Isku Aadka Wareega Labaad Ee Koobka League Cup-ka Oo La Soo Saaray,Yaase Ku Dhacay?

0
Thursday August 11, 2016 - 09:31:38 in by Burco Office
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Wareega Labaad Ee Koobka League Cup-ka Oo La Soo Saaray,Yaase Ku Dhacay?

    Isku aadka wareega Labaad ee koobka League Cup-ka ayaa la sameeyay iyadoo ay kusoo biireen kooxaha Chelsea Iyo Liverpool, Reds ayaana aheyd kooxdii wajigabaxa kala kulantay Manchester City finalkii ka dhacay Wembley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isku aadka wareega Labaad ee koobka League Cup-ka ayaa la sameeyay iyadoo ay kusoo biireen kooxaha Chelsea Iyo Liverpool, Reds ayaana aheyd kooxdii wajigabaxa kala kulantay Manchester City finalkii ka dhacay Wembley.


Chelsea waxey ku beegmeysaa midkood Bristol Rovers/Bristol City oo kulan wada leh, halka David Moyes wiilashiisa ay la ciyaari doonaan Shrewsbury.

EFL-Cup

Sidoo kalana Everton ayaa wajaheysa kooxda Yeovil, halka Swansea ay la ciyaari doonto Peterborough.

ISKU AADKA OO DHAMEYSTIRAN:QPR v Rochdale

Scunthorpe v Cardiff/Bristol City

Watford v Gillingham

Peterborough v Swansea

Everton v Yeovil

Millwall v Nottingham Forest

Sunderland v Shrewsbury

Luton v Leeds

Chelsea v Bristol Rovers/Bristol City

Burton v Liverpool

Blackburn v Crewe

Accrington v Burnley

Crystal Palace v Blackpool

Morecambe v AFC Bournemouth

Preston v Oldham

Oxford v Brighton

Reading v MK Dons

Fulham v Middlesbrough

Newcastle v Cheltenham

Exeter v Hull City

Derby v Carlisle

Northampton v West Brom

Wolves v Cambridge

Stevenage v Stoke

Norwich v Coventry

Dhamaan Kulamadaan waxaa la ciyaari doonaan maalmaha 23-ka, 24-ka Iyo 25-ka bishaan August.