Guri Ku Gubtay Magaalada Hargeysa, Ciidanka Dab-damiska Oo Goor Danbe Soo Gaadhay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay +Sawiro

0
Friday May 27, 2016 - 20:10:28 in by salman abdi
  • Visits: 598
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guri Ku Gubtay Magaalada Hargeysa, Ciidanka Dab-damiska Oo Goor Danbe Soo Gaadhay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay +Sawiro

    Dab ka kacay Guri ku yaala xaafada Aw Aadan ee degmada Gacan libaax ee magaalada Hargeysa ayaa sababay khasaare iskugu jira naf iyo maal.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab ka kacay Guri ku yaala xaafada Aw Aadan ee degmada Gacan libaax ee magaalada Hargeysa ayaa sababay khasaare iskugu jira naf iyo maal.








Ciidamada dab-damiska ayaa goor danbe soo gaadhay goobta uu ku yaalo guriga uu dabku qabsaday, taas oo ay gadood kala hor tageen dadweynihii ku guulaystay inay bakhtiiyaan dabkaasi.Dadweynaha ku dhaqan xaafada Aw Aadan ayaa gurmad xoogan u fidiyey guriga uu dabku ka kacay, kuwaas oo ku guulaystay inay bakhtiiyaan, balse waxa gurigaasi ku geeriyooday hal qofk oo gudaha ugu jira isla markaana waxa ku baaba’ay dhamaanba hantidii dhex taalay.