Xog Culus Dowlada Itoobiya Oo Ku Biirtay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay.

0
Friday July 01, 2016 - 13:58:48 in by salman abdi
  • Visits: 473
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xog Culus Dowlada Itoobiya Oo Ku Biirtay Golaha Amaanka Qaramada Midoobay.

    Dawlada Ethopia Oo Ku Biirtay Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Dawlada Ethiopia oo Ku Biirtay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Ethopia Oo Ku Biirtay Golaha Amaanka Ee Qaramada Midoobay Dawlada Ethiopia oo Ku Biirtay Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

Dawlada Ethiopia ayaa si rasmi ah ugu biirtay Golaha Amaanka ee qaramada Midoobay iyadoo mudo laba sano ah oo ka bilaabmi doona 2017 ayay ku jiraysaa

Dawlada Ethiopia ayaa waxaa doortay 185 dal oo ka mid ah 193 wadan ee qaramada midoobay

Ethiopia ayaa taageero hiil iyo hooba leh hore uga heshay Dalalka Midowga Africa oo u doortay inay u matasho Golaha Amaanka oo ah awooda ugu way nee wada hawl maalmeedka qaramada midoobay

Walow Kursigan ay Ethiopia ku fadhiisatay aanu ahayn Joogto Hadana waa Mid ka Mid ah Meelaha ugu Go’aamada adag horena loo dhaqan galiyo

 

Golaha amaanka ayaa waxa uu ka kooban yahay 15 dawladood iyadoo 5 ka mid ah oo la soo raaciyo wadanka Jarmalku ay yihiin Joogto leh awooda Vito Powerka waana Dalalka China,Usa,Britain,France iyo Raashiya halka Germany Marka Laga Reebo 9 Dal ee kale waxay ku fadhiyaan 2 Sano oo kaliya iyadoo Labo sano kasta ka dib la soo doorto dalal cusub

ethiopia-for-security-council0,,19055285_303,00

Ku biirista Dawlada Ethiopia ayaa lagu macneeyay Faa’ido wayn oo u soo korodhay Geeska Africa

Maadaama ay wadamo badan oo Somalia iyo south sudanba ay ka wado hawl galo nabadayn

Sidoo kale waa wadanka 2aad ee ugu dadka badan Qaarada Africa

Maaha Markii Ugu Horaysay ee Wadan Geeska Africa ah uu ku Biiro Wadamada Kuraaska ku yeesha

Dawlada Djabuti ayaa 1990aadkii ku biirtay mudo Labo Sano ahna fadhiday

Ethiopia ayaa mudo badan oo sanado ah dagaal ugu jirta inay noqoto wadankii ugu horeeyay ee African ah eek u biira wadamada vito powerka leh kana taliya golaha amaanka taageeradan ay ka heshay Midowga Africa ayaa wado kale u furi karta in Africa ku dabo gasho Ethiopia in laga dhigo wadan Africa Metela oo Vito Powerna yeesha

Lama Garanayo Siday Somalia iyo Eretria oo In Badan ay kala Tirsanayeen cadaawad wallow hada wada shaqayn ka dhaxayso Somalia u soo dhawayn doonto Go’aankan Awoodaha Dheeraadka Siin Doona Ethiopia