Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Somalia U Qaabilsan Ingiriiska + Qodobada Ay Ka Wada Hadleen
Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu la kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Harriet Mathews iyo wefti ay hoggaaminayo oo booqasho ku yimi dalka Somaliland.
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Yeeshay Safiirka Somalia U Qaabilsan Ingiriiska + Qodobada Ay Ka Wada Hadleen
Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu la kulmay Safiirka dawladda Ingiriiska u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Harriet Mathews iyo wefti