Dr. Sacad Ilaa Goorma Ayuu Daafici Karaa Heshiiskii Uu Saxeexay? Mase Jirtaa Cid Kale Oo Sidaa Cad Uga Badheedhi Kartaa?
Guddoomiye ku xigeenkii 3aad ee Xisbiga UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-Gurey) ayaa ka hadlay sida uu u arko saamiga ay Somaliland ka heshay heshiiska dhawaan ay xukuumaddu la gashay shirkadda Dp World ee dekedda Berbera Khuseeya.