka Warfaafinta Cukuse iyo Masuliyin kale ayaa halkas ka jeediyey hadalo u badnaa Bogaadin iyo dardaaran

Read More »

Aqoonyahan Jamal Cali Xuseen oo Dhambaal Tacsi ah u Diraya Qoyskii , Qarabadii, Qaranka iyo Asxaabtii ay ka Baxeen Marxuum Dr Anwer Maxamed Cige iyo Cabdi Axmed Siciid Gudomiyihi waxbarashada Togdheer

0 Visits: 854 | Wednesday May 07, 2014 - 08:13:40
Qoraalo uu soo dhigay Boggiisa Facebook ayuu kaga warramay Labada Marxuum ee geeriyooday, waxanay u dhignaayen sidan:

Read More »

Daawo: Wasiirka Caafimaadka JSL Saleban Xaglatoosiye oo Dhagax Dhigay Xarumo Caafimaad kormeer na ku tegay Goobo Caafimaad

0 Visits: 837 | Wednesday May 07, 2014 - 07:48:36
Wasiirku waxa uu shacabka reer buuhoodle ugu baaqay in laga gudbo colaadi iyo dib u dhacii hore u haystay degaankas, isla markaasna nabad iyo horumar loo gudbo.

Read More »

Dab-damiska Shirkadda Dahabshiil Oo Hormood ka ahGurmadka Iyo Badbaadinta Masiibooyinka Ka Dhasha Dabka

0 Visits: 1056 | Tuesday May 06, 2014 - 20:02:16
Maamulka Shirkadda Dahabshiil waxay ay si hagar la,aana heegan uga dhigeen Gaadiidka dab-damiska ah ee ay shirkadu leedahay,taas oo ay uga dan leeyihiin in hadii ay wax dhacaan ama meeli gubato ay markiiba ka qayb qaataan gurmadka deg-dega ah

Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhambaal Tacsi ah u diray Qoyskii, Qaraabadii, Qarankiii , iyo Bahdii Waxbarashada ee uu ka Baxay Guddomiyihi Waxbarashada Togdheer

0 Visits: 895 | Tuesday May 06, 2014 - 19:56:24
Marxuum Cabdi Axmed Siciid oo maanta ku geeriyooday Hargeysa, Dhambaalka Tacsida ah ee Madaxweynaha oo ka soo baxday Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada aya u dhignayd sidan:

Read More »

Badhasabka Cusub ee Gobolka Gebiley Mustafe Shiine oo Maayarka iyo Masuliyiinta Degmadu ku maamuuseen Qado sharaf +SAWIRO

0 Visits: 841 | Tuesday May 06, 2014 - 19:42:25
Munasibaddan lagu soo dhoweynayey Badhasabka Cusub ee Gabolka Gebiley oo lagu qabtay Maansoor Hotel Hargaysa ayay ka qaybgaleen, Wasiiro, xildhibaano iyo Dadweyne kale oo tiro badan

Read More »