Gudoomiye Cirro Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub Oo Gobolada Qaar Wakiil Uga Noqon Doona

0
Monday September 19, 2016 - 16:02:35 in by Burco Office
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cirro Oo Magacaabay Masuuliyiin Cusub Oo Gobolada Qaar Wakiil Uga Noqon Doona

    REF/XIS/WAD/XDH/2352/2016 Taariikh: 15 Sept 2016 KU: Maxamed Axmed Xasan BaasheBerbera OG: Guddiga Gobolka Saaxil ee Xisbiga WADDANIBerbera OG: Guddoomiyeyaasha Gobollada Xisbiga WADDANIRugtooda OG: Guddida Fulinta Xisbiga WADDANIHargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

REF/XIS/WAD/XDH/2352/2016 Taariikh: 15 Sept 2016 KU: Maxamed Axmed Xasan BaasheBerbera OG: Guddiga Gobolka Saaxil ee Xisbiga WADDANIBerbera OG: Guddoomiyeyaasha Gobollada Xisbiga WADDANIRugtooda OG: Guddida Fulinta Xisbiga WADDANIHargeysa
OG: Hoggaanka Xisbiga WADDANIHargeysa
OG: Taliyaha Qaybta Gobolka SaaxilBerbera
OG: Komishanka Doorashooyinka Qaranka Hargeysa
OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANIHargeysa

 

 
Ujeeddo: Magacaabis Xil

Markaan darsay:Qodobka 28aad ee Xeerka Xisbiga WADDANI
Markaan Arkay: Baahida loo qabo in la buuxiyo Xilkan
Markaan la Tashaday: Xubnaha Hoggaanka Xisbiga WADDANI.
Markaan ku Qancay: Waayo Aragnimada iyo Aqoonta uu leeyahay.


Waxa maanta oo taariikhdu tahay 15 Sept 2016 hoggaanka Xisbiga WADDANI go’aamiyeen in Md. Maxamed Axmed Xasan Baashe noqdo Guddoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga WADDANI.


Waxanu Ilaahay kaaga baryeynaa inuu kugu garab-galo gudashada xilkaas laguu igmaday iyo in aad dedaal iyo fikrado wax-ku-ool ah ku soo kordhiso Xisbiga WADDANI.






ALLA MAHAD LEH


_______________________________________
Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro)
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI