Daawo:Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Barlamaanka Somalialand Oo Eedo Kulul Ujeediyay Madaxwayne Kuxigeenka Somalilnd.

0
Sunday May 29, 2016 - 17:05:56 in by salman abdi
  • Visits: 672
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Barlamaanka Somalialand Oo Eedo Kulul Ujeediyay Madaxwayne Kuxigeenka Somalilnd.

    Xildhibaan Xassan Cawaale Ceynaan gudomiyaha gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu hawda u mariyey dhaliilihii ugu culsaa madxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylci

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Xassan Cawaale Ceynaan gudomiyaha gudida arimaha bulshada ee golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu hawda u mariyey dhaliilihii ugu culsaa madxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylci

Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in Madaxweyne ku xigeenku uu mideyn kari waayey gobalka uu ka soo jeedo ee Awdal isla markaana uu yahay shaqasi u soo shaqo tagey Somaliland

Muddane Xassan cawaale waxaa uu sidoo kale uu xusay in inta uu Cabdiraxmaan Saylci Gudoomiye Muuse Biixi u yahay musharaxa madaxweyne anay jirin cid u cdeyn doontaa.