Hordhac: Chelsea v Bristol Rovers: Blues Oo Muddo 20 Sano Kadib Ciyaareysa Wareega Labaad Ee League Cup-ka

0
Tuesday August 23, 2016 - 10:02:42 in by Burco Office
  • Visits: 933
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hordhac: Chelsea v Bristol Rovers: Blues Oo Muddo 20 Sano Kadib Ciyaareysa Wareega Labaad Ee League Cup-ka

    Chelsea ayaa caawa ciyaareysa tartanka League Cup-ka wareegiisa labaad iyadoo soo dhaweyneysa kooxda heerarka hoose eeBristol Rovers.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Chelsea ayaa caawa ciyaareysa tartanka League Cup-ka wareegiisa labaad iyadoo soo dhaweyneysa kooxda heerarka hoose eeBristol Rovers.


Blues labadii kulan ee ay xili ciyaareedkaan ciyaartay wey guuleysatay iyadoo Antonio Conte uu si wacan ku bilowday waayahiisa horyaalka Ingiriiska, balse markaan wuxuu kooxdiisa hogaamin doonaa tartanka League Cup-ka markii ugu horeysay.

Chelsea vs Bristol Rovers

Garabka reer Colombia Juan Cuadrado kaas oo lala xiriirinayo Juventus ayaa seegi doona kulankaan sidoo kalana daafaca reer France Kourt Zouma ayaa isna seegi doona kulankaan madama uu xanuun ka qabo wali jilibka.

Warbixinta Kulanka:

Kulanka:Chelsea vs Bristol Rovers

Tartanka:League Cup (Wareega 2-aad)

Garoonka:Stamford Bridge

Saacadda:9:45 Habeenimo (XGA)

Maxaa Ka Cusub Labada Kooxood:

Tababare Antonio Conte ayaa nasin doona in badan oo kamid ah ciyaartoydiisa gaar ahaan Diego Costa isagoo fursad siin doona Bashtuayi oo ah ciyaartoyda weerarka ee kooxda.