Laba Wariye Oo Ku Xidhan Caasimada Hargeysa Oo Saka La Filayey In La Horkeno Maxkamada Oo Dib U Dhigtay.

0
Saturday February 25, 2017 - 14:39:22 in by salman abdi
  • Visits: 426
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Laba Wariye Oo Ku Xidhan Caasimada Hargeysa Oo Saka La Filayey In La Horkeno Maxkamada Oo Dib U Dhigtay.

    Hargeysa(AFKA);Maxkamadda Magaalada Hargaysa ayaa maanta Loo Qorsheeyay in La Horkeeno Wariye Cabdimaalik Coldoon oo Waayadii Ugu Danbeeyay Ku xidhnaa magaalada hargaysa,waxaana la soo sheegayaa in Dib Loo Dhiga Keenistiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Maxkamadda Magaalada Hargaysa ayaa maanta Loo Qorsheeyay in La Horkeeno Wariye Cabdimaalik Coldoon oo Waayadii Ugu Danbeeyay Ku xidhnaa magaalada hargaysa,waxaana la soo sheegayaa in Dib Loo Dhiga Keenistiisa.

Wariyahan oo lagu eedeynayo in uu ku xad-gudbay jiritaanka Somaliland, ayaa maanta Laga Baajiyay maxkamada Hargeysa,lamana Cadayn Sababta Keentay

Xukuumadda Soomaaliland ayaa ku soo eedeeyay wariyaha in uu ka qeyb-galay olole siyaasadeed oo la xidhiidha doorashadii madaxweynaha Soomaaliya.

C/maalik Coldoon ayaa todobaad ka hor lagu xidhay garoonka diyaaradaha Hargeysa, kaddib markii uu ka tagay magaalada Muqdisho oo uu ku sugnaa markii ay dhaceysay doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa dhowaan sheegay in C/maalik Coldoon la soo taagi doono Maxkamad,


kaddib markii uu ku eedeeyay inuu ku xadgudbay qaranimada Somaliland,

 

Geesta kale Isaguna waxaan saaka maxkamadda la horkeenin Agaasimihii Star Tv maxamed baashe xaaji xasan oo isna ciidanka boolisku Soo xidheen laguna soo edeeyay sida uu sheegay Afhayeenka ciidanka booliska Somaliland Inuu waday kicin Dadwayne.


Contact@afkashacabka.com

Hargeysa/Office