Deg Deg;Madaxwayne Axmed Silaanyo Oo Caafis Siidayn U Fidiyay Samafale Abdilmaalig Muuse Coldoon

0
Thursday May 25, 2017 - 14:26:41 in by Ayaanle Hassan
  • Visits: 736
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg;Madaxwayne Axmed Silaanyo Oo Caafis Siidayn U Fidiyay Samafale Abdilmaalig Muuse Coldoon

    Hargeysa(AFKA);Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi Samafale Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu Xukumay Muddo Laba Sanno Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(AFKA);Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamud Silaanyo Ayaa Cafis U Fidayay Suxufi Samafale Abdimaalig Muuse Coldoon Oo Lagu Xukumay Muddo Laba Sanno Ah.
Suxufigan Oo Lagu Eedayay Inuu Ku Kacay Falal Ku Lid Ah Qaranka Somaliland Ayaa Ex Wasiir Geel Jire Oo Saaka Bogiisa Facbook Ku Leeyahay Ku Faafiyay Waraaqdii Lagu Cafiyay Abdi Maalig Muuse Coldoon
 
Ex Wasiir Geeljire Iyo Odayaal Ayaa Ka Mid Ahaa Shakhsiyaadkii Ka Shaqeeyay Cafiiska Samafale Abdimaalig Muuse Coldoon Geesta Kale Waxa Uu Isla Maanta U Helay Xoriyadiisi Oo Baanaanka Ayuu U Soo Baxay.