Jamacada Golis Burco Oo Tababar Kor Lagu Qaadayo Xirfada Shaqo Ee Maamulayasha Dugsiyasa Sare Bilawday+Sawiro

0
Wednesday April 12, 2017 - 21:38:48 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 687
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jamacada Golis Burco Oo Tababar Kor Lagu Qaadayo Xirfada Shaqo Ee Maamulayasha Dugsiyasa Sare Bilawday+Sawiro

    Burco(AFKA);Jamacada Golis Farceeda Magalada Burco Ayaa Maanta Daah-Furtay Tobabar Kor Lagu Qaadayo Xirfada Aqooneed Ee In Ka Badan Lix Iyo Tobaban(16) Maamule Dugsi Sare Ee Magalada Burco Oo Socanayaa Muddo Laba Cisho Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(AFKA);Jamacada Golis Farceeda Magalada Burco Ayaa Maanta Daah-Furtay Tobabar Kor Lagu Qaadayo Xirfada Aqooneed Ee In Ka Badan Lix Iyo Tobaban(16) Maamule Dugsi Sare Ee Magalada Burco Oo Socanayaa Muddo Laba Cisho Ah.
Tobabarkani Oo Ah Mid Kor Lagu Qaadayo Xirfada Maamul Ee Hanaanka Hogamineed Ee Maamulayaasha Dugsiyada Sare Ee Magalada Burco ,Taasi Oo Ay Fulinta Iyo Qorshaheeduba Ay Lahayd Jamacada Golis Faraceeda Magalada Burco.
 
Tobabarkan Oo Ay Si Baladhan Usoo Dhaweyeen Maamulayashi Dugsiyada Sare Ee Tobabarka Ka Qayb Qadaanayay,Sido Kalena Ku Booriyay Jamacada Golis Kuna Tilmameen Inay Bilabeen Talaabo Wanagsan Oo Ku Daysho Mudan.

 
Masuulyinta Jamacada Golis Faraceeda Magalada Burco Ayaa Warbaahinta U Sharaxay Sababa Keenay Inay Tobabarkan U Furaan Maamulayaasha Dugsiyada Sare Ee Magalada Burco,Taasi Oo Ay Ku Tilmaameen Inay Jamacada Golis Ku Daadalayso Inay Hogaamiyasha Iskuulada Waxbarasho Ay Helaan Aqoon Korarsi La XIdhiidha Shaqada Ay u Hayaan Bulshada Togdheer.
 
Si Kastaba Ahaate Tobabarkan Ayaa Noqanayaa Ki Nociisa Ah Ee Loo Qabto Maamulayasha Dugsiyada Sare Ee Gobolka Togdheer.


Ayaanle Hassan Bii'em 
Afkashacabka.com
Burco/Office